Cumar Ibnu Khadaab : Hogaamiye bulshada u adeega

    Ottawa Sept 10,2013(SDN)-Akhristeyaal waxa aan halkan idiinku soo bandhigeynaa barmaajkii lixaad ee taxanihii “Dhacdo iyo Cibro”. Waa mawduuc aan ku soo bandhigayo hogaamintii Cumar Ibnu Khadaab. Waxa uu soo bandhigi arin muhiim ah oo looga baahanyahay hogaamiyaha wanaagsan. Barnaamijkan waxa inoo soo diyaariya inoona soo jeediya Sheekh Saciid Cali Axmed,DAAWASHO HABOON.

    Read More

      Xukuumada Jabuuti oo lagu wado in ay ooda ka rogto Culumaaudiin Xabsiga ay dhigtay

      Jabuuti Sept 10,2013(SDN)-Xog aanu ka helay ilo wareedyo ku dhawdhaw mucaaridka Jabuuti ee wadahadalka u dhexeeyo xukuumada Jabuuti ayaa sheegaya in Xukuumada Jabuuti ogolaatay in ay xabsiga ka sii deyso Culimo u xirxiran. Culimada ayaa ay xukuumadu ku eedeysay in ay ku biireen mucaaridka isla markaana ay ka qeybqaateen ololihii doorashooyinka ee dalka ka dhacay…

      Read More

        Dawlada Norway oo bixineysa mushaharooyinka Boqolaal ka mida shaqaalaha dawlada Soomaaliya iyo Cida lacagaha qeybineysa

        Oslo Sept 10,2013(SDN)-Dawlada dalka Norway ayaa bilowday bixinta mushaharooyinka boqolaal ka mid ah shaqaalaha dawlada Soomaaliya si gacan ay uga geysato tayeynta shaqaalaha dawlada. Eidsvoll Holmas wasiirka horumarka caalemiga ah ee Norway ayaa laga soo xigtay in Norway tilaabadan u qaaday si dawlada Soomaaliya kalsooni uga hesho dadkeeda. “Tilaabadan waxaanu u qaadnay in aanu dhiiri…

        Read More

          Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Maanta Lagu Wado inay Ku Dhawaaqdo Imtixaaankii shahaadiga ahaa ee Fasallada 8-aad iyo 4-aad

          Hargeysa:10-Sep-2013(SDN)-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa lagu wadaa inay saaka Oodda ka qaaddo Natiijada Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Fasallada 8-aad ee digsiyada Dhexe iyo 4-aad ee Dugsiyada sare. Natiijadan oo in muddo ah la sugayey, ayaa lagu wadaa inay wasaaraddu saaka oo Salaasa ah ku Dhawaaqdo natiijadiisa, iyadoo ay Arday aad u tiro badani dhawrayso natiijaddan, maadaama…

          Read More

            Nuxurka Kulan ay Yeesheen Gudiga Nabadgalyada ee Caasimada iyo Maayarka oo ka hadlay {DHAGAYSO}

            Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa Maanta Kulan la qaatay Gudiyada Nabadgalyada ee Degmooyinka Caasimada Hargaysa iyagoo ka wada hadlay Sidii loo Xoojin lahaa Xidhiidhka Wada Shaqayneed ee u dhexeeya. Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ahna Maayarka Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo halkaasi ka hadlay ayaa tilmaamay kaalinta…

            Read More

              Xisbiga Wadani oo dalbaday in dib u eegis lagu sameeyo Xeerka lagu soo Xulo Komiishanka Doorashooyinka {DHAGAYSO Afhayeenka Xisbigaas}

              Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ayaa soo jeediyay in dib u eegis lagu sameeyo xeerka lagu soo xulo Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, taas oo uu sheegay inuu Sharcigu dhigayo Afhayeenka oo maanta Waraysi siiyay Telefishanka Somalia Channel Waxa uu sidoo kale xusay in Xeerarka iyo…

              Read More

                Wasiirka Beeraha oo ka Hadlay Dhir iyo Siidh Cusub oo Wax soo saarka dalaga ah {DHAGAYSO}

                Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta kala wareegay Har’adda Life International siidh iyo dhir dalka aan oolin si loogu sameeyo heer lagu Tijaabinayo inay dalka ka bixi karto iyo In kale. Dhirtan iyo siidhkan ayaa tijaabadooda lagu sanayn doonaa dhamaan gobolada iyo Degmooyyinka somaliland si loo ogaado…

                Read More

                  Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Su’aalo Warbaahinta u Mariyay Wasiirka Madaxtooyada iyo Baaq uu u diray Shirgudoonka (DHAGAYSO)

                  Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa saxaafadda u akhriyey su’aalo  uu la damacsanayaa wasiirka wasaaradda Madaxtooyada somaliland oo uu sheegay inuu  u waayey wakhti uu ku waydiiyo ka markii wasiirku kulanka ka soo xaadiray xilli aad  udambeeya. Wasiir xirsi oo maanta mar labaad toddobaad gudihii hor yimi…

                  Read More

                    Wasiirka Madaxtooyada oo Mar kale Maanta Hortagay Golaha Wakiilada iyo Qadiyada Wadooyinka {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta Mar labaad hor tagay Golaha Wakiilada ee Somaliland isla markaana faah faahin ka siiyay Mudanayaasha Dayac Tirka iyo Dhismayaasha Wadooyinka . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Waxa uu Wasiirku Tilmaamay in…

                    Read More

                      Diyaaradda Ethiopia Airline Oo Ka Cago –jiidaysa inay ka duusho Garoonka Hargeysa iyo mudaharaad ay sameeyeen rakaabkeedii

