Afhayeenka Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Xabsiga loo taxaabay xili Madaxweynaha Jabuuti uu ku dhawaaqay Wadahadal

    Jabuuti July 02,2013(SDN)-Maxkmada Jabuuti oo saaka dhegeysatay dacwad ay ciidamada Jabuuti mar kale ku soo oogeen Afhayeenka dalada Mucaaridka Jabuuti eee USN ayaa riday goaan ay shacabka reer Jabuuti ka caroodeen. Afhayeen Daahir Axmed Faarax ayaa maxkamadu ku riday xarig laba bilood ah ka dib dhegeysiga eedaha loo jeediyay. Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa…

    Read More

      DAAWO:Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka Hadlay arrintii ku dhacday Ciyaartoygii Xulkii Gobolka Togdheer

      Boorama 02.July (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir oo ka soo laabtay Safar uu ku Joogay Wadanka Ingiriiska oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Maamulka Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama ayaa ku amaanay Ciyaartoygii Gobolkaasi u Matalay Ciyaarihii Gobolada inay ku Mutaysteen Akhlaaq wanaagii ay la Yimaadeen. Gudoomiyaha Gobolka Awdal waxa uu ka hadlay…

      Read More

        Maxaad ka taqaan faa’iidooyinka Dhaqaale iyo Bulsho ee duulimaadyada rayidku u leeyihiin Somaliland?

        Warbixin la soo saaray sanadkii 2010kii, waxa lagu sheegay in duulimaadyada diyaaradaha ganacsiga ee aduunku (Commercial Aviation) ay abuureen ku dhowaad 57 Million oo shaqo (si toos ah iyo si dadbanba), waxaana la saadaalinayaa in sanadka 2030ka ay tirada shaqooyinkaasi gaadhi doonaan 82 Million. Hadii aynu si gooni gooni ah u eegno, Qaarada Africa 6.7…

        Read More

          In Xukuumadda Somaliland wax-qabadka ku xajiimooto waxa caddayn u ah XIL-KA-QAADISTA WASIIRKII CAAFIMAADKA DR. XUSEEN-XOOG

          Todobaadkii hore wuxuu Madaxweynaha Somaliland isku-bedel, xil-ka-qaadis iyo magacaabis ku sameeyay golihiisa wasiirada, iyadoo uu xubno miisaan leh, bulshada waxqabad u muujiyay meesha ka saaray. Si gaara, waxay bulshadu uga hadashay, ugana xumaatay xil-ka-qaadista wasiirkii Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog), iyadoo aynu hore ula soconay sidii looga hadlay xil-ka-qaadistii Wasiirkii hore ee Maaliyadda Eng….

          Read More

            Colaadda Biyaha Niilka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed)

            Qaybta 4aad. Ethiopia, Masar, iyo Loollanka Biyaha Niilka Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Xidhiidhka Ethiopia iyo Masar waxaa saameeyay markii Boqorka Ethiopia, Ezana uu ku biiray Diinta Masiixiga sannadka 330 (Nebi Ciise ka dib). Muddo 16 qarni ah Wadaadka Kiniisadda Ethiopia waxaa soo magacaabi jiray Aabaha Kiniisadda Alexandria ee Masar, waxaana lug iyo talo ku…

            Read More

              Khudbadihii iyo Heesihii Maalinta Xornimada Somalia ee 1 July iyo Xarunta Madaxtooyada ee Garowe {DHAGAYSO}

              Garowe 01.July (SDN) Xarunta madaxtoyada Puntland ee magaalada Garowe ayaa  lagu qabtay munaasibad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 53-aad ee ka soo wareegtay xoriyada gobollada Koonfureed ee dalka iyo midowgii labada qaybood. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ,wasiiro ,xildhibaano ,saraakiisha ciidamada ,culimo ,aqoonyahano ,haween ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qaybgalay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/1LUULYOGA.mp3″]…

              Read More

                Weedhihii Bashiir Cabdi Xariir iyo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha {DHAGAYSO}

                Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaarada xidhiidhka Golayaasha,cilmi baadhista iyo tignoolajiyada  ayaa maanta xilkii kala wareegay  Agaasimihii hore ee  xafiiska Siyaasada ,Xidhiidhka Golayaasha iyo Madaxtooyada ee Somaliland, haatana ah wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada Ganacsiga iyo maal gashiga Mud, Bashiir Cabdi xariir. Wasiir ku xigeenka Ganacsiga  Mud, Bashiir Cabdi xariir oo xil-wareejintaa ka…

