Maanso Cusub Oo La Magac Baxday (DURBAAN), Oo Jawaab U Ah Deellaydii Uu Furay Wasiir Xirsi

    Garyaqaan abwaan Xamse Dubad Cabdilahi oo ka mida ardayda Somaliland ee dhallinyaradda ah ee wax ka barata dalka Uganda kana diyaariya shahaadda sare ee Masterta ayaa ku soo biiray, kana jawaabay deellaydii uu furay Wasiirka Madaxtooyada ee Xirsi, Waxaanu kaga qayb qaadanayaa maanso cusub oo halku dhigeedu yahay DURBAAN, waxaanu ku bilaabay sidatan. Dunta gabay…

    Read More

      War deg dega: Wasiirka warfaafinta Somaliland Oo Si ka baxsan anshaxa Mas’uuliyadeed uga Jawaabay Su’aal uu Weriye ka Weydiiyay Idaacada

      Hargaysa 13May13(SDN)Wasiirka Wasaarada warfaafinta Mudane Abiib Nuur Diiriye oo shir jaraaid ku qabtay xaruntiisa Caasimada Hargaysa kaas oo uu si ba’an ugu dhaliilayay Kulankii uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enginer Faysal Cali Waraabe la Yeeshay Madaxweynaha Somalia Xasan Sh,Maxamud ayaa Mid ka Mid ah Warfidiyeenadii ka qayb galay Waxa uu Wasiirka Su’aalay Sababta uu uga Hadli…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada oo Dhagax dhigay Wado 5km ah oo Xidhiidhin doonta Salaxley iyo Hargaysa (DHAGAYSO)

        Hargaysa 13.May (SDN) Wasiirka Madaxtooyada Jahmhuuriyada Somaliland Mudane, Xirsi CalI Xaaji Xasan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/05/2013 waxa u dhagax dhigay  5KM oo wado ah taasi oo isku xidhi doonta Degmada Salaxlay iyo Hargeysa horena uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland xadhiga uga jaray 20KM oo loo sameeyey. Intaas ka dib waxa weftiga wasiirka madaxtoyada…

        Read More

          Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka (UCID) oo Xaflad mug iyo miisaan leh oo loogu dabaaldegay guushii uu marlabaad ku guuleystey xisbi qaran oo ka dhacday Millennium Hotel, badh tamaha magalaalada london DAAWO

          London 13.May (SDN) Waxaa Sabtidii oo ay Taariikhdu aheyd 11/5/13 Ka Qabsoomey  Badhtamaha Magaalada London Xaflad ilyartu is Qabatey oo ku qabsoomtey Hudheel 5*ah kuna yaala badh-tamaha London. Xafladaa oo Xisbiga UCID uu ugu Dabaal degaayey Guulihii uu ka soo-Hooyey Doorashadii Dawladaha Hoose ee Ka dhacdey Somaliland Dabayaaqadii Sanadkii Hore 28/11/12. Taas oo uu Xisbiga Cadaalada…

          Read More

            Wasiirka Warfaafinta oo Dhaliil Xoogan u Soo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid kana hadlay Kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Somalia {DHAGAYSO}

            Hargaysa 13.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur ayaa ka hadlay Maanta Nasiib Daro ku tilmaamay Kulankii Ingiriiska ku dhex maray Madaxweynaha Somalia iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid . Wasiirka oo Xafiiskiisa Warbaahinta kula hadlayay ayaa Sheegay in inkasta oo faysal Cali Waraabe uu ku adag yahay hadana waxa uu sheegay in…

            Read More

              Bilawgii Labaad ee wadada Cad ee isku Xirta Hargaysa iyo Sallaxley oo la dhagax dhigay Daawo Sawiro

              Hargaysa 13May13(SDN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta dhagax dhigay wadada cad ee isku xirta Hargaysa iyo Sallaxley.Munaasabadan oo aad loo soo agasimay ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka Cafimaadka ,wasiir ku xigeenka warfaafinta, Taliyaha Ilaalada Ciidanka Bada ,Xildhibaan Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi waraabe,iyo marti sharaf kale . Munasabadan dhagax dhiga…

              Read More

                Sarkalka ugu Sareeya Police-ka Haysta Xaflada Penge Bromley ayaa la kulmey Dadweynahada ku Dhaqan Xafadaas Tiiyow uu kala Hadlayey Dhacdadii Foosha Xumeed ee Loo Geystey Wiil Dhalin yaro ah oo lagu Diley Xafadan Marxuun Khadar Xasan Xuseen

