XULASHADA TODOBAADKA iyo Doorashooyinka soo socda ee Puntland Wariye Shaafi daawasho wacan
london 06Sep13(SDN) XULASHADA TODOBAADKA iyo Doorashooyinka soo socda ee Puntland Wariye Shaafi daawasho wacan

qurbejoog
london 06Sep13(SDN) XULASHADA TODOBAADKA iyo Doorashooyinka soo socda ee Puntland Wariye Shaafi daawasho wacan
Being a father of eight kids with unshaved heads and a wife with a ringing tongue, plus the political hiccups of Mr.Silanyo and his henchmen. Sleeping is very hard to persuade, and the night is so long that it never finds the day. In the morning, when I wake up with a broken heart and…
Ceerigaabo:7-Sep-2013 (SDN) Ka dib laba maalmood oo shaqo adag ah oo ay xukuumaddu ka wadday Gobolka Sanaag ayey ku guulaysatay inay ka sifayso lacagtii giimbaarta ahayd, waxana si buuxda loogu guulaystay in lacagta shilling-ka somaliland shacabku isticmaalaan. Tallaabadaas xukuumaddu waddo, ayaa la sheegayaa lagu guulaystay boqolkiiba sagaashan (90%) sida uu noo xaqiijiyay Kor-joogaha baananka…
Hargeysa:7-Sep-2013(SDN)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee ku fashilmay Saymaha Siyaasadda Cali Khaliif Galaydh, ayaa mar kale afka furtay, kuna tawaawacay Hadallo dhiig miidhan ah oo ka baxsan milgaha siyaasadda. Cali khaliif oo Wali la suuxsan Guul-darrooyinkii siyaasadeed ee iskaga dambeeyey intii uu Golaha siyaasadda ku jirey, ayaa haatan bilaabay dagaal af-xumo ah oo uu cuqdad iyo…
Marka hore waxan halkan ka salaamaya dadka akhrista dhamaan qoraalada aan halkan ku soo qoro. Haddi aan hore ugu socdo mawduucayga, sida ay Dimuqraadiyadu dhigayso waxa haboon in qofwalba fekerkiisa la dhegaysto oo la dhuuxo wuxu aminsanyahay, iyo sababtu u aminsanyahay intaba adigoon meel kale isku qaadin. Abwaankan aan ka sheekaynaya waxa la…
Somali Community of Minneapolis & St. Paul Suburbs are invited to join a celebratory event to commemorate the recent treaty between the Somali Federal Government and Jubba State of Somalia.
Hargeysa:6-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay waddanka ka ridday qas iyo jaah-wareer ba’an. Islamarkaana sabab u noqotay in meelo badan oo dalka ah Nabadgelyo darro ka dhacdo. Eng. Faysal oo maalintii shalay khudbad dheer ka jeediyey madal ay xubno ka tirsan golaha Deegaanka ee…
Hargaysa 05.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay hab maamulka ay dalka ku Hagayso,Waxaanu Sheegay in iyadoo aan waxba laga qaban dhibaatooyinka dalka ka taagan ee ka dhashay Xanaftii doorashada in hadana Dawladu u booday inay tidhaa Shiidaal ayaa la soo saarayaa. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxa…
Hargaysa 05.Sep 2013 (SDN)- Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Maxamud Jeeniyare ayaa Maanta ka waramay hawlaha nabadgalyo ee Gobolka Maroodi jeex waxaa kale oo uu Gudoomiyuhu Sheegay inuu Ciidamada Booliska ku amaanayo Hawl galada Sugida Nabadgalyada. Mr Jeeniyare waxa uu Xusay in Mudooyinkii danbe ay Caasimada ku soo Kordheen laba dil oo hargaysa ka dhacay…
Hargaysa 05.Sep 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid uga soo kala baxay Gobolada Awdal iyo Salal ayaa Maanta caasimada Hargaysa ku yeeshay Kulan isbarasho. Xildhibaanadan oo Tiradoodu dhamayd 8 Mudane waxaa ku soo biiray 10 Xildhibaan oo kale oo ka soo kala jeeda Ururadii ku hadhay doorashadii Golayaasha Deegaanka ee…
Hargeysa:5-Sep-2013(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID, Cali Maxamed Yuusuf (cali gurey) ayaa markii ugu horraysay lafo-gur ku sameeyey khudbaddii dheerayd ee wasiir xirsi maalintii shalay ka jeediyey Golaha Baarlamaanka Somaliland. Ugu horrayn cali gurey oo ka hadlaya qaabkii uu wasiirku uga jawaabay su’aalihii la weydiiyey, waxa uu sheegay, “Intii dhegeysatay sua’aalihii wasiirka…
Nairobi Sept 05,2013(SDN)-Waxa magaalada Nairobi ee dalka Kiinya lagu waday todobaadkan in ay ka furmaan wadahadalo u dhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ayaa u muuqda in ay haatan burbureen. Wadahadalada ayaa sida wararku sheegayaan waxa ay qeyb ka yihiin Kuwii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Soomaaliland ee ka socday dalka Turkiga ilaa sanadii ina dhaftay….
