Shabakada Qurbojeeg oo heshay Sir Gabaygii ilko jiir ee dagaalku ka dhashay iyo gudida qaban qabada Xafladii Wadani oo ka dalbaday ilko Jiir Jawabtii Xirsi Halkan ka Daawo

    London 16May13 (SDN)  Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Laanta London ayaa Warbaahinta Madaxa Banaan ee London Been u Sheegey iyaga yidhi Gabeygii uu ka Tiriyey (Said Ilka-Jir) Xafladii Wadani ee ka Dhacdey Magalada London,  iyada oo ay Madasha  ku Sugnaayeen  Gudoomiyaha Wadani Abdirahman Cirro iyo Dr Gaboose .Gudidda Qaban Qaabada  oo Sheegey in aaney waxba kala socon Gabeygaa  uu Tiriyey Ilka jir taasi oo…

    Read More

      Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo dalka dib ugu soo laabtay kana Waramay Safarkiisa (DAAWO)

      Berbera 16.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib Socdaal Mudo dheer qaatay oo uu ku tagay Wadamo ka tirsan Qaarada Yurub. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka soo Degay Madaarka Magaalada Berbera waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan…

      Read More

        Ogaysiis :Dhammaan Beesha Ciidagale ee ku dhaqan Uk in la qaban doono shirweynihii Barkhadle oo ku qabsoomi doona London:

        Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa Beesha Ciidagale  ee ku Dhaqan Uk in ay ka soo qayb galaan Shirwaynihii BARKHADLE oo ay Beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska. Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guuda ahaan.   Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay Beeshu uga wada shaqayn lahayd , Horumarinta Deegaanada ay Beeshu…

        Read More

          Xukuumada Somaliland oo Furaha Isgaarsiinta Soomaaliya ka doorbiday ka Jabuuti iyo Qatarha ku xeeran

          Hargeysa May 16,2013(SDN)-Wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa haatan bilowday wada tashiyo ay ku eegeyso sidii looga rari lahaa Somaliland furaha Isgaarsiineed ee Soomaaliya,looguna rari lahaa ka Jabuuti. Kulamo lagu yeeshay xarunta wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa la iskula eegay suurtogalnimada iyo hirgelinta fure Somaliland ay si gaar ah u yeelato. Kulamada ayaa la…

          Read More

          Tababarihii Man City oo La Fanashey Maxaase Lagu Suusey? By Jaahuur

          London-May-15-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa tababarihii Man City Roberto Mancini oo shaqadii laga xayuubiyey,muxuuse galabsadey? Haddaba sababta tababare Mancini shaqada looga eryey ayaa u weyn ciyaartii dhexmartay kooxdiisa Man City iyo kooxdii ugu liidatey kooxaha Ingiriiska xagga dambana kaga jirtey horyaalka Wigan,markii 1-0 ku sagootisey kuna guuleysatey koobkii FA CUP ee finalka ahayd kana dhacdey…

          Read More

            Xubno ka Tirsan Wasiiro iyo Shir Gudoonka Baarlamanka oo Maanta u Kicitimay Wadanka Biljim {DAAWO}

            Berbera 15.May (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Mudane C.laahi Cismaan Jaamac Geel Jire oo ay Weheliyaan Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Socdaal ugu Kicitimay Wadanka Biljim. Xubnahan ka tirsan Labada Gole ayaa Wadankaas kaga qayb gali doona…

            Read More

              DAAWO Faysal Cali Waraabe oo Dhigay Cashar ku saabsan sida loola macaamilo Weriye Beeleedyada

              London May 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay TVga Somalichanel ayaa waxa uu uga jawaabay suaalaha baal marsan habdhaqanka saxaafada. Suxufiga wareysiga qaaday Cabdikariim Cali Kaar oo soo bandhigay suaalo noociifadhi ku dirirka ahaa ayaa uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uga Jawaabay si waafi ah oo u…

              Read More

                Suldaanka Beelweynta Irir Samaale:Faysal Cali Waraabe waa Siyaasi ku deyasho mudan,Shirka Juboland waxa uu la mid yahay Absamaa leh Hargeysa(DHEGEYSO)

                Edmonton May 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa wareysi uu siiyay shebekeda Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay sida xukuumada Somaliland uga hadashay kulan dhawaan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe. Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa sidoo…

