VIDEO:Somaliland observes 22 years of independence

    Hargeysa Somaliland is celebrating 22 years of self-declared independence from Somalia. But the rest of the world has yet to recognise it as a country. Sitting on the Gulf of Aden, it is officially regarded as an autonomous region of Somalia – and the Somali government says it wants it back.Nazanine Moshiri reports from Hargeisa,…

    Read More

      Video:Somaliland hopes for independence

      The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia’s regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf of Aden and is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During the civil war in the…

      Read More

      Atletico Madrid oo Hantidey Copa Del Ray Markii ay 2-1 Ku Karbaashtey Real Madrid.By Jaahuur.

      Spain-May-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu manta ku iclaamineynaa ciyaartii xalay dhexmartey Real Madrid iyo Atletico Madrid. Ciyaartan oo ahayd  final  ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne iyo taageerayaasha labada dhinac oo kor u dhaafey 70,000. Haddaba koobkan oo aad qiimo uga leh dalka Spain ayaa lagu magacaabaa Copa Del Ray,Akhyaartay ciyaartan oo runtii aad loo wada…

      Read More

        “Waa Inaan Gefka Qof ka Dhacay Qabiil laga dhigin, aynu Qofayno, aynu Walaalnimadeena Ilaashano”Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

        Burco 18.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Madax banaanida Somaliland ayaa u soo Jeediyay Bulshada ku Nool Magaaladaas inay Adkeeyaan Qaranimada Somaliland . Wasiirka…

        Read More

          Daawo Sida Maanta Hargaysa looga Xusay Munaasibada 18 ka May

          Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo  Difaaca qaranimada Somaliland. Hargaysa SDN….

          Read More

            Halkan ka Akhriso Khudbadii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ka Jeediyay Munaasibada 18 May

            Hargaysa 18.May (SDN)   Khudbad dheer oo Garnaqsi iyo Muujinta Waxa ay Qabsadeen Shacabka Somaliland ayaa Madaxweyne Siilaanyo uu Maanta ka jeediyay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada taas oo uu kaga Waramay Guulaha ay Somaliland ku Talaabsatay iyo Sida ay uga Go’an tahay inay Sii adkayso Wax kasta oo ay kaga Midho dhalinayso Qaranimadeeda Dhiiga badani…

            Read More

              Halkan Ka DHAGAYSO KHUDBADII Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Xuska 18 May

              Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo  Difaaca qaranimada Somaliland. Khudbada Munaasibada…

              Read More

                Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Xuska 18 May

                Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo  Difaaca qaranimada Somaliland. Munaasibadan oo…

                Read More

                  Soomaali ku nool Toronto oo qiratay in ay Maandooriye ka iibiyeen Duqa Magaalada ugu weyn Canada

                  Toronto May 17,2013(SDN)-Dhawr nin oo Soomaali ah oo ku nool magaalada Canada ugu weyn ee Toronto ayaa saxaafada ka hor qirtay in ay Maandooriye(Drugs) ka iibiyeen Duqa magaaladaasi Rob Ford. Ragan ayaa Jariirada Toronto Star tusay muuqaalka Rob Ford oo isticmaalaya Maandooriyaha loo yaqaano Crack Cocaine. Ragan oo sheegay in mayorka ay ka iibiyeen maandooraha…

                  Read More

                    Halkan ka Dhagayso 22 Sanno ka hor iyo Maalintii lagu dhawaaqay Madax banaanida Somaliland iyo Khudbadihii Shirkii Burco

                    Hargaysa 17.May (SDN)  Waxaa Buuxsamay Laba Iyo Labaatan Sanno taas oo ah Mudadii ay Jirtay Jamhuuriyada Somaliland,Wakhtigaas dheer oo Wiilkii dhashay uu Maanta Gaashaanqaad yahay . Waa Laba Iyo Labaatan Sanno oo duruufo kala duwan watay,Waa Marxalad laga soo Gudbay habkii Shir beeleedka ee dalkan lagu aasaasay,Waa Sannado uu soo Xidhmay toban sanno oo dalkan…

                    Read More

                      Tabaabushaha iyo u Diyaar Garowga Xuska 18 May oo Weli Si Weyn u socda “Warbixin”

                      Hargaysa 17.May (SDN) Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka somaliland waxa ka socda qabanqaabadii ugu weynayd ee looga diyaargaroobayo munaasibada 18 may ee Maalinta Beri oo sabti ah ku beegan . Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Golayaasha qaranka ayaa  gaadhay Magaalooyinka Xarumaha u ah Gobolada dalka si ay Shacabka ku nool ugala qayb qaataan Xuska Munaasibada…

                      Read More

                        Dhamaan ardayda iyo jaliyada dalka ugandha oo hanbalyo uu diraaya mareeyaha korontada hargaysa somaliland Md Eng ahmed yasiin mohamud jamal

                        Dhamaan ardayda iyo jaliyada dalka ugandha oo hanbalyo uu diraaya mareeyaha korontada hargaysa somaliland Md Eng ahmed mohamud jamal Waxaanu hanbalyoo uu dirayna mareeyaha warshada laydh hargaysa Md Eng ahmed mohamud jamal ,waxaan gaar ahaan uu diraya mustafe mohamud abdilaahi (ALKHALIILI) Hadaba waxa hanbalayadna diraya dadkan dhmaan oo leh ilhy ha ku fududeeyo xilka aan…

                        Read More

                          Qormadii 4aad ee Sadex-jirsiga Xukuumada Siilaanyo iyo Xusuusintii Xusuusta Diiwaanka loogu-Daa-bacey

                          Markaanu cabirney Dareenkayaga, Garaadkayaga iyo Garashadayada  Sadexdii Sanadood ee Xukuumada Siilaanyo Hogaanka inoo haysey Waxaanu Xusuus-qorka Diiwaanka Taariikhda loogu Daabacey Xukuumadeena  Hada Sadex-jirsatey in ay tahay: Xukuumad Sidata Doobi Gun’la oo ku-Caan-baxdey Daba-ka-nuug, Daabad-sheydaan,iyo Daan-Wax-uun-cuna!. Waa Xukuumadii Beelaha walaalaha ee Somaliland wada dega kala Dhex-dhigteyDacar-Qabiil, Cuqubo-Darartey oo Dihin   Turxaan iyo Tiraab xumo Somaliland ka soo Gudubtey 15kii sanadood ee la soo dhaafey.Waa Xukuumadii Ummadda u-horseedey Shir-Beeleedyo iyo…

                          Read More

                            Isu Socodka Gaadiidka ee Xuska 18 May oo la Joojiyay Maalintaas Saacado Cayiman {DHAGAYSO Wasiirka Arrimaha Gudaha}

                            Burco 16.May {SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland  oo ku sugan Magaalada Burco ayaa soo saaray Go’aamo ku Wajahan Xuska 18-ka May,iyadoo la xanibay…

                            Read More

                              Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo fariin u diray Shacabka Somaliland {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 16.May (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta Ugu baaqay Shacabka Somaliland inay Ciidamada Booliska kala shaqeeyaan Sugida Nabadgalyada Maalinta Dabaal Dega Xuska 18 May oo ku Beegan Sabtida Soo Socota. Taliyaha Ciidamada Boolisku oo Warfidiyeenada kula hadlayay Xarunta Taliska Booliska ee Caasimada Hargaysas ayaa Waxaa kale oo…

                              Read More