                London 13may13 (SDN)Sarkalka  ugu Sareeya Police-ka Haysta Xaflada Penge Bromley ayaa la kulmey Dadweynahada ku Dhaqan Xafadaas Tiiyow uu kala Hadlayey Dhacdadii Foosha Xumeed ee Loo Geystey  Wiil  Dhalin yaro ah oo lagu Diley Xafadan  Marxuun Khadar Xasan Xuseen, Isaga oo Dadka ka Codsadey in ay is Dejiyaan . qurbejoog.com London

                Read More

                  DAAWO Wasiirka Dib u Denjita Somaliland oo ka warbixinaya Safar uu Jabuuti ku tagay isla Markaana Beeninaya in uu iscasilayo

                  May 13,2013(SDN)-Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Xaglotoosiya ayaa mar uu safar uu Jabuuti dhawaan ku tegay ka soo noqday waxa uu Saxaafada uga waramay safarkaasi waxa uu daaranaa. Sidoo Kale Wasiir Xaglotoosiye waxa uu ka jawaabay hadalo saxaafadu ay beryahan daabaceysay oo lagu sheegay in uu xilka iska casilay ka dib xurguf siyaasadeed…

                  Read More

                    UK-Somalia conference: the good, bad and ugly

                    On May the 7, 2013 the UK held its second ‘UK- Somalia Conference.’ Attendees included British Prime Minister David Cameron, Somali President Hassan Sheikh Mohamud, President Museveni and recently- elected Kenyan President Uhuru Kenyatta, along with representatives from numerous international organisations and foreign governments. Having undergone a 20-year-long civil war, Somalia is now being led…

                    Read More

                      Gudoomiye ku xigeenkii Xisbiga Wadani ee Uk Maxamed Yusuf Shaxaari oo iska casilay Xilkii uu u hayey Xisbiga

                      London 13/5/2013(SDN)Gudoomiye ku Xigeenkii i Xisbiga Wadani ee  Uk  Maxamed Yusuf Shaxaari oo iska   Casilay xilkii uu u hayey xisbiga Wadani isaga oo  khilaaf soo kala dhex galay Xubnaha Uk, xubno ka tirsan xisbiga wadani oo aan magacooda sheegin lana soo xiriiray shabakada qurbejoog.com  ayaa shegay in dhamaan xubnahii uk ee ka soo jeeday Gobalka…

                      Read More

                        DADKU WAXAY RIYOODAAN MARKAY HURDAAN,DAWLADA SOOMAALIYANA WAXAY RIYOONAYSAA IYAGOO SOO JEEDA!.‏

                        MARKAY HURDAAN,DAWLADA SOOMAALIYANA WAXAY RIYOONAYSAA IYAGOO SOO JEEDA!. Bahda saxaafada Iyo akhristayaashaba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka ASCW. Intaa ka dib waxaan qalinka u qaaatay in aan wax ka idhaahdo riyada ay Soomaaliya ku jirto sida lawada ogsoon yahay dadku waxay riyoodaan marka ay hurdaan oo kaliya laakiin waxa muuqata in Dawlada Xamar ee taagta…

                        Read More

                          Sawirka Maanta iyo Amiir Caamir Siduu u fasiray Kulankii Madaxweyne Xasan Sh.& Faysal Cali Waraabe {Daawo}

                          Hargaysa 12.May (SDN)  Farshaxanka Amiir Caamir ayaa Sawir Gacmeed ku Muujiyay Kulankii dhex maray Madaxweynaha Somalia Xasan Sh.Maxamud iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Engineer Faysal Cali Waraabe kaas oo uu ka dhigay Mid uu Gudoomiyuhu kaga dalbanayo Wasiirka Arrimaha Dibada ahna Ra’isal Wasaare ku xigeenku inay Madaxweynaha u sheegto inuu ku daalay faysal Xisbiga Ucid isla…

                          Read More

                            Golaha Guurtida oo ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda iyo Qodobo ay Mudnaanta Siiyeen {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 12.May (SDN)  Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Fadhigoodii Maanta oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Waxay  Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda 50aad ,Kadib Markii ay Dood Ka yeesheen Maalmihii la soo dhaafay. Ajandahan oo uu Shir Gudoonku Kaabis iyo Wax ka Bedel ku sameeyay ayaa waxa uu Mudnaanta…

                            Read More