Cristiano Ronaldo Ma Ka Haajiri Doonaa Real Madrid? (By Jaahuur)

Real Madrid-Jan-14-2013-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bildhaamineynaa xiddiga reer Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ma ka ruqaansan doonaa Madrid? Xiddigan oo u ciyaari jirey Man United dhiilna la galay Bernabeu ayaa kontragkiisii(CONTRACT) ku egyahay 2015,laakiin wuxuu afkiisu ka xaday inuu ka haajiri doono isbaanashka. Waan dhawri doona inaan ka baxo kontrageyga(Contract) taana la iskuma hayo,sidaana…

Read More

Atlanta Falcons oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Seattle Hawks (By Jaahuur)

Atlanta-Jan-14-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormqdeena ciyaaraha waxaynu maanta tageyna xagaaiyo Mareykanka iyo (NFC) oo xaley foodda isla galeen Atalnta Falcons iyo Seattle Hawks. Ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka (NFL) American Football League  ayaa runtii ahayd ciyaar aad u xiissa badneyd oo la wada sugayey kana mid ahayd (play Off). Asxaabtay ciyaartan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad…

Read More

    OTTAWA COMMUNITY SOMALILAND SERVICES WAXAY TACSI TIRAANYO LEH U DIRAYAAN EHELADDII ,ASXAABTII,QOYSKII IYO SHACABKA JAMHUURIYADA JABOUTI MARXUUM JAAMAC MOHAMUUD XAYD

    Inaalilaah wa inaa ilayhi rajucuun geeridu waa xaq kulu nafsun daa,iqatul mawd.Gudoomiyaha Ottawa community Somaliland services Mr: Abshir Nuur wuxuu tacsi tiraanyo iyo murugo leh u dirayaa ,qoyskii,caruurtii walaaladii iyo ehelkiisii,xigaalkii ,gacalkii,asxaabtii,shacabka Somaliland iyo shacabka xukuumadda jabuuti. Geerida ku timid walaalkeen marxuum JAAMAC MAHAMUUD XAYD, Guddoomiyihii Banka Dhexe ee Jabuuti ,oo maalintii jimcaha ahayd 11,January…

    Read More

      Cadho Yaynaan Ku Kala Daadin Somaliland AMA Qaranimadeenaba

      Somaliland Concern Group Waxay Canbaaraysaa oo aad uga soo hor jeedaa kooxda Sheegtay In Ay Maxkamad La Beegsan Doonaan Madexweyne Siilaanyo Doorashadii Somaliland waxay lahayd xanif badan waxayna reebtay utumo badan oo shacabka reer Somaliland gabi ahaanba ay galisay shaki ka dhashay najiitadii doorashada, waxaana koox badan oo la filayay inay soo baxaan iska dhex…

      Read More

        Tacsi ku socota Caqiil marxuum Maxmuud Cali Cade Gude oo ku geeriyoday Bristol Uk

        Dhamaan Jaliyada somaliland ee uk  ,Maxamed Yusuf ,Diirqadhaadh,Siciid Cabdi Dheen ,Naasir Mohamed Cali ,Cabdi iidle dheere ,Maxmuud Lugwayne , Ismaaciil Lugwayne , SheekhEng: Maxmuud Xasan Caraale ,Xasan Macalin,Abokor Maxamed,Maxamed Xasan Jafal,Maxmuud labaraad,Khadar Kodbuur,Yusuf Cabdi Dheen,Cabdi Dheere ,Eng:Cabdilahi Shiraqle,Ciise Xuseen , Muuse Botaan ,Safiya Cusmaan Yusuf ,Maryan Xaashi ,Amiina Xaashi Guleed, Axmed Xaashi Guleed , Ismaciil…

        Read More

        Fifa oo Xulka Qaranka Suuriya Ka Mamnuucdey Ka Qaybgalka Koob Aduunka Maxayse Ku Suustey? (By Jaahuur)

        Fifa-Jan-11-2012-qurbejoog.com-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxamineynaa (International Federation Of Assossiation-Fifa) oo ka mabnuucdey xulka qaranka ee kubaddea cagta  Suuriya iney ka qeybgalaan koobka kubadda cagta Aduunka ee ka dhicidoona Brazil 2014-ka,sababtu maxay tahay? Haddaba ciyaar ka tirsaneyd is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee Aduunka waxaa madaxa isla galey xulka Suuriya iyo xulka Tajikistan labadii…

        Read More

        Tababaraha Xulka Naigeria (Stephen Keshi) oo Dhaleceyn Dusha Uga Tuurey Tababarayaasha Caddanka ee Afrika Ku soo Xoomey(By Jaahuur)

        Abuja-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Tababaraha xulka Nigeria Stephen Keshi oo dhaleeceyn tosha uga tuurey tababarayaasha caddanka ah ee u soo qadhaab tegey Afrika. Keshi wuxuu ka dhwaajiyey,walow uu Tababaraha reer France Herve Renard ee xulka qaranka Zambia ku guuleystey Cup Of Nation 2012-kii,laakiin waxaan gocanayaa inaana shaqadayada la soo jaleeceyn. Waxa kale oo…

        Read More

        Frank Rijkaard Muxuu Ku Soo Kordhindoona Xulka K-Cagta ee Sacuudiga? (By Jaahuur)

