TAHRIIBAHA MAANTU WAA QAXOONTIGA BERI, Qallinkii: Axmed Cabdi Xasan
Habeen oo dhan ma seexdo , subbixiina hadal hayntiisa madaayo. hadba dadka jecel kama foggaado, Waa wiil dadaal badan , haddana darxumo jecel. mid weeye war iyo wacaal adduunka yaal ,misna aan weedhi ku seegganayn. Waa mid talo badan , haddana aan tusmeyn. Waa mid Waanada Waalidka u-nuggul , Haddana aan weellayn waa mid aad…
