Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi + Xildhibaan Weli Axmed Xaawa Oo Canbaareeyay Xadhiga Boqorka

    Hargeysa,15sep,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yuusuf Cabillaahi oo ka mid ah dhaqan Somaliland ayaa shalay ciidamada Bileyska Somaliland Xabsiga U taxaabeen, iyadoo wararka aanu helayno ay sheegayaan in boqorka loo xidhay fikirkiisa ku aadan Mashruuca Banka Qoolcadey ee xukuumadda Somaliland daba ka riixayso. Xadhiga Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi ayaa waxa si kulul u canbaareeyay Xildhibaan Weli AXxmed Xaawa,…

    Read More

      Daawo: “In Cabdiraxmaan Lagu qabsado Microfoonka iyo annaga waa lana kala ilaaliyaa wax horena waa Hibanaynayaa,”Suld. Maxamed Suld. Xirsi-qani

      Hargaysa 15.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Galbeedka Magaalada Burco Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa Markii Kowaad ka hadlay dhacdadii ay isku faro saareen Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Ku xigeenkiisa 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax Waxaanu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dalbaday inuu ka hadlo falkaa foosha xun ee ka dhashay Cida Maamusha Golaha…

      Read More

        Loollankii Kulmiye Oo Dardar Cusub Yeeshay Iyo Wasiir Cusub Oo Dhawaan Shaacin Doona Musharraxiintiisa

        Hargeysa:Sep,15,2015(SDN/QJ)-Iyadoo aan weli la cayimin wakhtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo qodobada lagu go’aamin doono ay ka mid tahay xulashada musharaxa madaxweyne iyo madaxweyne-xigeen, ayaa waxa muuqda inuu isa soo tarayo loolanka u dhexeeya siyaasiyiinta uu damacu hayo ee xisbigaas ka wada tirsan. Warar uu Wargeyska Geeska Afrika…

        Read More

          Lugooyada Jamaal, Lurta Cabdiraxmaan Iyo Lulashada Muuse!

          Abuurida fursadaha siyaasiga ahi marba waxay leeyihiin heerar kala duwan kuwaas oo meertadu jaangooyn u tahay. Gaadhida hanka siyaasaddeed waa mid u baahan ka baaran dag badan iyo feejignaan dheeraada oo ay ku lamaan tahay taxadar iyo heelanaan leh hamuun sare! Dabcan markaynu ka hadlayno fursad iyo gaadhideeda waxaan meesha marnaba ka madhnaanay caqabadaha iyo…

          Read More

            OGAYSIIS: Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta

            Ururka Dhalinyarada Aqoonyahanka Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO), Waxay kugu marti qaadayaan inaad kala soo qayb gasho Bandhig Cilmiyeedka Uu Cinwaankiisu Yahay Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta, kaas oo uu qaban doono Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Habeenka sabtidu ay soo galayso Taariikhtudan ay tahay 18-Sep-2015 Saacadda: 6:30 – 8:00…

            Read More

              Hambalyo Meher Mawliid Muuse Maxamud Iyo Ooridiisa Nimco Aadan Maxamud

              Hambalyo Meher Wacan Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”, C.laahi Maxamed Diiriye,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Mawliid…

              Read More

                Tacsi Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi”

                1.Dr Maxamed Cali Oday iyo Xaaskiisa Baarliin Maxamed Bahdoon iyo Caruurtooda oo dhan. 2. Gaashaanle Sare Cabdi Xaashi Iyo Xaaskiisa Waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii,Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi” oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho. Ilaahay Marxuunka Naxariistiisi Jano ha ugu deeqo Qoyskii iyo qaraabadii…

                Read More

                  “Waxaanse Ka Digayaa, Waxaa Iman Karta In La Yidhaa Cid Xilka Halaga Qaado, Waxaan Qabaa Xilligii Cid Xilka Laga Qaadi Lahaa Way Dhaaftay, Mana Rabno…” Axmed Yuusuf Yaasiin

