One Voice and One Target Is the Vision of Somaliland People, Division Do Not Make a Nation

    The national consultation conference announced by Somaliland political parties has been a hotly debated issue over the past months and became one of the most debated issues among the Somalilanders. It has caused political divisions, differences as well as massive chaos among the innocent peace-loving people of Somaliland. Neither government nor political parties are perfect…

    Read More

      HAMBALYO SHAQAALAHA WASAARADDA WARFAAFINTA WAANU IDINLA QABNAA CADAALADA IDIIN DHALATAY

       shaqaalaha ka mid yahay, oo muran ka dhex,socdo sarkaalkan labisan ee ka saaraya dayrka wasaarada, waa maxay sababta laygu saarayaa,miyaanan muwaadin shaqaale ah ahayn, adeerf anigu askari ayaan ahay waa amar maareeye ee ka baxa wasaarada, qaarkood waxay iyagoo baraad la, ayey isyidhaahdaan gal shaqadaadii askariga jooga albaabka idaacada ayaa u diida oo u sneega…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Xerogelinta Dibad-wareeggii Reer Awdal Libin Uga Dhigay Laba Wiil oo Uu Adeer u yahay

        Hargeysa:05-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa Soo Xerogelinta Wiilal Reer Awdal oo Dibad wareeg ahaa u Adeegsaday Laba Wiil oo ka soo Jeeda Beeshiisa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa wada Hadal muddo socday oo xukuumaddiisu kula jirtey Xubno reer Awdal ah oo  ka soo quustay Soomaaliweyntii gabalkeedu dhacay, ayaa  Gebagebadiisii libin uga dhigay Xubno ay isku jifo yihiin oo qaarkood…

        Read More

        Man United oo Gabalkeedii Sii Dhacayo Markii Everton 1-0 Ku Dubatey (DAAWO) Maxaase Si Ka Ah? (By Jaahuur)

        London-Trafford Stadium-04-Dec-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa Naadiga facaweyn ee Man United oo naayadii yar-yaraa u miliqsanayaan,kaalinta 9-na kaga jirta horyaalka Ingiriiska Premier League Maxaase si ka ah? Aalaaba naadiyada facaweyn marka ay la soo gudbownaato guuldarooyin badan waxaa loo aaneynayaa is bedelada badan ee xagga maamulka,tababarayaasha iyo xagga ciyaartoydaba. Man United oo aay soo…

        Read More

          Open Letter: The Government Order to Block The Leaders of UCID Party to Visit Gabiley

          Ottawa, 04 Dec 2013 (SDN) -Somaliland Watch Group (SWG) a diaspora based group has written a letter to Somaliland government expressing concerns about government order to block the leaders of UCID party to visit Gabiley. The letter is addressed to Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silaanyo”.   To:  the President of Somaliland Republic From: Somaliland…

          Read More

            “ Waxaa dhab ah Dawladdeenani ilaa markii ay Kursiga ku fadhiistay inaanay wax nabad galyada wax yeelaya mooyee aanay waxba u tarin, laba dibble ayaa looga hayaa. Maxaa ka makhraati ah? Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka Xasan Guurre Jaamac ayaa Xukumadda uu Madaxweyne Silaanyo hogaamiyo ku dhaliilay Xadhiga Shalay ay kula kacday weriyeyaal Mudaharaad dhigayay iyo horjoogsiga Wefti Musharaxa Madaxweynaha Ucid hogaaminayay oo loo diiday in Gabiley uu galo. Waxa uu Hogaamiyaha Somaliland kula taliyay inaanu marin dariiqii uu Siyaad Barre…

            Read More

              “Anigu amarkan waxaan u maleynayaa inuu ka soo baxay kijinka madaxtooyada Somaliland xukuumadu ha cadeyso inay gabiley ka tirsan tahay Somaliland iyo inay” Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha Maaliyada Ucid Sawiro

              Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)-Musharax madaxweyne mino ee xisbiga ucid aqoonyahan Jamaal cali xuseen iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ciidanka boolisku ku joojiyeen kaantaroolka cabula, waxaan ciidanka boolisku u sheegeen inay iyagu amar haystaan taliyaha qaybta gobolka gabiley oo ay weheliyan taliyeyaash kala duwn ee saldhigyda gobolka gabiley. Jamaal cali xuseen oo warbaahinta saaka halkaasi…

              Read More

                “Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Cabudhinta Saxaafada,iyo Hakinta Socdaalka Madaxda Xisbiga Ucid ay ku tagayeen Gobolka Gebilay” {DHAGAYSO}

