Duqayda Beesha Gabooye ee Hargaysa oo Tabasho ka Muujiyay Saamigii raashinkii Turkigu ku deeqay {DHAGAYSO}
Hargaysa 12.May (SDN) Salaadiin iyo Waxgaradka Beesha Gabooye oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Huteel Imperial ayaa Cabasho ka Muujiyay Saamigii ay ka heleen raashinkii Mucaawimada ahaa ee dawlada Turkigu u fidisay dadka danyarta ah ee Ku dhaqan Somaliland. Xubnahan ka tirsan Beesha Gabooye waxay Cadeeyeen in Saami faro guudkood ah ay ka heleen raashinkaas isla…