                  Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka digay in golaha wakiilladu noqdo laba garab oo is barbar socda, kaasi oo masiirka umadda khalkhal galin kara. Waxa uu sheegay in dagaalkii dhex maray Guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa koobaad ahaa mid wax weyn u dhimay meeqaamka Somaliland, islamarkaana…

                  Read More

                    Xiisad Colaaddeed Oo Ka Taagan Deegaanka Qoriley iyo Hub Urursi Xoogg Leh Oo Halkaasi Ka Socota

                    Qoriley,14sep,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qoriley ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto sansaan colaadood oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda halkaasi dagaal ka qarxo, hub urursi iyo gurmad badan oo ka jira deegaanadaas ayaa nasoo gaadhaya, waxaana arrintani ay ka danbeysay ka dib markii halkaasi ay dhawaan kolonyo ciidamo…

                    Read More

                      Baashe Maxamed Faarax Oo U Jawaabay Suldaan Sabayse Iyo Cali Guray Kana Halday Dagaalkii Dhex Maray Isaga Iyo Cabdiraxmaan Cirro.

                      Hargeysa,14sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye xigeenka Koowaad ee golaha wakiilada somaliland ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay eedo uga yimid sulaadiin iyo siyaasiyiin, waxaana uu yidhi “Cali Guray hadalku ku hadlay ma ahayn mid qof masuul ah ama shakhsi miyir qaba ku hadlo, gabadh garcatay iyo fawaaxishkii uu ku maah maahaayay, wax aan anigu ku hadli karo ama ii…

                      Read More

                        Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Oo Uu Madaxweynaha Soomaaliya Jeediyay.

                        Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Dhamaantiin, Waxaa farxad ii ah, inaan dhammaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo uu joogo, kala qeyb qaato, munaasabadda lagu xusayo, sannad-guuradii 3aad ee ka soo wareegtay, muddadii ay jirtay xukuumadda rasmiga ee Federaalka Soomaaliya. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay halgan dheer iyo hawl-badan u gashay, sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed, amnigiisa loo soo celin lahaa, daganaansho…

                        Read More

                          Wiilka Madaxweynuhu Soddogga u Yahay Ee Baashe Cawil Iyo Wafti Imaaraati ah Oo Uu Wato Oo Maanta Daah Furi Doona Mashruuca Muranku Ka Taagan yahay Ee Buurta Gacan-libaax

                          Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Wiilka uu madaxweynuhu soddoga u yahay ee dhawaan loo magacaabay safiirka Somaliland u fadhiya dalka imaaraadka iyo Wefti dhawr xubnood ah oo uu hogaaminayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada dalka  Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa shalay socdaal ku yimi dalka, isla markaana wuxuu weftigan UAE ka soo degay garoonka diyaaradaha…

                          Read More

                            Taliyaha Booliska Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Kala Faquuq Waji-garasho Ku Dhisan Kula Kacay Wariyaal Xarunta Golaha Wakiillada Ku Sugnaa

                            Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Taliska Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa eex, qaraabo-kiil iyo kala doorasho cilmi-darro ka muuqato ku kala faquuqay Warbaahin shalay hawl-maalmeedkeeda shaqo kula kallahday Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, iyadoo ay labada sarkaal ee ciidamada ugu sarreeyaa arrimahaas si toos ah ugu lug yeesheen. Inkastoo ciidamadii tirada Badnaa ee shalay ee Xarunta Golaha Wakiilladu amar guud ku haysteen…

                            Read More

                              From Somaliland to Harvard

                              CAMBRIDGE, Mass. — OF the millions of young men and women settling into college dorms this month, one of the most unlikely is Abdisamad Adan, a 21-year-old beginning his freshman year atHarvard. Some of his 18 siblings are illiterate and never went even to first grade, and he was raised without electricity or indoor plumbing…

                              Read More