                Hargaysa 04.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u Canbaareeyay Maanta falalka ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo kula Kacday Saxafiyiin  Maalintii Shalay u Muujinayay Banaan bax Salmi ah oo ay kaga soo Horjeedaan Gabood falkii lagula Kacay Wargayska Hubaal. Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbigaas Mudane Axmed Muumin Seed iyo Xoghayaha Warfaafinta…

                Read More

                  Somaliland Minister of Information, Abdullahi Mohamed Dahir has known into public the mother of all corruptions‏

                  To the attention of website administrators. Kindly disregard my old article related to corruption and publish this one. Thanks.    Corruption means the state of being bad and dishonest, especially in matters concerning money. It creates a very impact to the country’s education, occupation, living style and mostly the humanity. Corruption is both a major cause…

                  Read More

                    Jawaab ku wajahan maqaal duraayey Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid oo 1/12/13 ku soo baxey mareegaha qaarkood gaar ahaan Gabileynews

                    Waxaan leeyahay labada nin  ee beri hore xilkii gudoomiye iyo xilkii gudoomiye ku xigeen ee gobolka  Gebiley  laga qaadey markii ay ka soo bixi-waayeen shaqadii loo igmadey ” falaadhi gil-gilasho idin-kama-godo” waxaanu aad iyo aad uga xunahay in aad ummadda tusteen hab-dhaqankiina xun ee ay ka sayid caleysey kana muuqato calool-xumo, milil iyo caabuq-aar-goosi ah…

                    Read More

                      RA’IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA QOFKA NOQONAAYA WAA IN UU SI FIICAN U YAQAAN LUQADDA CARABIGA

                      Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaliya waxay Kalsoonida kala Noqdeen Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saaciid) . Haddaba Madaxweyna Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa laga sugaaya waa Ra’iisal Wasaare oo Cusub in uu soo Magacaabo. Dastuurka Soomaaliya ee wuxuu leeyahay Qodobkiisa 98 ee lambarkiisa :1- Qofka Qabanaya Xilka Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha iyo…

                      Read More

                        Xarunta Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Saddex Sano ka dib Shalay Madaxweyne Siilaanyo Looga Dhigay Mid Shaqeeya

                        Hargeysa:04-Dec-2013(SDN)-Waxa Muddo saddex sano ka badan oo uu Magacownaa markii ugu horraysay si Rasmi ah Albaabada Loo furay Xafiiska Guddida qandaraasyada Qaranka eek u dhex yaalla Dhismaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. Xafiiskan oo inta badan iska xidhan wax shaqo ahina aanay haba yaraatee ka soconin, ayaa Shalay  u ekaa Xafiis shaqo ka dib markii Madaxda Xafiisku…

                        Read More

                          SWCN Presents: Promoting Security of Somali women: Give Rights, Gain Justice‏

                          Dear Supporters and members, Somali Women’s Circle Network (SWCN) invites you to join us for our upcoming event entitled “Promoting Security of Somali women: Give rights, Gain justice.” This event will be held on Saturday December 7 at 5:00-10:00 pm at Ben Franklin Place (Council Chamber). Please see the attached flyer and kindly share widely with your networks. Our guest…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay wax ka qabasho la’aanta dagaalka Taleex {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Xukumadda Siillanyo ku eedeyey in Dalkii dhamaa ee lagu aaminay ay kaga mashquushay Siddii ay Xisbiyada Mucaaridka Taako ugu dhigi lahayd, Waxa kale oo uu xusay in Xukumadu tahlikariwayday in ay Jawaab ka bixiso Farro galinta maamul goboleedka Puntland ay ku sameysay Xuduuda Somaliland…

                            Read More

                              Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada adduunka oo hargaysa lagu qabtay iyo Madaxweynaha oo ka qayb galay

                              Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jsl. Md. Axmed Maxamed Maxamuud  ayaa maanta ka qaybgalay  munaasabad  balaadhan oo dalada ururada Naafada ee somaliland kaga qayb qaadanayaan xuska maalinta  naafada aduunka oo lagu qabtay magaalada Hargaysa ,  taas oo ay ka  qaybgaleen xubno ka tirsan Golaha wasiirada ,xildhibaano, madaxda ururada naafada , hay’daha la shaqeeya iyo martisharaf kale. Gudoomiyaha  Dalada ay ku midoobeen ururada…

                              Read More