Dhaawaca Robin Van Persie Wax Ma u Dhimi Doonaa Man United? By Jaahuur.
London-Feb-25-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xagaa iyo Ingiriiska oo horyaalkii si habsami ah uga socdo. Horyaalka Ingiriiska oo galey kulankiisii 27-aad waxaa 12-tan dhibcood si xalad leh ugu hogaaminaya Man United oo leh 68-dhibcood waxaana ku soo xigta Man City oo la soo gurguurneysa 56-dhibcood. Haddaba weereryahanka ay Man United halbowlaha u ah Robin…