Hargeysa:5-Sep-2013(SDN)-Jawiga Guud ee Golaha wakiillada Somaliland, ayaa maalintii shalay ahaa mid ka duwan guud ahaan maalmihii caadiga ahaa hore, iyadoo ay madashu ahayd mid ku waabariisatay qaab cusub. Wasiir xirsi oo ku badan carrabka shacabka reer Somaliland, ayaa sidoo kale isbeddel muuqda ku sameeyey Golihii uu martida u ahaa, waxana madasha shalay ka soo xaadiray…
Hambalyo Aroos Dhamaan Shaqalaha iyo Hawlwadeenada Shabakada Qurbejoog waxay hambalyo u dirayaan Arooska Abwaan Maxamed Xasan Xasharo io Khadraqani Maxamuud oo arooskoodu ka dhacay wadanka Faransiiska waxaanu lenahay noqda reerkii lagu waaro ee lagu nagaado guurkiina noqdo guur lagu farxo , Amiin Amiin Amiin
Waajibka ugu wayn ee waalidka saarani waa in uu diinta ubadkiisa badbaadiyo. Maxamed Yare waa inan yar oo hooyadii iyo aabihiii lagu qasbasay in ay diintooda iyo ta caruurtoodaba badalaan. Barmaamijka dhacdo iyo cibro ee usbuucan waxa aan kaga hadli doonaan aabo iyo hooyo inkasta oo duruuf adag ay ku noolaayeen hadana ku guulaystay in…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan, Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta Mudane C/Rashiid Jibriil Yuusuf, Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre, Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Agaasimaha Radio Hargeysa Siciid Aadan Cigge, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Axmed Cali…
Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)-Mudanayaasha aqalka Wakiilada ayaa maanta Su’aalo daran doori ah la Miciinsaday Wasiirka Madaxtooyada kadib Markii uu Warbixin Koobsanaysa Waxqabadyada dawlada uu ka Jeediyay Golaha Wakiilada . Md Xirsi Cali xaaji xasan waxa uu u caddeeyey golaha wakiilada in dembiyadii dalka ka dhici jiray ay sanadba ka xiga hoos u dhacayaan gaar ahaan…
Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay 415 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda ADMAS ee Magaaladda Hargeysa, kuwaasi oo wax ka bartay shan kuliyadood oo lagu dhigto jaamacadda. Xafladii qalin-jabinta dufcadii shanaad ee Jaamacadda ADMAS oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Waxa kale…
Hargaysa 04.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji xasan ayaa maanta hor tegay Golaha wakiilada Somaliland halkaasoo uu warbixin balaadhan ka siiyey hawlaha wasaaradiisa iyo xaaladda guud ee dalka. Wasiirka Madaxtooyada oo golaha ku wargeliyey warbixin kooban oo taabanaysay xog ogaal u noqoshada xaalada guud ee dalka ayaa soo dhoweeyey hanaanka is…
Hargeysa:4-Sep-2013-(SDN)-Xisbiga Talada Dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa madaxdiisa, siiba xunbaha ugu sarreeya iyo qaar ka mid ah Golihiisa dhexe ay ayaamahan kulamo gooni goonni ah ku yeelanayeen xarunta xisbigu ku leeyahay Magaalada Hargeysa. Kulamada oo ahaa qaar albaabadu u xidhnaayeen oo aan war badan laga haynin, ayaa haddan wararka hoose ee ay helayso Qurbejoog.com,…