“Imikana waxa haboonayd inuu Guddoomiyaha wakiilladu Gole-weynaha hordhigo wixii madaxweynuhu soo sheegayna uu u akhriyo, Dabadeedna….” Axmed Y. Yaasiin

    Hargeysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay Khilaafka u dhexeeya Madaxtoyada iyo Aqalka Wakiillada, kaas oo salka ku haya Waraaq ay dhawaan madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Wakiilladu isweydaarsadeen oo ka hadlaysay Wareejinta Keydka Haamaha Berbera. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xalay waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa si cilmiyeysan u lafo-guray muranka…

    Read More

      Isticmaalka Ereyga ‘LOL’ Ee Dadka Facenook Ku Sheekaystaa Ay Qosolka Ku Cabiri Jireen Oo Yaraaday

      Sahamin dhowaan ay samaysay shirkada Facebook ayaa lagu ogaaday in ereyga Lol oo caadi ahaan dadku marka ay ka sheekaysanayaan facebook ay u isticmaalaan in ay ku muujiyaan qosolku uu hadda isticmaalkiis hoos u dhacay. Sahamintan Facebook ay samaysay waxa ay muujisay in dadka facebook ku sheekaystaa ay boqolkiiba 51 marka ay isticmaalayaan bar-kulannada bulshada…

      Read More

        Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ka Talo Bixiyey Khilaafka u dhexeeya Xukuumada iyo Golaha Wakiiladda DAAWO

        Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Maanta ka hadlay Waxqabadyadii u hirgalay iyo Qorshayaasha ay Mustaqbalka ku horumarinayaan Waaxda Garsoorka ee dalka. Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Markii kowaad ka hadlay Khilaafka ka Dhashay Go’aankii ay Golaha Wakiiladu ku laaleen Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka…

        Read More

          Xasuuqa Tacliinta

          Xasuuq ka weyni ma jiro dhallinyarada u soo kacaysa dalka oo aan loo samayn siyaasad waxbarasho, imtixaanaadka shahadiga ah ee laga qaado ardayada qaranaka dusgiyadu waxay ku tartamaan kaalmaha hore si ay ugu iibiyaan sannad dugsiyeedka cusub dusigooga. Waa la kala tagay dugsiyo dawliya oo kaalin gala hadmaa kuugu danbaysay? Waa calaamad muujinaysa tayo la’aanta…

          Read More

            Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Xukuumada iyo Golaha Wakiilada U Soo Jeediyay Inay Xaliyaan Murankooda

            Hargeysa,8sep,2015(QJ/SDN)-Guddoodmiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Ayaa xukuumada iyo golaha wakiilada ugu baaqay inay muranka ka dhaxeeya ku xaliyaan  dastuurka iyo xeerarka ay ku wada shaqeeyaan, isla markaasna meesha laga saaro siyaasada. Waxa uu guddoomiyahu sheegay in aanay wali dhacdadaas soo gaadhin wax garnaqideeda la xidhiidha, waxaanu ku waaniyay labada dhinac in aan loo baahnayan…

            Read More

              Nuxurka Khiddad Madaxtooyadu Dejisay Oo Lagaga Daba Tegayo Go’aankii Guddoomiye Cirro Uu Keligii Madaxweynaha Waraaqda Ugu Soo Celiyey

              Hargeysa:Sep,08,2015(SDN/QJ)-Kadib markii uu Guddoomiye Cirro dhawaan Go’aan isaga gaar u ah dib ugusoo celiye warqad kaga timi dhinaca Madaweynaha, ayey madaxtooyadu soo diyaarisay qorshe cusub oo ay Arrintaas kagaga takhalusayso. Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaysay inaanu Madaxweyne Siilaanyo mar kale dib ugu celin guddoomiye Cirro qoraal jawaab celin ah, waxaanay doorkan madaxtooyadu ciyaaraysaa…

              Read More

                Khilaafkii Wakiilada oo soo Laba Kacleeyey Labada Gudoomiye Ku Xigeen oo eedeeyay Gudoomiye Cirro iyo Dooda Gudoomiyaha DAAWO

                Hargeysa 07.Sep 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiye Ku Xigeenada 1aad iyo 2aad ee Golaha Wakiiladda ayaa Sharci daro ku tilmaamay Go’aan uu Gudoomiyaha Golahaasi dib ugu Celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland qadiyada Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera oo ay Sheegeen inaanu kala tashan Gole- weynaha iyo Shirgudoonka toona. Dhanka Kalena Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa sheegay…

