Ogeysiis:Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) Ee ku nool Magaalada Barmingham iyo Nawaaxigeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad isugu jirta taageero guushii labaaad ee xisbiga UCID .
Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku nool Magaalooyinka Birmingham , Shafield ,Manchister iyo Nawaxigeeda iyo guud ahaan Jaaliyada Uk .In ay ka soo qayb galaan Xaflada isugu jirta taageero guusha labaaad ee xisbiga UCID ka soo hooysay Dorashadii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid…
