Somaliland V Somalia

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu iska dhigayaa wax aanu ahayn, waxa uu matalayaa Inuu yahay: Good Samaritan – a person who voluntarily offers help or sympathy in times of trouble. waxa uu mar walba oo uu madal ka hadlayo isticmaalaa weedho ama hadalo ay ka mid yihiin midayn somalia wixii la isku odhan jiray,…

    Read More

      Ogaysiis :Buug Cusub oo uu Qoray Jamac Mohamed Qalib oo la magac baxay Somali Phoenix waxad ka helaysa Green Shop & Super Studio

      waxa loogu  Busharaynayaa dhamaan bulshawaynta somalida ee   ku dhaqan Uk in uu soo baxay  buug cusub oo uu qoray General:Jamac Maxamed Qalib oo ka hadlaya soo jireenkii Tariikhda Somalida kaas   oo aad ka heleysaan Cinwaanka hoos ku qoran. kala soo xidhiidh Green Shop & Super Studio 160 Church Road Willesden, London Nw10 Tel:02084590605…

      Read More

        Hal-doorka Nabadda: Suldaan Maxamed Suldaan Faarax W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 1aad.

        Mar kale iyo qormooyinkeennii Sooyaalka Hal-doorka waxa aynu ku soo qaadanaynaa qormooyin kooban oo ku saabsan sooyaalkii Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Mahad oo ku suntan halgannadii Somaliland xorriyaddeeda kaga heshay Ingiriiska iyo Koonfurta Soomaaliya, sidoo kale ahaa masuulkii koowaad ee ku dhawaaqay hub ka-dhigista iyo nabadgelyada Somaliland ka hanaqaaday..  …

        Read More

          Dhalanteed Waa Maanso ka hadlaysa Dhalinta Maanta

          Maansadan magaceeda la yidhaa dhalanteed waxay kahadlaysaa sida dhillinyrada waqtigani nooli ay u badaleen dhaqankii suubanaa ee asturnaa. Wayadii hore way iska yarayd ama may jirinba in inanka soomaaliyeed inanta uu jecelyahay uu ku hodo khiyaamo si uu muraadkiisa foosha xun u fushado.., Taasoo baryahan danbe aad u badatay oo jacaykiiba jar ayaa lagala dhacay…

          Read More

            Fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale Aadan oo Hees u qaaday xisbiga mucaaridka ah ee USN:Libinta Xisbiga USN Xasiloonida Maxaa ku Xidhay?(DAAWO)

            Ottawa Mar 08,2013(SDN)-Fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale aadan ayaa soo saaray hees uu uga hadlayo xisbiga Mucaaridka ah ee USN ee dhawaanta tartanka doorasho la galay xisbul xaakimka Jabuuti. Heesta Cawaale Aadan ayaa ka warameysa ku shubasho uu sheegay in ay sameysay xukuumada Jabuuti, Daawasho Haboon.

            Read More

              Kulan looga arinsanayo Madaarka Magaalada Burco oo lagu Qabanyo London

              OGAYSIIS WAXAA JAALIYADA REER SOOMALILAND EE KU DHAQAN LONDON IYO AGAGAARKEEDA WAXAA LA OGAYSIINAYAA IN LAQABANAAYO XAFLAD LOOGU TALO GALAY DIB U DHISKA AIRPORKA(MADAARKA) BURCO IYADA OO AY MARTI INOOGU YIHIIN LABBADA XILDHIBAAN. WAABEEYO IYO CALI MAREEXAAN.  Waqtiga kulanku dhacayo 10/03/2013 5 – 11 galabnimo. Egyptian House, 95 Bloemfontein Road, Shepherd Bush, London W12 7DA…

              Read More

                Akhriso Taariikhda Madaxweynihii dalka Fanisweela ee Geeriyooday

                Hugo Chaves wuxuu dhashay 28 July 1954,isagoo ku dhashay Guriga ayeeyadii Rosa Inéz Chávez oo ku yaala Gobolka Sabaneta Barinas ee dalkaasi. Asal ahaan qoyska Madaxweyhihii geeriyooday ee Chaves waxay ka soo jeedeen qoys dhaqaalahooda dhexdhexaad iska ahaa. Hugo Caves wuxuu ahaa canuga labaad ee todobo carruur oo abihii uu dhalay uu ku jiro midkooda…

                Read More

                Real Madrid oo 2-1 Ku Haajirisey Man United (UEFA) By jaahuur.

