ROOTS: CAMELS CAME FROM CANADA

    In a recent meeting with 40 Toronto Toastmasters, I asked if anyone of them ever saw a camel in Canada, or for that matter, had any idea of its origins.  Five of them responded that they saw the beast in a Zoo, and two of them said that camels originated from Somalia.  It is a…

    Read More

    Xulka Nigeriya ayaa Ku Guuleysatey Koobka Qaramada Africa Markii uu 1-0 Ku Sagootiyey Xulka Burkina Faso (Cup Of Nations Final 2013) By Jaahuur.

    Johnhansburg-Feb-11-201qurbejoognews.com-Akhyaartay qubnaheena iyo maanta waxaynu ku eegeynaa horyaalkii koobka Afirka oo lagu kala faataxaystey. Koobkii xulka qaramada Afirka ayaa mardhaweyd ku soo gabagaboobey caiga South Afrika waxaana ciyaartii kama dambeysta ahyd foodda isla galay xulka Nigeria iyo xulka Burkiia Faso. Ciyaatan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyna caga-cageynay 78,000 cabcan waxaana ka maqneyn taageerayaasha labada…

    Read More

      Afsoomaaliga Yaa Matala? (QORMO)

      Afka waxa uu ka mid yahay astaamaha ama qodobbada madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco dhaqanka, haybta iyo asalka ay ummad ama koox dad ahi leedahay. Qeexid aan murugsanayn oo afku leeyahay waa ereyada iyo ulajeeddooyinkooda oo ummadi ay isku garato. Dadka adduunka ku nool inta ayan baran qoraalka casriga ah ee afka…

      Read More

        Dhalasho Farxad Leh- Oo Ku Socta Md Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa Oo Wiil Samiir Loo Bixiyay Ugu Dhashay Hargeysa

        Dhamaan qoyska Reer Cali Kabadhe Axmed oo ay u horayso  Hooyo Caasha Sheekh Adam Muxumad Cabdicasiis Cali Kabadhe Xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa Koosaar Cali Kabadhe xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa Cabdirashiid Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa Warda Cali Kabadhe, Odaygeeda iyo carruurteeda Kamaal Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa Khadra Cali Kabadhe Odaygeeda iyo carruurteeda Nimco Cali Kabadhe Naasir…

        Read More

        Nigeria Iyo Borkina Faso oo Guryahoodii u Kala Haajiriyey Mali Iyo Ghana (Cup Of Nations 2013 Semi Finals) By Jaahuur.

        Moses Mabhida Stadium,Durban-Feb-06-2013,qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecayna dabcan koobka horyaalka Afrika Cup Of Nation oo lagu kala faataxaystey. Waxaa maanta oo arbaco ahayd Feb 06 foodda isla galay Borkina faso vs Ghana iyo Nigeria vs Mali. Haddaba haddii anu soo qaadanao ciyaatii ugu horeysey oo runtii aad iyo aad u xiisa badneyd waxay…

        Read More

          Maayarka cusub ee Hargeysa oo sababo Caafimaad isaga gudbay Jabuuti iyo Dubai, wararkii u dambeeyay ee xaaladdiisa iyo guux ka bilaabmay golaha Deegaanka

          Hargeysa 5, Feb.2013 (SDN)- Maayarka cusub ee Hargeysa oo tan iyo todobaadkii hore daawayn caafimaad u jiifay cusbatal ku yaala Jabuuti, ayaa la sheegay in loo gudbiyay dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta. Inkastoo aanu jirin war ka soo baxay dawladda Hoose ee Hargeysa oo arrintaa ku saabsani, haddana siday ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

          Read More

          Maxaa Kala Haysta Mali vs Nigeria Iyo Ghana vs Borkina Faso (Cup Of Nations 2013-Semi Finals) By Jaahuur.