        Saudi Arabia-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku qoorasaneynaa tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Saudi Arabia Frank Rijkaard. Asxaabtay sida aynu ka wada dheregsanahay Rijkaard oo ka mid ahaa xiddigihii Barasamaadkii u soo kifaaxay wadankiisa Holland. Rijkaard wuxuu kale uu ku guuleystey Laba horyaal oo Spanish League  5-tii sanno uu tababaraha u ahaa Naadiga weyn…

        Read More

        Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo la kulmay Madaxweynaha hay’adda kubada cagta ee FIFA

        Muqdisho Jan 09 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, waxaana uu hadalkaasi ka sheegay kulankii ugu horeeyay ee uu la…

        Read More

        Lionel Messi oo Ku Guuleystey Markii Afraad oo Isku Xigta Abaalmarinta (The Fifa Ballon D’Or Award) (By Jaahuur)

        Zurich-Jan-07-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu ku lafagureynaa mucjisada kubadda cagta ee qarnigan(Lionel Messi) oo ku guleystey markii afaraad oo isku xigta abaalmarinta (The Fifa Ballon D’Or Award). 25-tan jirkan reer Argentin Messi ayaa loo gartey ama loo xuley inuu ciyaaryahanka kubadda cagta u fiican Koonkan aynu ku nool nahay ee ilaahay abuurtey . Mucjisadani waxaa la…

        Read More

          Jaaliyada reer Toronto oo Ummadda ka Tacsiyadeynaya Geeridii ku timi Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gude

          Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum Caaqil Mohamoud Ali Abdillahi (caddegude) oo ku geeriyooday UK, Bristol, waxa aanu si gaara uga tacsiyaynaynaa dhamaan ummadda uu ka baxay, Reer cadded gudde oo dhan, xaaskiiisii iyo caruurtiis ,  isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu jannadii…

          Read More

            Ururka Samafalka ee Gaaroodi oo Ummadda ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gudde

            Bismillaahi Arraxmanirraxeem. Asaalamu Calaykum wa Raxmatullah wa Barakaatuh. Allaah ayaa mahad mudan,rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Innaa lillaah wa innaa ilayhi raajicuun Wuxuu dhamaan ururka  Samafalka Gaaroodi mareegtan tacsi umarinayaan dhamaan Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii  iyo guud ahaan ururka Gaaroodi oo uu u ahaa tiir adag oo aanu illaawi doonin uu ka geeriyooday…

            Read More

              Xisbiga UCID oo Ummadda ka tacsiyadeeynaya Geeridii Naxdinta leheyd ee ku timi Allaha u naxariistee Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gude

              Waxay dhamaan masuuliyiinta, xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta xisbiga Cadaalada iyo daryeelka –UCID, Gaar ahaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo M.Madaxweyne Jamaal Cali Hussein ay mareegtan tacsi umarinayaan dhamaan Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuum –Caaqil Maxamuud Cade Gude oo ku geeriyooday magaalada Bristol dalka Ingiriiska saaka waaberigii, waxaan…

              Read More

                Hambalyo DhaLasho, Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

                Hooyo Aamina Axmed Weris, Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Siciid Maxamuud Gahayr,, Mahad Maxamuud Gahayr, Eng C.Qani Maxamuud Gahayr, Eng Khadar Maxamuud Gahayr, C.Shakuur Maxamuud Gahayr, Abuubakar Maxamuud Gahayr, Eng Rashiid Diiriye Faarax, Yuusuf Soofe Xirsi, Xasan Soofe Xirsi, Ibraahin Aw Muxumed Gahayr, Cumar Maxamuud Gahayr, Cismaan Maxamuud Gahayr   Dhammaan dadkaas iyo reer Maxamuud Gahayr…

                Read More

                  Dhalasho Farxad Leh Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

                  Xaaji C.Kariin Xuseen Yuusuf Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir Boqor Raabbi Yuusuf C.Laahi Suldaan Aadan Faarax C.Kariin MaxamedIid Xaaji Maxamed Ismaaciil, Bidhaan Khadar Maxamed Faarax C.Raxmaan Axmed Xasan Abshir Askar Maxamed Khadar Cabdi Ibraahin C.Raxmaan Guuleed Kaahin Yaxye Biixi Kooshin AxmedYaasiin C.Raxmaan Axmed Dhammaan dadkaasi meel kasta oo ay joogaan waxa ay hambalyo iyo bogaadin u…

                  Read More

                    Tahniyad Aroos..Cumar Axmed Aw Jaamac iyo Aroosada Najma Maxamed Caabi oo toddobaadkan ku aqal galay magaalada Hargeysa.

                    Waxaanu hambalyo iyo bogaadin u direynaa arooska Cumar Axmed Aw Jaamac iyo aroosada Najma Maxamed Caabi oo toddobaadkan ku aqal galay magaalada Hargeysa. Waxaanun ugu duceyneynaa bashbash, barwaaqo, ubad kheyr qaba , cimir dheer iyo caafimaad. Magacyada tahniyada diraya. 1- Hooyo Sahra Xaaji Cabdillaahi Axmed Joofay 2- Cabdiqani Saciid Adan iyo Xaaskiisa 3- Cabdikariim Saciid…

                    Read More