The Gangs Of New York

    War turns a society into a classroom, and that is why the Americans are learning what they had not learned before. Pausing and pushing back tears. The Americans believe that they deserve a place with some dignity and respect; due to their heavy gravity as the World most Super Power. But the whole World of…

    Read More

    Real Madrid oo 2-0 Ku Badisey Laakiin waxaa 4-3 Ugu soo baxay Final Dortmund(By Jaahuur)

    Spain-Santigo Bernebeu Stadium-Tue-Aprill-30-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo lugtii labaad ku kala baxay. Haddaba ciyraatan oo la wada sugaayey ayaa lugtii hore waxay todobaadkii hore ka dhacdey carigaa germany waxaana 4-1 lagu soo khaarijiyey Real Madrid. Akhyaartay lugtii labaad ee lugu kala bixi lahaa waxay galabta ka dhacdey…

    Read More

      Is-barbardhiga saddex safar oo ay Cigaal, Rayale iyo Siilanyo ku tageen Maraykanka iyo Sawirka laga dheehan karo wufuudooda

      Hargeysa April, 30 (SDN)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad soo gunaanaday socdaalkii uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu soo gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo la filayo inuu uga soo gudbo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Safarkan uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagay dalka Maraykanka, mid la mid ah ayuu Madaxweynihii hore ee…

      Read More

        War Deg Dega:Mucaaradka Jabuuti oo Ku Dhawaaqay Baarlamaan iyo Guudoomiye Cusub(DAAWO)

        Jabuuti April 30,2013(SDN)-Mucaaridka dalka Jabuuti ayaa maanta ku dhawaaqay Baarlamaan iyo Guddoomiye cusub oo ay sheegeen oin ay yihiin kuwii ku guuleystay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay bishii labaad ee sanadkan. Baarlamaanka cusub ayaa waxa u badan xildhibaano ka tirsan dalada mucaaridka Jabuuti ee USN. Baarlamaanka cusub ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa fadhi uu yeeshay ku…

        Read More

          “Haday maanta Somalia isu Imanayso anagaa Keeni karna,Xasanoow “Madaxweynaha Somalia” Waxba adigu ma keeni kartid” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

          Boorama 30.April (SDN) . Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid ayaa maanta Kormeer ku tagay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu ujeedada Safarkiisa ku sifeeyay inuu la xidhiidho sidii u ogaan lahaa Tabashada ay bulshadu qabaan,Waxaanu xusay inuu u gogol xaadhayo Shir wada Tashi ah oo ay isugu iman…

          Read More

            Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Hadal Dhinacyo badan taabanaya ka Jeediyay Gabagabada Aqoon isweydaarsi Suxufiyiin Meelo kala duwan isaga Yimid {DHAGAYSO}

            Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Agaasimaha Guud ee…

            Read More

              Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Xog Waran dhinacyo badan leh Siiyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

              Hargaysa 30.April (SDN) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Spmaliland Md.Cabdi Dirir Cabdi ayaa maanta Warbixin Dheer waxa uu ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo ka qabsoomay Xarunta Golahaasi ee Magaalada Hargaysa . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax…

              Read More

                Ogeysiis: Jaamacadda Hargeysa iyo Kooraska Dhaqanka Ee Xagaaga!

                Jaamacadda Hargeysa waxa ay ogeysiinaysaa bulshada in  bilaha Xagaaga (June/Julaay) ee sannadkan 2013-ka ay bixinayso casharro ku saabsan culuumta dhaqanka, suugaanta iyo afka Soomaaliga oo loogu talo-galay in lagu kobciyo aqoonta barbaarta Somaliland ee ku nool qurbeha, dalkana ku soo laabta xilliga xagaaga ah iyo ciddii kale ee jecelba.   Duruustan waxa weheliya safarro lagu…

                Read More

                  The documentary film series,examines the dynamics in multiple post conflict settings,Somaliland and South Sudan are presented in this trailer

                  Modern conflict forces people to decide whether to stay or to leave their homeland and eventually, whether to return. Long after peace and economic stability resume, the struggle between those who stayed, those who left, and those who returned is a legacy of war that affects both countries of conflict and countries of refuge. The…

                  Read More

                    Shir lagaga Hadlayo Xidhiidh Somaliland iyo Itoobiya oo Hargaysa ka Furmay {DHAGAYSO}