                Read More

                  Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) Qallinkii Boobe Yuusuf Ducaale

                  “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc aan ka dheegay maansada Dhayalsi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 5aad 7/9/2015ka 1. In shacbigu xoojiyo midnimadiisa, cududdiisana meel isugu geeyo, iskana ilaaliyo kala-qaybsanaan walba oo inagu waarinaysa habeenka madow ee digtaatooriyadda, dib-u-dhaca iyo xaq-soor la’aanta; 2. Labada dhinac…

                  Read More

                    Balli-cad: Shirabaada Maamulka Khaatumo, Sheekadda Issimadda iyo Shakiga Ergooyinka Shirka Qaadacay

                    Balli-cad 07.Sep 2015 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa maanta deegaanka Balli-cad oo dhacda galbeedka Laascaanood, waxa uu ka furay shir uu ku tilmaamay mid la iskula xisaabtamayo oo maamulkiisa iyo shacbiga deegaamada Sool iyo Buuhoodle ku faaqidayaan danahooda. Shirkan ayaa la sheegay in ay ka maqan yihiin waxgaradka beelaha shiraya qaarkood,kuwaasi oo…

                    Read More

                      Xarakada Al-shabaab oo Soo Bandhigtay SAWIRRADA Weerarkii ay Todobaadkii hore ku qaaday Xerada Jannaale

                      Muqdisho,7sep,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay Maanta SAWIRRO Muujinaya Weerarkii ay 01-dii bishan September ku Qaadday Saldhig Ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo sheegay inay ku dileen Weerarkaas Askar fara badan oo ciidamada AMISOM ee dalka Uganda ka socda ka tisranaa. Weerarka oo ahaa ugu Xumaa oo ay Al-shabaab ku Qaaddo saldhigyada…

                      Read More

                        “Xukuumaddu haamaha meel wanaagsan bay ku bixisay oo rag Somaliland ah baa la siiyey, Baarlamaankana waxan leeyahay waa….”Xaaji Cabdi-waraabe.

                        Hargeysa:Sep,07,2015(SDN/QJ)-Xaaji Cabdikariin Xuseen(cabdi-waraabe), ayaa ka hadlay muranka ka taagan Wareejinta Keydka Haamaha shidaalka Berbera, waxana uu tilmaamay in xukuumadda loo daayo arrintaas. Xaaji Cabdi-waraabe uu warbaahinta qaarkeeda la Hadlayey, ayaa sheegay in xukuumaddu Haamaha shidaalka Berbera siisay muwaadiniin dalka u dhalatay, waxana uu baarlamaanka ugu baaqay inay arrintaas dhulka dhigaan,  “xukuumaddu haamaha meel wanaagsan bay…

                        Read More

                          Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Shirguddoonka Wakiillada Iyo Guddoomiye Cirro Oo Go’aan Keligii Gaar u ah Ku Celiyey Warqaddii Madaxweynaha Ka Timi

                          Hargeysa:Sep,07,2015(SDN/QJ)-Khilaaf xooggan ayaa ka dhexqarxay shirguddoonka Golaha wakiillada Somaliland,  waxana siyaabo kala duwan khilaafkaas uga Hadlay Guddoomiyaha Golaha Mudane Cirro iyo Labadiisa Ku-xigeen Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf, kuwaas oo isku eedaynayo Go’aan uu Guddoomiyuhu  dhawaan gaadhay. Guddoomiyaha Wakiillada Mudane Cirro oo saaka aroortii hore saxaafadda Kula Hadlay Xarunta Golaha, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha…

                          Read More

                            Daawo Dhalinyaro Laga Soo Badbaadiyay Badweynta + Warbixin Murugo Leh!

                            Millano,7sep,2015(QJ/SDN)-Dhallinyaro fara badan oo Soomaaliyeed ayaa laga soo badbaadiyay Shalay Xeebaha Dalka Talyaaniga, Halkaasoo tahriibayaal fara badan oo Afrikaan iyo Carab ah ay sannad walba maraan si ay u gaadhaan Qaaradda Yurub. Haddaba dhalinyaradan ayaa marka aad aragtid jidh dilka loo gaystay iyo dhibta ka muuqata jidhkooda ayaa waxaad dareemaysaa dhibka ayb kala soo kulmeen…

                            Read More