C/Laahi Siciid Dheere: Bare iyo Siyaasi Hufnaan Looga Marag-furay. W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 7aad.
Akhristeyaal/Jaallayaal, malaha wakhti badan ayaan idiinka warramay Sooyaalkii AHUN C/Laahii Siciid…. Bal aan qalinka ku wareejiyo rafiiq ay C/Laahi wada-shaqaynayeen muddo ka badan 10 sanno oo ka mid ah dadka aan xog ka weydiiyay sooyaalkan aan qorayay…… Waa kan Jaamac Maxamuud Cigaal oo ka warramaya inta uu ka ogaa sooyaalka, hab-dhaqanka, hawl-wadaagga iyo shaqsiyadda C/Laahi…
