waa kuma ninka naga dagaal batay, waa kuma rasaasta nagu taallaa ninkay ku taallaa, waa kuma waxanu soo maray ninka soo maray ee annaga na canaananayaa, Hasoo Baxo” Muuse Biixi

    Hargeysa:18-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa mujaahidiintii u soo Halgantay somaliland u soo jeediyey inay iska  illaawaan cabashada iyo  calaacalka ku saabsan xuquuqda ka maqan ee ay tebayaan. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo Maalintii shalay ka Hadlayey madal ay xukuumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ku keliyeysteen oo lagu xusayey Maalintii shuhadada…

    Read More

      Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan Calankii Somaliya Dawasho wacan

      London 18Oct13(SDN) Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan dhago ku sawiran yahay Calankii Somaliya Dawasho wacan halkan kaa daawo iyo fananada Hodan Cabdiraxmaan oo gashan dhagaha oo ku sawiran yahay calankii soomaliya iyo heesta oo aan…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Hadlay Tabashada Mujaahidiintii SNM {DHAGAYSO}

        Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana uu muujaahidiinta tabashada qaba kula taliyey inay samir yeeshaan, waxana uu carrabaabay inaanu madaxweyne siilaanyo aqbalaynin in mujaahidiintii ay halganka soo wada galeen qaar ka mid ahi maanta darxumo qabaan, waxana uu sheegay inay jiraan baahiyo kala duwan oo lagaga mashquulay  wax u qabashada…

        Read More

          Wasiirka Waxbarashada oo Daboolka ka qaaday inay Mujaahidiintii SNM ugu deeqi doonaan 5 Kun oo dolllar oo sanduuq loogu samaynayo {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirrada wasaaradaha waxbarashada iyo Warfaafinta iyo wacyigelinta ayaa ka hadlay xuska maalinta shuhadada SNM waxana ay wasiir samsam cabdi aadan halkaas kaga dhawaaqday inay sanduuqa mujaahidiinta SNM ugu deeqi doonto $5000 Dollar si  wax loogu qabto mujaahidiinta dhaawaca ah ee  la jiifa diiftii ka soo gaadhay daqaaladii qadhaadhaa ay dalkan u…

          Read More

            Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Tilmaamay Taariikhda Maalinta Shuhadada ee 17 October {DHAGAYSO}

            Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee omaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Burco Duuray oo uu ka dhacay dagaalkii dhex maray Xoogagii SNM iyo Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad bare inuu ahaa kii u horeeyay ee ay si foolka fool ah isaga hor yimaadaan…

            Read More

              Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Marxuum Ismaciil Axmed Janbiir oo ka mid ahaa Ciyaartoogii GWG oo ku Geeriyoday London

              INAALILAAHI WA INA ILEEYHUN RAJICUUN ANIGOO AH Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk  waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Marxuum Ismaciil Axmed Janbiir oo ka mid ahaa Ciyaartoogii GWG oo ku Geeriyoday London  geridu  waa xaq waxana tacsi uga diyaraynaa dhamaan   reer Ahmed Jambiir Suldan mel walba oy ka joogan aduunka kana tacsiyaday namaa  geerida…

              Read More

                Tacsi:C/RAXMAAN ALI CADAANI[BASALO] OO KUHADLAAYA MAGACA CIYAARTOOYGA GWG HARGEYSA MEELKASTA OOY KALAJOGAANBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN WALAALKOOD [ ISMACIIL AXMED JANBIIR ciyaartogii kubada kolayga ] OO MAANTA KU GEERIYOODAY

                INAALILAAHI WA INA ILEEYHUN RAJICUUN ANIGOO AH C/RAXMAAN ALI CADAANI[BASALO] OO KUHADLAAYA MAGACA CIYAARTOOYGA GWG HARGEYSA MEELKASTA OOY KALAJOGAANBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN WALAALKOOD [ ISMACIIL AXMED JANBIIR ] OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON IN ILAAHAY JANATUL FARDOWSA GEEYO DHAMAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU KABAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN KASIIYO AMIIN YA RABI 1…

                Read More

                  “carruurta dhegoweyne Maanta dirqi Baa fee-ga lagaga bixiyaa, Halka kuwii dadka iibin jirey maanta Land Cruser-ada ugu cad cad iyo Guryaha ugu waaweyn ku jiraan” Sheekh Aadan Siiro

                  Hargeysa:17-Oct-2013 (SDN.)-Sheekh Aadan Aadan Maxamuud Xiirey (aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer somaliland ayaa xukuumadda somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud  siilaanyo u soo jeediyey waanooyin iyo iyo wax u sheeg dhaxal gal ah oo dad badani soo dhaweeyeen. Sheekh Aadan oo la hadlayey dadweyne Gudanayey waajibaadka…