                    Hargasya 29.April (SDN) Waxa maanta ka furmay  Magaalada Hargeysa shir ballaadhan oo ay ka qayb qaadanayaan masuuliyiin  ka kala  socota  dalalka Somaliland iyo Itoobiya kaasi oo lagaga hadlayo  sii xoojinta xidhiidhka wax wada qabsi ee labada Dal. Shirkan oo arimaha lagaga wada hadlaayay ay ugu mudan yihiin wax wada qabsiga labada Dal ee dhinacyada  nabadgalyada…

                    Read More

                      Nuxurka Warbixintii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska ee Golaha Wakiilada (DHAGAYSO)

                      Hargasya 29.April (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl,Md.Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada waxa uu Mudanayaasha Golahaasi  faah faahin ka siiyay Waxqabadkii wasaaradiisa ee tan iyo bilwgii sanadkan  waxaana uu sheegay in aanay Wax Nabadgalyo Darro ahi  Dalka Ka jirin , waxaana uu Xusay in Amniga Dalka Si weyn Kor Loogu…

                      Read More

                        Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka Hadlay Siyaasada Xukuumada ee dhawrista Faya dhawrka Hilibka {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 29.April (SDN)   Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa maanta Furay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayo Nadaafada Hilibka iyo Sidii loo tayayn lahaa. Tababarkan oo ka qabsoomay Huteel Xaraf waxaa ka qayb galay Hawl wadeeno ka tirsan Wasaaarada Xanaanada Xoolaah,Qaar ka mid ah Hiliblayaasha Gobolada dalka,iyo Xubno kale. Wasiirka Wasaarada Xanaaanada Xoolaha…

                        Read More

                          Baaritaano iyo Casharo Culuunta Scienceka ee Forensic Anthropology ku saleysan oo laga bilaabay xabaalo wadeerdyada Somaliland(DAAWO)

                          Hargeysa April 29,2013(SDN)- Khubaro ka socota dalka Peru oo ku xeel dheer Culuunta loo yaqaano Forensic Anthropology ayaa fasalo iyo baaritaano ka bilaabaya xabaalo wadareedyada Somaliland. Fasalada o socon doona mudo afar todobaad ah ayaa ka qeyb qaatayaashu ay fursad u heli doonaan in ay booqdaan Xabaalaha iyo n ay casharo ku qaataan fasalo. Iyaga…

                          Read More

                            Hanbalyo Meherka Lamaanaha Maxamed Cabdi Muuse Iyo Marwo Farax Maxamed Faarax :By Eng A/risaaq Sulieman Raygal‏

                            Eng A/risaaq Sulieman Raygal Xaaskiisa iyo Caruurtiisu waxay Hanbalyo Meher Wacann u dirayaan Lamaanaha is caashaqaday Mudane: Maxamed Cabdi Muuse Iyo Marwo Farax Maxamed Faarax oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco gaar ahaan Hotel Ramad. Qoyskani waxayleeyihiin reer kaasi cusub noqda labadii isku waree caafimaad qab ku gaadha AqalgalkoodaGacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Waxaana…

                            Read More

                              Daawo Sida Miisaanka Lahayd ee Marxuun Dhoodaan Loogu Aasay Jig Jiga iyo Weedhihii Baroordiiqda “Gocashada I Haysaa Waa Aqoonta Guurtiyo,Gor Gorkaa Dabayshaday”

                              Jig Jiga 28.April (SDN) Alle ha u Naxariistee waxaa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Calanka u Siday Suugaan Murtiyeedka Somalida . Alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo lagu aasay Xabaalaha…

                              Read More

                                Forensic Anthropology and Human Rights: Uncovering Somaliland’s Troubled Past SOMALILAND, HORN OF AFRICA

                                Hargaysa 28.April (SDN)       Somaliland was a part of the former Republic of Somalia. For 21 years until his fall, the regime of Mohammed Siad Barre carried out massacres against the people of Somaliland. About 60,000 civilians were killed, thousands were victims of enforced disappearance, and 500,000 individuals were displaced before the declaration…

                                Read More

                                  Wasaarada Diinta oo ka digtay Falalka Kufsiga iyo Tahriibta oo ku soo Kordhaya Somaliland {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 28.April (SDN) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta Cod Dheer kaga Digtay Tahriibta iyo Kufsiga Caruurta da’doodu yar tahay oo ku soo badanaya sida ay Xuseen Somaliland isla markaana Bulshada u soo Jeediyay inay la Yimaadaan Istiqfaar iyo alle ka Cabsi. Wasiirka Diinta  iyo Awqaaftu Waxa uu Xusay in Sinadu tahay Dunuubta uu…

                                  Read More