Wefti balaadhan oo ka soo degay Madaarka Berbera iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay {DAAWO}

    Berbera 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta Madaarka magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Wafti ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay, iyo Madax ka tirsan Wadamada Reer galbeed, Kuwaas oo Soo Booqday saldhiga Ciidanka Bada iyo xarunta kaluumaysiga e Berbera. Waftigan ayaa ka Koobnaa ilaa iyo Labaaatan Xubnood…

    Read More

      Xubno Wasiiro ah oo u Kicitimay Kenya oo ay Qaadhaan bixiyeyaasha kulan kula leeyihiin iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo ka hadlay {DHAGAYSO}

      Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha Wasaarada Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa maanta u kicitimay Wadanka Kenya oo ay Shir kula leeyihiin Qaadhaan bixiyeyaasha . Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Warbaahinta ugu Warmayay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ayaa Sheegay in Shirkani daba Socdo…

      Read More

        “Waxaa la isku afgartay in la iska kaashado dhinacyada amniga,isu socodka,Ganacsiga” Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Waftigii ka socday dalka Kenya ee booqashada  ku joogay dalka  ayaa maanta ka dhoofay madaarka caalamiga ah ee Cigaal international air port ee magaalada hargaysa ka  dib markii ay dhamaysteen booqashadii rasmiga ahayd ee ay ku joogeen dalka mudadii  sedexda maalmood ahayd. Waftigan oo ka koobnaa sagaal xubnood ayaa mudadii ay…

        Read More

        Xulka Nigeria Ayaa Ku Guuleystey Under-17 World Cup Markii Aay 3-0 Ku Mijixaabisey Xulka Mexico.(By Jaahuur)

        Mohammed Bin Zayed Stadium-Abu Dhabi-Nov-09-2013-(SDN)-Asxaabtay qodabadeena ciyaaraha waxynu maanta ula ambabaxaynaa xagaa iyo Abu Dhabi oo lagu soo gagabeeyey Under-17 World Cup. Waxaa galabta oo Jimco ah Nov-08-2013 lagu soo khatimay garoonka bilicdasan ee Mohammed Bin Zayed Stadium ee Abu Dhabi  ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Under-17 World Cup,waxaana foodda isla galey Nigeria iyo Mexico….

        Read More

          Qaraxii Xalay Ka Dhacay Muqdisho Oo Uu Ku Dhintay sii hayihii safaaradd UK iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

          Muqdisho:9-Nov-2013 (SDN)- Dowladda  Federalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ka hadashay qaraxa  Xalay ka dhacay Hotelka Makah Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka arrimaha Gudaha iyo amniga Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ilaa afar qof 15 kalena ay ku dhaawacmeen. Wasiirka waxaa kaloo u sheegay in gacanta…

          Read More

            Wasiir Biixi Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Dib u Dhaca Ku Yimi Shirkii Somaliland VS Somalia Oo Maalintii Shalay Loo Ballansanaa

            Hargeysa:9-Nov-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa markii ugu Horraysay Ka Warramay Sababta Keentay inuu Dib u dhaco Shirkii lagu waday inuu Maalintii shalay Dalalka Somalia iyo Somaliland ugu Bilaabmo Magaalada Ankara ee Waddanka Turkiga. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis oo aanu Habeenkii Xalay Waraysi  Gaar ah Siiyey qaar ka mid ah Warbaahinta  ayaa…

            Read More

              War degdeg ah: Weerar caawa lagu qaaday Xabsiga Boosaaso, saraakiil iyo Askar Puntland laga dilay, Maxaabiis la sii daayay iyo wararkii u dambeeyay

              Boosaaso Nov.9 2013 (SDN)- Koox dablay ah ayaa caawa weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee magaalada dekedda ah ee Boosaaso, kaasoo sababay khasaare culus. Siday sheegayaan wararka naga soo gaadhaya Boosaaso, koox dablay ah ayaa caawa weerar ku qaaday Xabsiga wayn ee magaaladaas oo lagu magacaabo Gaal-shire, iyadoo dagaal saacad ka badani socday uu halkaas…

              Read More

                Somaliland Backs Call to Suspend ICC Cases Against Kenyan and Sudanese Leaders

                Hargeisa, Nov 09, 2013 (SDN) -Somaliland government has thrown its weight behind an African bid to suspend International Criminal Court (ICC) crimes against humanity case against presidents of Kenya and Sudan. Somaliland’s Foreign Minister and International Cooperation Mr. Mohamed Bihi Yonis speaking to the media after president’s meeting with Kenyan delegation told that President Ahmed…