                      Hargeysa:9-Sep-2013 (SDN)- Shirkada Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline ayaa maalintii shalay diidday inay soo cago dhigato garoonka dhawaan casriyeynta lagu sameeyey ee Hargeysa, taas oo keentay dhibaato ku timaadda dadkii rakaabka ahaa ee raaci lahaa. Xafiiska ay diyaaraddu ku leedahay magaalada Hargeysa ayaa ku wargeliyey dadka rakaabka ah ee raaci lahaa inay diyaaraddii Go’aansatay inay cago-dhigato…

                      Read More

                        xasan ciise iyo faysal iyo Raggii dawladda ku soo tabcay yaanay dar jiidhin oo sida Dhallinyarada Suuqa Joogta yey u Hadline…………” Xaaji Cabdi waraabe

                          Hargeysa:9-Sep-2013 (SDN)-Xaaji Cabdiwaraabe oo ka tirsan Odayaasha ugu da’da weyn reer Somaliland kana tirsan xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay mucaaradadda ay banbaxeex Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku.   Xaajiga oo maalintii shalay ka hadlayey munaasibad lagu furayey Dugsi Kaafi oo laga hirgeliyey magaalada Hargeysa, ayaa xubnahan Madasha wada-tashiga si…

                        Read More

                          “Waa inaad astaan u Noqotaan Haybada Ciidamada,Isla markaana aad si Cadaalad ah u baadhaan Kiisaska idin soo mara” {DHAGAYSO} Taliye fadal

                          Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Tababar ugu farmay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska ee Somaliland waxaana furay Taliyaha ciidanka booliska JSL Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan. Saraakiisha Tababarka loo furay oo Tiradood dhamayd Todobaatan Sarkaal ayaa Mudada uu Socdo waxa ay ku qaadan doonaan Duruus la xidhiidha Xeerarka kala duwan ee Baadhista…

                          Read More

                            Qaadka iyo raadka dhaqaale uu ku leeyhay dalalka Somalidu degan ama Somaliweyn oo dhan iyo sida ay uga faaiidaysteen dawladaha Ethiopia iyo Kenya

                            Waxa imika  dhamaaday wiigii faraxada laha ee lagu dhawaaqay in Qaadka gebi ahaanba  laga joojinaayo UK oo ku beegnayd maalintii Arbacada ee Bisha 3dii July  2013, iyadoo bahwaynta u olaylaysa joojinta Qaadka oo ay ka mid yihin  raga sida Abukar Awale , Mohamed Ibrahim iyo MP Mr. Larcaster ay kolay  hadda ku hawlan yihiin sidii…

                            Read More

                            Is Reeb-Reebkii Qaaradda Afrika ee Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Qaarna Ay Rajo Leeyihiin Kuna Ay Ka Huleeleen.By Jaahuur

                            Afrika-Sep-09                       -2013-qurbejoog.com-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaa iyo qaaradda Afrika uu ka socdo is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee Aduunka ee ka dhici doona dalka Brazil 2014. Haddaba xulka qaranka ee Masar ayaa ugu cad-cad wadamada Afrrika u matali doona walow ay la walbahaarsanyihiin siyaasad xumo,iyo mudaharayaado aan kala joosi lahayn. Akhyaartay bal…

                            Read More

                              Muxuu Madaxweyne Siilaanyo ka Yidhi Dhagax dhigida dhismayaasha Wasaarada Boosaha iyo Maktabada Qaranka {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin kale oo ay ka Mid Yihiin Wasiirada Wasaaradaha oo hadal kooban madashii dhagax dhigid ka jeediyay ay sheegay inuu ku faraxsan yahay dhagax dhigida dhismaha wasaarada boosaha waxaanu xusay in mudooyinkii u danbeeyay ay Xukuumadu ku hawlanayd sidii ay Hay’adaha dawlada…

                              Read More

                                “Shirkada Genel Energy ugama ay bixin Somaliland Nabadgalyo daro,Darajadii Ciidanka Booliska Khalad ayaa ka dhacay” Wasiir Warancade {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ku Tilmaamay Sababta ka bixista Shaqaalaha Ajaanibka ah ee Shirkada Sahaminta Shiidaalka ee Genel Energy inaanay la xidhiidhin Wax Saamayn nabadgalyo Xumo ah oo Somaliland ka taagan waxaanu xusay in Maalinta Beri ah ay Kulan la leeyihiin Madaxda Sare ee Shirkadaas si ay…

                                Read More

                                  “Waxaanu Wax ka Bedel balaadhan ku Samayn doonaa Ciidamada Amaanka dhamaantood” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Waxa uu Warbixin ka siiyay Hawl qabadka Wasaaradiisa ee Mudadii Koobnayd ee uu Hogaaminteeda hayay. Wasiirka Amuuraha Guduhu waxa uu Sheegay in Wasaaradani ay Soo mareen Wasiiro badan isla markaana uu Midkastaaba Meel soo Gaadhsiiyay…

                                  Read More

                                    Kulan balaaran oo ay isagu yimaadeen Xubnaha xisbiga ucid ee Uk kuna kuna sagootinayeen Amina Adan oo ka mida xisbiga Ucid laantiisa Austarila aya ka dhacday Galbeedka London

                                    London 07sep13(SDN) Kulan balaran oo ay isagu yimaadeen xisbiga Ucid laantiisa uk aya waxay ka dhacday galbeedka London kulankan aya waxa soo qaban qabiyey Garabka Haweenka ee xisbiga iyaga ay marti ku ahayeen xubnaha xisbiga ee laanta Austarlia siiba Garabka haweenka oo ay ka socotay Amiina Adan iyaga oo ka wada hadlay sidii labada lamood…

                                    Read More