                Read More

                  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha oo dalbaday in loo hawl galo Sidii S.Land u Yeelan lahayd fure u gaar ah {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 01.July (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Xasan Cumar Horri ayaa Sheegay in baahi Weyn loo qabo sidii ay Somaliland u Heli lahad Furaha Dal ku Galka Telefoonada oo u Gaar ah . Hadalkan ayaa Agaasimaha Guud waxa uu ka jeediyay Munaasibad ay Xilka Wasaaradaasi kula kala Wareegayeen Wasiirkii Hore ee…

                  Read More

                    Wasiirkii Hore ee Boosaha oo Ka Warbixiyay arrimihii ugu layaabka badnaa ee Wasaaradaas ku Soo Maray {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaaraada Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Mudane Cali Cilmi Geele oo si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugu Wareejiyay Maanta Wasiirka Cusub ee Wasaaradaas Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa Wasiirkii hore waxa uu ka waramay Duruufihii uu ka dhaxlay Wasaaradan uu Maanta Xilkeeda Wareejiyay. Cali Cilmi Geele waxa uu Wasiirka…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Furay Xafiis loogu magacaabay Shaqo doon kana hadlay Afada Tahriibta {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 01.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta furay Shirweyne Qaran oo lagaga hadlayo Shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland kaas oo Mudo laba Cisho ah ka socon doona Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa isla markaana ay ku Lamaanayd Carwo ku saabsan Shaqo abuurka  . Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha…

                      Read More

                        Hadalkii Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Barnaamijka Shaqo abuurka {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire Ayaa maanta Ka hadlay Shirweyne Qaran ee lagaga hadlayo Shaqo abuurka dhalinyarada Somalilandoo Waxaanu Wasiirku  ka waramay Muhiimada uu Shirweynahan qarani ugu fadhiyo dhallinyarada Somaliland waxaanu intaas ku daray in Shirweynahan ay ka rajaynayaan inuu ka soo baxo fikrad wax lagaga qabto tahriibta isla…

                        Read More

                        Brazil oo Hantidey Fifa Confederation Cup 2013 Markii Ay Spain Ku Sagootisey 3-0 By Jaahuur.

                        Rio-De-janerio-June-30-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta  ula qaxaynaa xagaaiyo carigaa Brazil iyo koobkii Fifa Confederation Cup oo lagu kala faataxaystey markii Brazil aay 3-0 ku dubatey Spain. Akhyaarta ciyaartan oo aad u xiisa baneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne garoonka soo buux dhaafiyey oo kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac ee waraabowga qaba….

                        Read More

                          Wasaarada Hawlaha Guud oo Shaacisay Liisamada Casriga ah ee Wadista Gaadiidka {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 30.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta haatana loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa Maanta Shaaciyay Liisamada Cusub ee Wadista Gaadiidka oo la Jaanqaadaya Kuwa Caalamka Isla markaana ay Qandaraas ku siiyeen Mid ka Mid ah Shirkadaha Wadaniga ah . Mudane Axmed Cabdi Xaabsade…

                          Read More

                            Xisbiga UCID oo Guddoomiye ku-Xigeenkooda Tacsiyadeeyay

                            INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN   Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelaka UCID Waxa uu tacsi u dirayaa Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Adan Hoori oo xaaskiisii Sahara Salaad Xirsi ku geeriyootey Dalka imaaraadka Carabta shalay 28/06/2013.   Waxaan ilaahay uga baryayaa Sahra in janadii fardawsa ka waraabiyo, dhamaan qoyskii iyo qaraabadiiba uu inaga siiyo…

                            Read More

                              Qormadii 11aad = Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-baalmarto

                              Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa in dimuqraadigii lagu maalin-riyoodey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay dadkiisu wax-qab-sadeen oo nabadoodiina  ilaa-shadaan. Wadaagayaal waxaa wadan wax-kadhiga dawladiisa iyada oo la kaa-shaneysa shacabkeeda. Sidaad ogtihiin wadan wuxuu taabo-galaa oo uu horumar-la-taaban-karo ku-ta-laab-sadaa markuu helo madax-daacad-ah…

                              Read More