          (South Africa-Cup Of Nations-2013)-Feb-05-2013-qurbejoognews.com. Saaxiibayaal barnaamikeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qaadadhigeynaa maxaa kala haysta afrta xul ee iskugu soo hadhey (Semi Final-ka) ee ka dhici doona berito oo Arbaco ah(Wenesday) Feb-06-2013? Haddaba afartan xul oo kala ah Mali vs Nigeria iyo Ghana vs Borkina Faso. Koobkan horyaalka ee qaraamada Afrika ayaa jawi kale yeeshey,markii xulalka…

          Read More

          Baltimore Ravens Ayaa Ku Guuleysatey Super Bowl Xlvii 34-31-na Ku khaarijisey San Fransico 49ers (By Jaahuur)

          New Orleans Louisiana,Feb-04-2o13-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa ciyaartii finalka ahayd ee dhex martey Baltimore Ravans And San Fransisco 49ers. Intii aanciyaartu bilaaban ayaa dadweynaha garoonka soo buuxuyei korna u dhaafey 70,000 kun ayaa xusey duufaantii ka dhacdey New Orleans ee (KATRINA) oo kalaaftey hooy la’aana ku riidey dad kor u dhaafey 20,000. Ciyaartan oo…

          Read More

            Hoggaanka UCID (Faysal iyo Jamaal) iyo Dareen-celintooda Shakhsiyadda Xaaji Cabdi W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

            Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID waxa uu ka mid yahay hal-doorka kaalinta mugga leh ka geystay buugga Xaaji Cabdi-Waraabe mid dhaqaale iyo mid marag-furba, 06/Jenewari/2012 ayaan  Hargeysa ku weydiiyay aqoonta ka dhaxaysa Xaaji Cabdi waxaanu ku jawaabay “Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-Waraabe) waa odayga odayada reer Somaliland. Wuxuu taariikhda ku gelayaa doorkii…

            Read More

              Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Inta aan ka arkay, W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)… Qaybta 2aad

              Aan idhaahdo ”Alleylehe waa qormo” mar haddii aan dareen-celin midba jaad gaara tahay aan ka helay dad kala geddisan… Malaha Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan waa siyaasi ka mid ah kuwa loogu hadal-haynta iyo dhegtaagga badan yahay madaxda qaranka….. Yaanan ararta ku tiigaaline maqaalkii 2aad iga guddooma… Danta labaad ee aan ka lahaa Kulanka Wasiir…

              Read More

              Ghana oo 2-0 Ku Saloolatey Cote Verde Quarter Final Cup Of Nations 2013 ( By Jaahuur)

              Nelson Mandela Bay Stadium-Feb-02-2013-qurbejoognews.com-Akhyarrtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureyna dabcan horyaalka Afrika oo la soo guda galey Semi Final. Haddaba iyada oo biloodey Semi Finalkii xulkii laga badiyaana waxuu u baqoolidoona xaafadahoodii. Saaxiibayaal labada xul ee maanta inoo furey foodana isla gaey waa Ghana iyo Cote Verde waxaana ka soo qeyb galaey dadweyne aan la soo…

              Read More

                C/Laahi Siciid Dheere: Bare iyo Siyaasi Hufnaan Looga Marag-furay. W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 8aad.

                Sannadkii 2007-da, markii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin kala diray guddigii doorashooyinka ee uu Guddoomiyeha u ahaa Axmed Xaaji Cali Cadami, waxa uu distoorku dhigayaa in marka komishan cusub la samaynayo uu madaxweynuhu soo magacaabo 3 xubnood, guurtiduna ay 2 keento, halka axsaabta mucaaridka ahina ay xulista 2 xubnood u xilsaaran yihiin. Maadaama oo ay…

                Read More

                  Hambalyo Meher: Aqoonyahan Mustafe Cabdi Iidaan iyo Marwo Huda C/Raxmaan Axmed

                  Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Axmed Saleebaan Birinbir, Prof Cabdiraxmaan Xasan Nuur, Mahad Ciise Xirsi (Boos), C/Qani Muxumed Cige (Farxaan), C/Raxmaan Guuleed Kaahin, Sayid-Cali C/Raxmaan Axmed, C/Casiis Xirsi Warsame, Abshir Askar Maxamed, C/Raxmaan Axmed Xasan (Buraale) iyo guud ahaan Bahda Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista ERA… Waxa ay duco, hambalyo iyo bogaadin hufan u dirayaan Agaasimaha Akadamiga…

                  Read More

                  David Beckham oo mushaar la’aan ugu ciyaari doona kooxda qaniga ah ee PSG

                  Paris Feb 01 2013 (SDN)– Xidigii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxaha Manchester united iyo Realmadrid David Beckham ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax lacag mushahar ah ka qaadandoonin kooxdiisa cusub eek u biiray oo ah Paris Saint German, asagoona intaas raaciyey in waxa ay siiyaan uu ku bixindoono inuu ugu tabaruco hay’adaha ka…

                  Read More