                  Read More

                    Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Margatay Magaca Maalin Qaali Ku ah Quluubta Shucuubteeda

                    Hargeysa:17-Oct-2013(SDN)-Madaxtooyada somaliland ayaa taariikhda Markii ugu horraysay si kale u dhigtay magaca maalin ka mid ah maalmihii ugu qaalisanaa taariikhda raggii keenay Dawladnimada maanta la hadhsanayo. 17-ka October oo guud ahaanba shacabka reer somaliland si weyn u qiimeeyo, ayaa haddana waxa sidii saxda ahayd ee magacu ahaa baal maray Qoraal loogu talo galay in loogu…

                    Read More

                      President Silanyo Faces the Wrath of the Opposition for Extending the Term of NPPR&VC

                      Hargeisa, Oct 17, 2013 (SDN) -President Silanyo’s decision to extend the term of the national political parties registration and verification committee (NPPR&VC) by an extra two years has triggered the opposition leaders to condemn president Silanyo’s decision. Chairman of Justice and Welfare party (UCID) Eng. Faisal Ali Warabe and parliamentarian Ibrahim Jama Rayte and Mr….

                      Read More

                        “Waxanu u Aragnaa Inaanu Madaxweynuhu Aanu Awood uu Sharciga Ku ilaaliyo lahayn Oo marba wixii dad isaga isticmaalayaa…….”Eng. Faysal cali waraabe.

                        Hargeysa:16-0ct-2013(SDN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.FaysalCali Waraabe  ayaa si weyn uga soo horjeestay   muddo kordhinta uu madaxweyne Siilaanyo dhawaan u sameeyey Guddida Diiwaangelinta iyo Axsaabta qaranka oo wakhtigoodii uu dhacay. Eng. Faysal cali waraabe oo u warramay qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa tilmaamay inaanay Haboonayn in madaxweyne Siilaanyo isaga oo aan cidna…

                        Read More

                          Fanaanada Nimco degan iyo Cabdikarim Ras iyo wacdarahii Ciida iyo Tvga Universal Barnaamijka Ciida iyo Heestii Qudhacdheer Dawasho Wacan

                          London 16Oct13(SDN)Fanaanada Nimco degan iyo Cabdikarim Raas iyo wacdarahii Ciida iyo Tvga Universal TV Barnaamijka Ciida iyo Heestii Qudhacdheer oo markii u horaysay u qaado xaafada qudheecdheer Fanaanka ahna Abwaanka Cabdikariim Raas ee marwadiisa ka soo jeedo iyo shekadii dhex maratay Xaaskiisa Dawasho Wacan

                          Read More

                            Sirdoonka Maraykanka Oo Baahiyey Liiska 10-Hoggaamiye Ee Reer Galbeedku Ka Baqaan Iyo Godane Oo Ka Dhex Muuqda

                            Washington:16-Oct-2013 (SDN)- ciidamada Sirdoonka Waddanka Maraykanka, ayaa baahiyey liiska Tobanka Hoggaamiye ee Cabsida ugu weyn ku haya wadamada reer Galbeedka. Tobankan Hoggaamiye ayaa ah Muslimiin ka soo horjeeda siyaasadda maraykan maanta dunida ku hoggaamiyo, waxana ay kooxdan la faafiyey ku caan baxeen colaadda gaamurtay ee ay u qabaan dawladda maraykanka. Tobanka wiil ee maraykanka seexan…

                            Read More

                              Dawlada Kenya oo u qoondaysay lacag malaayin ah sidii ay ugu qancin lahayd dawlada UK inaan Miirooga laga joojin UK

                              London Oct 16,2013(SDN)-Sida aan ka soo xigtay wargeyska Standard ee Kenya. Ila  iyo intii ay dawlada Uk, ku dhawaaqday inay joojinayso Qaadka la keeno  Uk oo ahayd bishii July 3deedi. Waxa jiray olale xoogan oo ka bilaabatay dalka Kenya  khaasatan gobolka uu qaadku ka baxa oo loo yaqaan Miiro County, waxanay  ka tashanayeen sidii ay…

                              Read More

                                DAAWO:Madaxweynihii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo tiro wasiiro ah oo Salaadii Ciida la tukaday reer Boorama

                                Boorama Oct 15,2013(SDN)-Madaxwenihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin iyo xubno ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa manta salaadii Ciida kula tukaday ummada reer Boorama msjidul caamka caasimada Gobolka Awdal. Halkan Hoose ka daawo khudbadihii kala duwanaa ee madashaasi laga jeediyay iyo sidii quruxda badneyd ee ay reer Boorama manta ku ciideen.   Halkan…

                                Read More