Wasiir cukuse oo shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha TV-ga Qaranka, Farriimo Guul-wade-nimo ahna Dhegaha ugu shubay

    Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda war-faafinta  Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse) ayaa maalintii shalay  shir al-baabadu u xidhan yihiin la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha Tv-ga qaranka. Kulankan oo loogu magac daray  dardar gelinta hawlaha Telefishanka qaranka, ayaa waxa wasiirka ku wehelinayey badiba shaqaalaha lagu tuhmo inay u faro dhuudhuuban yihiin ama u dhago nugul…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Suldaan Siciid Sul. Cabdisalaan iyo Nuxurka waxyaabihii ay ka wada Hadleen

      Hargeysa:4-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Habeen Hore qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Bariga Gobolka Sanaag Sul. Siciid Sul. Cabdisalaan. Waftigan uu Suldaanku Hoggaaminayo, ayaa ay ka mid ahaayeen Salaaddiin,cuqaal, siyaasiyiin iyo wax-garad ka soo jeeda Beesha Bariga Gobolka Sanaag, iyadoo aanu jirin wax war rasmi…

      Read More

        Safiirka Soomaliya u Fadhiyi Doona wadankan Britain oo Hawshisii si rasmiya U bilaabi donaa iyo qurbejoog oo kulankii u horeyey la qadatay

        london 03Sep13(SDN) Safiirka Soomaliya u fadhiyi doona wadankan uk  Dr. C/llaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa dhawaan bilaabi doona shaqadiisii safiir nimo isaga oo dhawan soo gadhay wadankan Uk , shabakada wararka ee qurbejoog.com oo goob joog ka ahayd huteelka uu ka dagan yahay safiirku isaga oo u waramaya saxafada qayb ka mida ayaa waxa uu sheegay…

        Read More

          “Kumaan Amrin Warbaahinta Gobolka Gebilay inay Wararkooda inta aanay baahin isoo Mariyaan” Gudoomiyaha Gebilay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Gebiley Md Yuusuf Ibraahin  Geeddi ayaa  maanta  sheegay inay hadda gacanta ku hayaan dib u furistii gegida diyaaradaha ee Magaalada kalabaydh, qalabkii lagaga shaqayn lahaana uu u soo socdo. Gudoomiyaha gobolka Gebiley Yuusuf Ibraahin Geedi  waxa kale oo uu beeniyey inuu ku amray warbaahinta gobolka ka hawlgasha inay soo…

          Read More

            “Korodhka Miisaaniyada 2014 Kuma Jiraan Shaqaale badani inay Galaan ama ka dhex Muuqdaan Balse..” Wasiirka Maaliyada Somaliland {DHAGAYSO}

            Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Sheegay In Miisaaniyada Xukuumada ee Sannadkan aynu ku Guda Jirno ee 2013 ay dhamayd 125 Milyan,Waxaanu Xusay inay weli ku Hawlan yihiin sidii ay u dejin lahaayeen Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee sannadkan soo socda. Wasiirka Maaliyadu waxaa kale oo uu…

            Read More

              Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Beeniyey in lagala Goostay Baabuur Tigniko ah

              Ceerigaabo:3-sep-2013(SDN)-Saraakiil  Sar sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa beeniyay warar sheegayay in Gaadiid Tikniko ah iyo Ciidankii watay-ba ay ka goosteen, isla markaana u galeen Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.   Sidoo kale saraakiisha ayaa tilmaamay inuu warkaasi ahaa been abuur ay qaar ka mid ah warbaahintu hubsiimo la’aan ku baahiyeen. Maxamed Cabdiraxmaan Cali …

              Read More

                DHEGEYSO:wasiirka duulista iyo hawada oo ka hadlay imaatinka diyaaradii labaad ee soo fadhiisata madaarka caasimada Hargeysa

                Hargeysa Sept 03,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa khudbad uu maanta jeediyay waxa uu uga waramay duulimaadkii labaad ee soo gaara madaarka magaalada Hargeysa. Duulimaadyada madaarka caasimada ayaa haatan u muuqda in ay caadi ku so noqonayaan ka dib kolkii uu madaarku dayactir u xiraa mudo dheer,DHEGEYSO [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiiirDaalo2(1).mp3″] HALAKAN MOBILKA…

                Read More

                  “Waxaa Qorshaha Miisaaniyada Sannadkan noogu Jira inaanu Kordhino Mushaharka Shaqaalaha Dawlada” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYS0}

                  Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Sheegay in Mudadii ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo hogaaminaysay uu Kor kac balaadhani ku Yimid Miisaaniyada Qaranka taasina  ay tahay ta Suuro gelisay in Shaqaalaha dawlada iyo Ciidamada kala duwan loo kordhiyo Mushahaarooyinkii ay qaadan Jireen. Wasiirka Maaliyada ee Somaliland waxaa…

