Maxaa keenay in wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland uu u raro wadahadaldii Soomaaliya iyo Somaliland Turkiga,mise xaalku waxa uu ahaa uun April Fools’Day?

    Hargeysa April 02,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa shalay shaaca ka qaaday in wadahadaldii Somaliland iyo Soomaaliya ee hore uga socday dalka Britain loo raray dalka Turkiga. Wasiirku Waxa uu sheegay in Dawlada Turkigu ay labada dhanba u fidisay gogol wadahadal oo ay labada dhanba aqbaleen. Xukuumada Somaliland ee…

    Read More

      MADAXWEYNE XASAN WAXA UU YIDHI XIDHIIDH BAA NOO SOCDA, MADAXWEYNE SIILAANYANA WAXAA UU YIDHI XIDHIIDH MAANU YEELAN, YAAN RUMAYSANAA?DAREEN BAA JIRA‏

      SCWW DHAMAANTIINBA Sakaaro saxaro muuqata ayey is tiraahdaa aas waayeelka korkiisu waa wada indho ciyaala ciilmiyoow Waxaa la yaabay nimanka maanta s/land taladeeda hayo maangaabnimadooda iyo sida aanay dib uguba eegaynay shalay waxay yidhaahdeen  wasiirka siilaanyo  ee arrimaha dibad markuu shalay shirka iclaaminayey waxaa uu yidhi anaga iyo soomaaliya xidhiidho ayaa noo socday iyo balamo…

      Read More

        Taageerid Bannaanbaxa Jaaliyadaha Somaliland ee Brussels,Belgium

        London April  02,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl wuxu hambalyaynayaa ururka jaaliyadaha Somaliland ee SSE iyo guud ahaan qurbajoogga Somaliland ee u ballansan bannaanbaxa ballaadhan ee 11thApril, 2013, Brussels, Belgium oo laga samayn doono xarunta baarlamaanka Europe horteeda kaasoo qayb ka ah mawqifka Somaliland ay ka taagantahay shirka Somalia loogu qaban doono London 7 th May,…

        Read More

          Jacaylka aan u hayo Nabada iyo Midnimada Dalka

          Mawduuc ku socda dhamaan dad ka Somalida ah, sidaan u jeclahay nabada iyo midnimada wadankayga, Suurta galnimada inay taas dhacdo mar dhaw waxaana loo yaqaan Federalism taas oo aan caawinayn. Wadamada ka faa’iidaysan kara federalism ka waa wadamada dada ku Hadlaan luuqada kala Duwan, diimo kala duwan tusaale ahaan cadawgeena ugu Wayn ee Ethiopia, danbiile…

          Read More

            Xukuumada Somaliland oo Shaacisay inuu Bilaabmayo Wejigii labaad ee Wada hadalada Labada dal ee Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.April { SDN }  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay Caawa  Qasriga Madaxtooyadda ayaa ku dhawaaqay in wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ,ay toddobaadka soo socda Si rasmi ah markale uga furmi doonaan Dalka Turkiga isla markaana  Somaliland iyo Somaliya labaduba aqbaleen martigelintaas. Wasiirku  oo ka Hadlaya…

            Read More

              Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ka hadlay Xeerka Anshaxa Xeer ilaaliyayaasha iyo Garsoorayaasha (DHAGAYSO)

              Hargaysa 01.April { SDN } Tababar soconayay muddo sadex maalmood ah isla markaana lagu lafo Gurayay habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa maanta lagu soo Xidhay  hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali oo hadal ka jeediyay Xidhitaankii Tababarkaas ayaa sheegay in xeerkani uu yahay mid qabanaya xeer…

              Read More

                Wadahal lagu dhexdhexaadin lahaa Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo Wadani oo fashilmay,maxey tahay sababtu?

                London Mar 31,2013(SDN)-Qaar ka tirsan aqoon yahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa hindise ay soo bandhigeen oo lagu heshiisiin lahaa labada Gudoomiye ee xisbiyada UCID iyo Wadani Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Ciro. Hindisahan oo looga gol lahaa sidii axsaabta mucaaridka ee Somaliland loogu mideyn lahaa xakameynta xukuumada uu madaxa ka yahay…

                Read More

                  Waqtigii Xaqiiqada Somaliland & Somalia (Jidka Rajada )

                  Haa waxa la gaadhay xiligii caalamka laga yaabin lahaa sidii,looga yaabiyay 1960 iyo xiligii Dabaysha Soomali wayn ee ay Qawmiyadu sida wayn isugu heelanayd ,maantana waxay gaadhay waqtigii mar labaad Dunida iyo Qawmiyaadka kale laga yaabin lahaa ,lana tusi lahaa in ay Soomaali waligeed soomaali tahay,siwalbana ay isku mid tahay . Haa inagoo sideena u…

                  Read More

                    Aqoon Isweydaarsi ku Saabsan Xeerka Anshaxa Xeer ilaaliyeyaasha oo Hargaysa ka furmay iyo Weedhii Gudoomiyaha Maxkamada Sare {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 30 March (SDN) Tababar socon doona muddo sadex maalmood ah laguna gorfaynayo habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa manta ka furmay hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Tababarkan oo ah wejigii sadexaad ee noociisa ah waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil cali iyo saraakiil ka socotay Hay’ada UNDP,…

                    Read More

                      Shirweynihii 3aad ee Ururka Qareenada Somaliland oo Hargaysa ka furmay DHAGAYSO KHUDBADII Gudoomiyaha Maxkamada Sare

                      Hargaysa 30 March (SDN)  Shirweynahii sadexaad ee ururka Qareenada Somaliland (SOLLA)) oo lagu soo dooranayo Hogaan cusub oo ururkaasi yeelan doono ayaa maanta ka furmay xarunta Somaliland ee  Hargaysa. Ugu yaraan 150 Qareen oo ka kala yimid gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa kulankan ka qayb qaadanaya waxana uu socon doonaa muddo labo cisho ah, iyadoo…

                      Read More

                        Wasiirka Maaliyada oo Si adag uga Jawaabay War uu ka baahiyay Mid ka mid ah Warsidayaasha Hargaysa {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 30 March (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa Si adag uga Jawaab Celiyay War ku Soo baxay Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada Hargaysa isla markaana daabacay War uu ku sheegay in Wasiirka Maaliyadu uu Mashaariic ku jirta Miisaaniyada qaranka uu ku naas nuujiyay Shakhsi…

                        Read More

                          MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA QANACSIGA SOMALILAND?

                          Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: Dajinta siyaasadaha bangiyada. Dhisida xeerarka iyo shuruucda bangiyada. Dhisida kaabayaasha kale ee bangiyada iyo haayadaha maaliyada ka qanacsada. Dhisida nidaam xisaabeedka iyo nidaamka hantidhawrka Hirgalinta siyaasada lacagta qaranka (Monetary policy).   1….

                          Read More