Rejeda reer Muqdisho ee Shirka London iyo Ujjeedada Shirka ee Britain oon is waafaqsaneyn

    Muqdisho May 08,2013(SDN)-Warbixin ay daabacday barta Internetka ee Xinhua ee dalka China ayaa lagu soo bandhigay sida aaney isu waafaqsaneyn rabitaanka shacabka reer Muqdisho iyo Ujjedooyinka Britain ka leedahay Shirka Soomaaliya ee Haatan London ka socda. Sidoo kale waxa Warbixinta lagu soo bandhigay in Dawlada Soomaaliya ee shirka Guddoonkiisa ka mid ahi iyo Shacabka reer…

    Read More

      Somalia Conference 2013: Communiqué

      The International Somalia Conference final communiqué. The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. We met at a pivotal moment for Somalia. Last year Somalia’s eight-year transition ended and Somalia chose a new, more legitimate Parliament,…

      Read More

        Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Xeerka Qareenada (DHAGAYSO)

        Hargaysa 07.May (SDN) Golaha Wakiilada ee JSL ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey G/xigeenka koowaad ee Golahaasi Md Baashe Maxamed Faarax ayaa mudanayaashu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerka Qareenada Somaliland Xeer NO 30/2011. Fadhiga manta oo ay soo xaadireen 45 mudane waxaa ansixinta xeerkaasi ogolaaday 35 Xildhibaan, waxaa diiday hal mudane waxaana…

        Read More

          Safiirka Wareega ee Somaliland oo Faah Faahiyay War uu Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Wargayska Guardian DAAWO

          Hargaysa 07.May (SDN) Safiirka Wareega ee  Somaliland Ampsator Kayse Cabdilaahi Maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyey Maqaal dheer oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ku qoray wargeyska Guardian ee ka Soo Baxa Wadanka Ingiriiska kaas oo lagu Daabacay Cadadkiisii Maanta . Safiirka Wareega ee Somaliland Waxa uu Tilmaamay in Maqaalka uu Madaxweyne…

          Read More

            International Meeting held on “Creating Economic Opportunities for Somalia” Thursday, May 2, 2013

            On Thursday, May 2, 2013, the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS) and One Earth Future Foundation (sponsor of Shuraako and Oceans Beyond Piracy) held an international symposium on ‘Creating Economic Opportunities for Somalia’ at the Institute of International Education in New York.  The symposium brought together senior experts from government,…

            Read More

              Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada 18 May oo markii horaysay ku qabanayaan Istanbul

              Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada 18 May oo markii horaysay ku qabanayaan Istanbul waxa marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran   Maalinta: Sabtida  18/5/13   NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL TURKEY.   CONTACT.ABDILLAHI MOHAMED SLEBAN :053 80588298. SAED ADEM DAHIR :050 71193199 …

              Read More

                Wasiirka Ganacsiga oo Xadhiga ka jaray Dhismayaal Xafiisyo ah oo lagu soo Kordhiyay Wasaaradiisa {DHAGAYSO}

                Hargaysa 06.May (SDN)  Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ee Somaliland Mudane C.risaaq Khaliif Axmed ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme ay hay’ada USAID u Samaysay Wasaarada Ganacsiga. Munaasibada Xadhig ka jarista dhismahan waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka,Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga,Saraakiil ka socotay hay’adaha USAID Iyo DIA oo fulinaysay dhismahan. Madaxa Qaybta Maalgashiga ee…

                Read More

                  Jaaliyada Somaliland oo Canbaraysay Guddida Qabanqaabada 18 May ee UK iyaga oo sheegay inany goobtu ku Haboonayn Madaxda Somaliland iyo qiimaha lacagta lagu galayo oo anay qosasku awoodin

                  London 06/5/13 (SDN) Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan wadankan Uk ayaa canbareyey gudida qaban qabada xaflaada 18May taas oo ay sheegeen in goobta xaflada lagu qabanayo oo aad uga fog gobaha ay ku badan yihiin somalilanderku waxa kale oo ay shegeen in garoonka kubada Cagta anay surto gal ahayn in laysku yimado , waxa kale…

                  Read More

                    War baahiyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Todobaad Hawada ka Maqan,Danayn La’aanta Xukuumada. (Dhagayso Weedhihii Furitaanka Warlaliyahan Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Vs Madaxweyne Siilaanyo)

                    Hargaysa 06.May (SDN) Waxaa Todobaad u buuxsamayaa Mudadii uu War laliyihii Weynaa ee Idaacada Radio Hargaysa Hawada ka Maqan yahay,Kadib Markii ay Ku Timid Cilad Saamixi Wayday inuu Shaqadiisa sii Wato. Warlaliyahan oo Mudo bilo ah Shaqaynayay,dhaqaale badanina uu kaga baxay dawlada isla markaana ay Madaxda Wasaarada Warfaafintu Sheegeen in Mudo Shan Sanno ah hadii…

                    Read More

                      Xaflad Balaadhan oo Somaliland National Library dhaqaale loogu ururinayey oo lagu qabtay Magaalada London + Sawiro

                      London 06/05/13 (SDN) Galbeedka Magaalada London ayaa lagu qabtay xaflad aad u balaadha oo ahayd soo bandhigida iyo dhaqaale u ururinta Mashruuca balaadhan ee Library ga la rabo in laga hirgeliyo Somaliland (Fundraising Event For Somaliland National Library). Xafladan ayaa lagu qabtay xarunt degmada Harrow Civic Centre. Axmed Daahir Cilmi oo ka mid ah hayada…

                      Read More

                        Somalia: Commentary on IHS Jane’s spin on Jubbaland trap

                        Few days ago, IHS Jane, a well-established company for global security analysis, released an analysis under the title Somalia’s Jubbaland Conundrum. The following key points are presented at the beginning of the analysis for quick and effective impact. The Somali federal Government‘s new policy of doing away with the federalism that brought it to power…

                        Read More

                          Soo Dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo (Daawasho iyo Dhagaysi)

                          Hargaysa 05.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Siilaanyo5(1).mp3″] Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Sheegay Wadamada Turkiga,Ingiriiska,Maraykanka, iyo Itoobiya oo ay Safar ku soo mareen inay kala hadleen dhamaanba madaxdii dalalkaasi  qadiyada Madax banaanida Somaliland iyo Wax kasta oo…

                          Read More