                Read More

                  Feysal Cali Waraabe waa siyaasi geesi ah

                  Warbaahinta Soomaalidu baryahan waxey aad u hadal-hayeen oo qoloba sidey doonto u dhigesay, kulan la sheegay inuu magaalada Birmingham ku dhexmaray siyaasiga Feysal Cali Waraabe iyo Madaxda dowladda federalka ah. Waxaan daawaday TV-yo, waxaan dhageystay Radiyayaal, sidoo kale waxaan akhriyay warbixino kala duwan oo laga qoray sheekadaasi. Bal malee, waxa ay kula tahay in laga…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Doorka Dhalinyarada,Xuska 18 May,La Macaamilka Dunida ee Somaliland iyo arrimo kale {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 14.May (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo madashaasi ka hadlay ayaa iftiimiyay doorka dhalinyaradu ku leedahay Horumarka Wadanka,iyo Kaalintii ay ku lahaayeen Halgankii dib u xoraynta Wadanka . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu hadalkan ka jeediyay kulan is Xog waraysi ah oo dhex maray Isaga,Xukuumadiisa iyo Ardayda Jaamacadaha dalka oo…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la qaatay Qaybo ka mid ah Ardayda Jaamacadaha dalka ( DAAWO)

                      Hargaysa 14.May (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta arday ka kala socday illaa shan jaamacadood oo ku yaala magaaladda Hargeysa. Kulankaasi oo ahaa mid xog waraysi ah oo ay ardaydu la yeelatay madaxweynaha iyo xubno ka mida xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dibeda, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka…

                      Read More

                        “Waxaan leenahay Waa ayaan daro in Xukuumadu u fahamto in Macnaha dawladnimo Tahay Cabudhin iyo Cago Juglayn ay kula kacdo Mujtamaceeda”,Afhayeenka X.Wadani {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 14.May (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa Maanta Canbaareeyay Rabshadihii uu halka qof ku dhintay ka kalena ku dhaawacmay ee Ka dhacay Shalay Magaalada Burco. Afhayeenka Xisbiga Wadani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Shir Jaraa’id ku qabtay xarunta Xisbigaas ee magaalada Hargaysa ayaa Sheegay in Mudooyinkii u danbeeyay ay Wadanka ku soo noqnoqdeen…

                        Read More

                          “Laga bilaabo shanta bisha todobaad ee sanadkan Somaliland waxa ay si rasmi ah u maamulan doontaa hawadeeada, waxaana dib loogala soo noqon doonaa dhamaan waxii arintaas khuseeyey ee hay’adda UNDP u qaabilsanayd Somaliland” Wasiirka Duulista iyo Hawada {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 14.May (SDN) Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in laga bilaabo maalinta berito ee Arbacada dhamaan duulimaadada qaramada midoobay aanay ka soo degi Karin madaarada Somaliland, diyaaradaha hadda fadhiyaana aanay ka duuli Karin, hawada Somaliland-na aan laga maamuli doonin Somalia. Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada e JSL Md Maxamuud Xaashi cabdi oo shir jaraa’id…

                          Read More

                            Xisbiga Ucid oo Magacabay Laba Xil Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk iyo Gudoomiyaha Garabka Haweenka

                            Salaasa, 14 Mayl 2013 Ku: Saxaafadda Madaxabanaan   ASC Dhamaantiinba, Ujeedo: Magacaabis Laba Xil oo Cusub Wada tashi dheer ka dib waxa la isla gartay in loo magacaabo  C/llaahi Cumar Xuseen (Shaqale) in uu noqdo  Xoghaya Xisbiga Ucid ee UK, halka Farduus Cige Xasan  iyana la isla qaatay in ay noqoto Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Ucid…

                            Read More

                              Garabka Haweenaka Xisbiga Ucid oo xaflad soo dhawayna u qabtay Marwada Murashaxa Madaxwaynaha XIsbiga Ucid Marwo Farduus Axmed Warsame Daawasho Wacan Sawiro

                              London 14/5/2013 Waxa habeenkii xalay lagu qabtay galbeedka London xaflad soo dhawayna oo lagu soo dhawayno Marwo Farduus Axmed Warsame marwada murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid jamaal cali xuseen xafladan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan tageerasha xisbiga ucid ee wadankan uk  oo ay soo qaban qabiyeen garabyada haweenka ee xisbiga ucid , xafladan oo…

                              Read More