                Read More

                  “Halkan Waxaan ka balanqaadayaa Cidkasta oo si Xalaal ah Xisbiga Gudihiisa iigaga Guulaysata Jago kasta oo loo Tartamo ka dhisi doona ayaan ahay” Dardaarankii Wasiir Saamaale {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 08.Nov 2013 (SDN)- “Qof kastoo Tartan naga Dhaxeeyo,oo Saaxiibtimo naga dhaxayso inaan si Walaal tinimo u tartano ayaan diyaar u ahay,oo kaayaga Badiya la dhiso,Waxaan ahaa Aasaasayaashii Xisbiga Kulmiye balse waxaan Maanta idiin Cadaynayaa in dad badan oo Xisbiga ku soo biiray oo Qaarkood Magac ku dhex leeyihiin inaanu simanahay” Weedhahan waxaa dhawr bilood…

                  Read More

                    Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Dhabarka Ka Jabiyey Qaddiyadda Goonni Isu Taagga, Wakiillona u Dirsaday Shir Xamar Loogu Qabanayo Soomaaliya

                    Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)-Masuuliyiinta Caafimaadka Somaliland, ayaa dhabarka ka jabiyey Gooni-isu taagga iyo madax-bannaanida Somaliland ee  Nafta iyo Maalka tirada Badan loo Soo Huray. Masuuliyiinta ayaa sida ay sheegayaan Ilo-wareedyo Lagu Kalsoonyahay oo aanu Helnay Magaalada Xamar ee Caasimadda Somaliya u dirtay Wakiillo u matala shir Qaran oo Xukuumadda Somaliya Gadh-wadeen ka tahay, kaas oo lagu Tilmaamay inay…

                    Read More

                      The current Somali-land government has attained successive achievements, but the Department of statics and census in the planning ministry has scored successive steps backward.‏

                      The census is one of the most important undertakings in the country. It is important for you, your family, your parents and children, your local community, your county, your region, your districts and our villages.The Census is a unique event – it tells us who we are, when each and every one of us gets…

                      Read More

                        Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo Sharci daro ku Tilmaamay Shirka ay ku baaqeen Axsaabta Mucaaridka ah {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 07.Nov 2013 (SDN)-Gudoomiye ku xigeenka Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Nac  ayaa ku tilmaamay talaabo aan Sharciga Meelna ka soo gelin shirka Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku dhawaaqeen inay qabanayaan. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo ka Mid ah Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye…

                        Read More

                          Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid Soo Xuleen oo Kulankoodi 1aad Yeeshay {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 07.Nov 2013 (SDN)- Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha Qaran ee ay Mudooyinkii u danbeeyayba labada Xisbi Mucaarid ku hawlanaayeen ayaa Maanta yeeshay Kulankoodi 1aad isla markaana ku doortay Hogaanka Gudidan oo ay Gudoomiye u doorteen Prof Maxamed Cismaan Fadal halka ay ku Xigeenkiisana u doorteen Marwo Faadumo Siciid Ibraahin. Gudidan ayaa Warbaahinta u Sheegay in…

                          Read More

                          Barcelona oo 3-1 Ku Sagootisey Ac Milan.(By Jaahuur)

                          Camp Nou-Barcelona-Nov-07-2013-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo Spain,Ac Milan iyo Barcelona oo isku bas beeley. Ciyaartan oo ka tirsaneyd Champion League xurgufo badana ka dhaxeysey labadan naadi ayaa galabta oo Arbaco ah foodda isla galey. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne cagacageynaya 70,ooo iyo dabcan tageerayaasha waraabowga qaba…

                          Read More

                            Madaxweynaha Djibouti oo Xabsiga Dhigay Xaqlaha Shirkadda Oomaar Ee Dhalasho Ahaan Kasoo Jeedda Somalialnd

                            Djibouti:7-Nov-2013(SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyaha ahna Mulkiilaha Shirkadda Ganacsiga ee Oomaar Trading Co. Ganacsade Jaamac Oomar Seed oo Ka mid ah Tujaarta ugu waaweyn Dalalka Somalialnd iyo Djibouti.    Ciidammada Jandarmaariiga loo yaqaan ee dawladda Jabuuti ay Ganacsade Jaamac Oomaar Gurigiisa ka soo qabteen Maalintii axaddii iyaga oo Ku xidhay…

                            Read More