                  Read More

                    Wasiir CV-giisa ku soo darsaday xil uu ka hayn jirey maamulka Puntland oo muran ka dhex dhaliyey xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland

                    Hargeysa:2-Sep-2013(SDN)-Maalintii shalay waxa Golaha wakiillada Somaliland lagu ansixinayey in ka badan Siddeed wasiir oo ka mid ah Wasiirradii dhawaan madaxweyne Siilaanyo degreetada ku magacaabay.   Wakhtigii ansixinta wasiirradan oo sida sharcigu qabo ay xoghaynta Golaha waajib ku tahay inuu masuul kasta akhriyo Dekreetada madaxweynuhu ku magacaabay oo ay ku lifaaqan tahay  CV-giisa Aqooneed iyo ka…

                    Read More

                      Heshiiska Jubba, Mise Jubbaland?!

                      Sideedaba, xal u raadin dhibaato jirta ama heshiisna laga gaaro colaad iyo muran socda, ha noqdo mid u dhexeeya labo shakhsi, kooxo is hay, mid ka taagan bulso dhexdeed ama gaarsiisan heer dowladeed, waa arrin lagu farxo oo mudan inla la soo dhaweeyo madaama heeshiisku keenayo inla gudbo mashaakil, laguna tilaabsado isaf-garad, nabad iyo horumar….

                      Read More

                        Wasiirka Deegaanka oo Cod dheer kaga Digtay Waxyeelo ku Timaada deegaanka,Iftiimisayna Sharci ay soo wadaan {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa si faah faahsan uga Warantay Dhibaatooyinka dadku Gacmahooda ku dhaliyaan ee Saamaynta Culus ku Yeeshay Deegaanka iyadoo Xustay in hadii aan la helin Sharci adkaynaya in Waxyeelo loo gaysto Deegaanka ay taas badalkeeda Dhulkeenu noqon doono Mid Nabaad…

                        Read More

                          Wasiirka Kalluumaysiga oo ka hadlay duruufaha deriska la ah Kalluumaysatada iyo doorka waxqabad ee wasaaradiisa {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 01.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda kaluumaysiga Md Cali jaamac Faarax Ayaa Sheegay in Xukuumad iyo Shacaba baahi weyn loo qabo sidii looga faa’iidaysan lahaa Khayraadka Ceegaaga Badaheena ee Kalluunku ka mid yahay kaas oo qayb wayn ka qaadanaysa sida uu Xusay Kobcinta Dhaqaalaha iyo Caafimaadka Bulshadaba. Wasiirkani waxa uu Cadeeyay in Siyaasada ay ku…

                          Read More

                            Wasiirka Cusub ee Wasaarada Biyaha oo Sharaxay Siduu dalku u heli lahaa Biyo ku filan {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN) Wasiirka wasaarada Biyaha Md Xuseen Axmed Cabdalle oo ka mid ah Xubnaha Wasiirada Cusub iyo Wasaaradaha ku soo Kordhay Dhismaha Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sheegay inay Xaliyeen hay’ado badan oo Joojiyay wada Shaqayntii ay la lahaayeen Wasaaaradan, Wasiirkani waxaa kale oo uu Xusay Siyaasada Cusub ee uu ku hagayo Wasaaradan uu…

                            Read More

                              “Indhaha caafimaadka qabaana way arkaan kuwa bukana waxaanu leenahay ilaahay shuushka ha ka qaado” Wasiirka Duulista {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib. Dayuuradan oo nooceedu yahay 737 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airline oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada…

                              Read More

                                Waa Maxay Shirka Qaran ee Beri Muqdisho ka Furmaya {DHAGAYSO} Wasiirka Amniga ee Somalia

                                Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdikariim Xasan Guuleed ayaa maanta daboolka ka qaaday in maalinimada beri ah uu furmi doono shirweyn qaran kaasi oo uu sheegay inay ka soo qayb galayaan dadweyne fara badan isla markaasna looga hadli doono waxyaabo ay ka mid yihiin federalismka,Dastuurka…

                                Read More

                                  Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan xubnaha xisbiga UCID Laantiisa UK, waxaan halkan Hambalyo uga diraynaa magacaabida Afhayeenka Guuda ee xisbiga UCID kaa soo loo magacaabay Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab,

                                    JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka mso-fareast-language: EN-GB”>UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Date: 01/09/2013 Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan xubnaha xisbiga UCID Laantiisa UK, waxaan halkan Hambalyo uga diraynaa magacaabida Afhayeenka Guuda ee xisbiga UCID kaa soo loo magacaabay Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab, Xisbiga UCID Laantiisa UK oo…

                                  Read More