Nuxurka Khudbada uu Wasiirka Madaxtooyadu ka Jeediyay Magaalada Ceerigaabo {DHAGAYSO}
Ceerigaabo 15.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Hogaaminaya Wefti ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Shacabka ku dhaqan Magaaladaasi kala qayb galay Tukashada Salaada Ciidul Adxa. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi oo hadal ka Jeediyay Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Daalo ayaa ka waramay ahmiyada balaadhan ee ay dalka iyo dadkaba u leedahay…
