Booqashadii Burco iyo Bandhiggii Waddaniyadda (Daljirka) W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

    Amin barqo dheer ah, welina aan maalin-badh la gaadhin oo noqonaysa dharaartii Axadda (20/Jen/2012) ayaan baabuur ka raacay Hargeysa si aan uga qaybgalo kulan-madaleed wacyigelin ah oo ku saabsanaa sidii kor loogu qaadi wacyiga iyo dareenka waddaniyaeed ee bulshadeenna oo lagu qabanayay magaalo-madaxda Togdheer… Jidku wuxuu ahaa mid suubban waxaana darawal noo ahaa Maxamed Ibraahin…

    Read More

    Ivory Coast oo 2-1 KU Furdaamisey Togo (by Jaahuur)

    South Africa-Jan-22-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxynu ku jibaaxeynaa ciyaar ka tirsaneyd koobka horyaalka ee qaaradda Afrika oo ay madax isla galeen Ivory Coast iyo Togo. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey waayo waxaa ciyaarayey ciyaartoy ka ciyaarta Yurub sida yaya Toure,Didier Drogba,Adebayor,Gervinho iyo qaar kale. Runti labada kooxood waxay soo bandhigeen ciyaar…

    Read More

    Koobka Horyaalka Africa(Kooxuhu Ma Waxay Ku Balameen Bar-bardhac)(By Jaahuur)

    South Africa-Jan-22-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeyna koobka horyaalka ee qaaradda afrika oo sidii loogu talagaley uga socda South Africa (Cup Of Nation) Haddaba ciyaarihii la soo ciyaarey waxaad u maleysaa iney ku soo balameen in wax goolal ah la iska dhalin. Ciyaartii lagu furey koobkan horyaalka Afrika waxaa foodda isla galey South Africa…

    Read More

      Xogahayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka oo ka Muquuratay Suaal laga weydiiyay in Mareykanku Maacaamil la sii yeelanayo Somaliland iyo Puntland

      Washington Jan 21,2013(SDN)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Hillary Rodham Clinton ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku aqoonsaday dawlada Soomaaliya mudo 19 sanadood ka dib ah. Goaanka Mareykanka ayaa la shaaciyay xili uu madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho rasmi ah ku joogo dalka Mareykanka. Hadaba ku dhawaaqida siyaasada cusub ee Mareykanka ka dib ayaa…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Muuxuu kala hadlay Soomaalida Minnesota, Maraykanka (Warbixin)

        Minneapolis Jan 19 2013 (SDN)— Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad socotay ku dhawaad muddo 50-daqiiqo ah waxa uu u jeediyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu qiyaasayo 5-kun oo ruux, kuwaasi oo isugu yimid hool weyn oo kuyaalla MagaaladaMinneapolisee dalka Maraykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudubada uu u jeediyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minneapolis waxa…

        Read More

          Mr.Silanyo Is A Ku – Ku

          Like all other subjects in the School – Curriculum, history has it’s own aims or purpose. Mr.M.White has aptly said, “ An Aim is the conscious purpose which we keep before our minds while doing a thing or after having done. “ In general, the aims of teaching history are the same as that of…

          Read More

            Hees Cusub Caalin Baad Ismoodee Cirka Maadigaa Tagay Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag,,

            Doha Qatar 19Jan13 (SDN) Hees Cusub Caalin Baad Ismoodee Cirka Maadigaa Tagay Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag,, Cad kuwaad wadaagtaan Cadaw laguma sheegoo Canaantiyo dhaliiilaa Colaad looma qaatee Cunsur iyo qabiil iyo Car i taabo maahoo Carab dalable suugaan Cadho looma heesoo Fanka lama…

            Read More

            Tababarihii Barcelona oo u Ruqaansandoona Xagaaiyo Bayern Munich (By Jaahuur)

            Munich-Germany-Jan-16-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa Tababarihii Barcelona Pep Guardiola oo u baqooli doona Bayern Munich qalinkana ku duugey 3-ex sanno oo (Contract) xagaagan soo socda. Tababarahan oo ka mid ah tababarayaasha ugu fiican aduunka ayaa 4-tii xagaaga(Seasons) uu la joogey Barcelona ku guuleystey 14-an (Titles). Waxa kale 00 isna ka dhawaajiyey inuu ka hayaamayo…

            Read More

              Ogeysiis:Dabaaldeg Xisbiga UCID loogu Qabanayo Ottawa,Canada iyo hogaanka sare ee xisbiga oo ka qeybgeli doona

              Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha  Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku  nool magaalada Ottawa iyo  agagaarkeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad  isugu jirta taageero guusha labaaad ee uu xisbiga UCID ka soo hooyeye tartankii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid noqday mar…

              Read More

              Xiddigii Reer Spain Rafael Nadal oo Calool Xanuun (Stomach Virus) Awgii Uga baxay Australian Open (By Jaahuur)

              Spain-Jan-15-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu  maanta ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Spain Rafael Nada oo waayadan lagu arag fagaaraha ciyaaraha aduunka siiba Tanista xageebuu ku dambeeyey? Xiddigan oo ahaan jirey NO-1-Tenista  kuna guuleystey 11-ban (Grand Slam) ayaan Garoomada lagu arag ilaa June 2012 dhaawac jilbka bidix ka soo gaadhay awgii. Haddaba waxaa la filayey inuu ka soo…

              Read More

                Somaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin Weyn Ka Qaataan Danta Guud Iyagoo Ku Bixiya In Yar Oo Xoolahooda Oo Wax Weyn Uu Noqon Karta Qaranka

                Somaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin Weyn Ka Qaataan Danta Guud Iyagoo Ku Bixiya In Yar Oo Xoolahooda Oo Wax Weyn Uu Noqon Karta Qaranka ‘Qof Dhis Waa Qaran Dhis’ Somaliland Concern Group waxay ku bogaadinaysaa qurba jooga somaliland sida ay dalkooda ugu heelan yihiin had iyo jeer ee…

                Read More

                  Xawaaladda Jubbo Express Ka Fac weyn Mid Lagu Xidhiidhiyo Qaran Express

                  Xawaaladda qaran waxa la xidhay oo ay shaqada joojisay bishii February 18th, 2012.Xawaaladda Jubbo express-na waxa laga furay Somaliland sannadkii(2010) bishii febuary halkaana waxa ku cad in sannad iyo badh iyadoo shaqayneysa”. Hargeysa Marka hore waxaan jecelahay inaan halkan ka salaamo dhammaan akhristayaasha kala duwan ee kala og ama kala garanaya qoraalka Been abuurka ah…

                  Read More