                Old Trafford-London-Mar-o5-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormaqdeena ciyaaraha waxaynu ku qooransaneynaa xagaa iyo Ingiriiska oo ciyaar ka tirsanayd koobka Yurub (UEFA) waxaana hilfaha isu qaadey Man United iyo Real Madird. Runtii ciyaartan oo la wada sugayey waxaa ka soo qeyb galey dadweyne aad u badan iyo dabcan taageerayaasha warabowga qaba ee labda dhinac. Man United oo ku soo talo…

                Read More

                  HADAAD ARAKTO SHEEKH MAR WALBA LA XIDHAYO RUN BUU SHEEGAY,HADAAD ARAKTA SHEEKH DADKOO DHAMI RAALI KA YAHAY WALI RUNTII MUU SHEEGIN

                  Waan idin salaamayaa dhamaantiin asclwrxwbrktuh Ku socota dawlada  hadalka toosan ee xaqa ah dood iyo muran iyo xadhig waad kala hortimaadaana  maantana sheikh maxamuud geele  ma waxaad ku xidheen waxaad dhamaantiin is wada tiraahdaan uun buu yidhi ee ma wax kale ayuu yidhi. Waligeedba xaqa iyo baadilku waa col dadka runta sheega iyo dadka beenta…

                  Read More

                    Haween Tababr Booliis Somaliland ku qaatay oo maanta qalin jebiyay(DHEGEYSO HADALADII MASUULIYIINTA)

                    Mandheera Mar 04,2013(SDN)-Dhegeysteyaal waa Barnaamij gaara ah oo ku Saabsan Dufcadii Lix iyo Labaatanaad ee Ka Tirsan Ciidamada Booliska ayaa Maanta  Tababar u socday Mudo lix bilood ah loogu soo gabo gabeeyay Dugsiga Tababarka Lixle ee Degmada Mandheera,Taas oo ay ka qayb galeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Talisyada Ciidamada Booliska iyo Asluubta.   [peckplayer…

                    Read More

                      Wiil ay Walaalo yihiin Madaxweyne Barack Obama oo ka qaybgalaya doorashada Maanta ee Kenya, muxuuse yahay hal-ku-dhigiisa ololuhu?

                      Nairobi March, 4, 2013 (SDN)- Malik Obama oo ay walaalo yihiiin Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Barack Obama, ayaa u tartamaya xafiiska gobolka ku yaala galbeedka dalka Kenya, kaasoo ka qaybgalaya doorashooyinka Isniinta maanta ka bilawday dalkaas. Mr. Malik Obama wuxuu Isniinta maanta sheegay in walaalkiisa aabihii dhalay oo ah Maaxweynaha Maraykanka Barack Obama uu balanqaaday…

                      Read More

                        Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan xaji abdi qani Mohamed nuur (bitijoor) iyo ubax Mohamed oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland .

                        Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan xaji abdi qani Mohamed nuur (bitijoor) iyo ubax Mohamed oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland . Dadka tahniyada arooska diraya waxaa kamida 1. Hooyo aamina 2. Hooyo casha…

                        Read More

                          Saraakiil reer Buuhoodle ah oo Hargeysa u yimi ku biirida ciidamada Qaranka(DHEGEYSO)

                          Hargeysa Feb 02,2013(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Gaashaan Dhiga Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami,Dibu dejinta Mudane Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo Toosiye” iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Mudane Cismaan Garaad Soofe  ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa Saraakiil ka tirsan Deegaanka Buuhoodle kuwaas oo ku soo biiray Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland . wasiirka wasaarada gaashaandhiga…

                          Read More