TAAGEERAYAASHA XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA (UCID) .IYO HABEENKII ALFANAAN CISMAAN MONTREAL. HAMOGAAN…

    Waxaa la ogaysinayaa dhamaan tageerayaasha xisbiga cadaalada iyo daryeelka (ucid) Ee degan Ottawa iyo nawaaxigeeda iyo guud ahaanba intii kale jaaliyada Somaliland ee xiisaynaysa inay kazoo qayb galaan xaflad balaadhan oo lagu qaban doono: 250 Somerset east, sandy hill community Centre Ottawa. Maalinta Sabtida ah ee  bishu tahay NOVEMBER 10/2012.4:00PM ILAA 8:00PM HADDII EEBE IDMO….

    Read More

      Tacsi ku socota Cabdi qadir Xasan ismaciil oo Abahii Xassan Ismaciil Xassan Bari ku Geriyoday Magalada Hargysa

      Anaga oo Kala Ah Yusuf Cabdi Dheen iyo Xaaskiisa ,Naasir Maxamed Cali ,Xuseen Jamac Dhagoole, Asiya Jamac  Dhagoole ,Farduus Jamac Dhagoole ,Mohamed Jamac Luqmaan, Maxamed Cali , Subeer maxamed cabdilaahi,nura Hasan Sahra hasan Anisa hassan,Mustafe Shiine kosa,r Sharmake kosar,Nuradin Kosaar , Deeq Kosaar Dhamaan Reer Kosaar Omar iyo Reer Xasan Cumar xasaskooda  iyo Dhamaan Jaliyada…

      Read More

        SAMO-TALIS: Dareen-celinta Cali Maxamed Warancadde ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 10aad

        Siyaasiga caanka ah ee Cali Maxamed Warancadde waxa uu ka mid yahay masuuliyiinta aan wax ka weydiiyay shakhsiyadda aqoonta iyo xidhiidhka ka dhexeeya Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) waxaanu dareenkiisa ku cabbiray sidan “Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Horta Xaajigu nin dadka ka lumaya maaha. Yaraantiisii ayuu caaqil noqday. Markaa anigu Hargeysa ayaan ku dhashoo Xaajiga si…

        Read More

          SAMO-TALIS: Dareen-celinta Suldaan Xasan SULDAAN C/RAXMAAN ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 9aad

          Suldaan Xasan SULDAAN C/laahi Suldaan C/Raxmaan oo ah suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal waxa uu ka mid yahay hal-doorka aan wax ka weydiiyay aqoonta uu u leeyahay Xaaji Cabdi-Waraabe, iyada oo ay Xaajiga soo wada shaqeeyeen illaa 5 Suldaan oo qabtay xilka uu Suldaan Xasan hayo, isaguna uu ka mid yahay. Waxaanu dareenkiisa ku…

          Read More

            Kismayo and the Myth of Somali Homogeneity

            My recent piece on Kismayu was mostly as a response to an article that I thought had two derogatory words that should not be used by any sane person in the 21st century. More importantly, I thought, and this is where I agreed with Dubet, that the clan supremacy wars that have dogged Kismayu for…

            Read More

              HANBALYO MEHER BOQORKA IYO BOQORADA MOHAMED XASAN CILMI IYO XAMDA MOHAMED AHMED

              HAMBALYO MEHER WACAN •    Aabo      Maxamed  Axmed        Ducaale •    Hooyo    Saynab      Maxamed   Yuusuf •    C/raxmaan Maxamed   Axmed •    C/risaaq      Maxamed   Axmed •    C/samad     Maxamed   Axmed •    Suhuur        Maxamed   Axmed •    Kawsar        Maxamed   Axmed •    Badra           Maxamed   Axmed •    Foosiya        Maxamed   Axmed •    Hodan          Maxamed   Axmed •    Aasiya          Maxamed   Axmed •    Mubaarik Xuseen maxamed •    C/laahi…

              Read More

                Hidde-raac: Hidde-raac: Hilin-sooyaalka iyo Hawraarta Hal-abuurka

                  Qormooyinkii aynu ugu magac-darnay Hidde-raac: Hidde-raac: Hilin-sooyaalka iyo Hawraarta Hal-abuurka Siciid Gahayr (Hargeysaawi),  Qaybta 6aad waxa aynu ku soo qaadanaynaa tix magaceedu yahay Sami-hooyo. Maansadan Siciid Maxamuud Gahayr, waxa uu kaga waramayaa qiimaha hooyada, isaga o abwaanku soo qaadanaya aayado quraana iyo axaadiis sharaf badan oo sheegaya sida ay diinteena wanaagsani inoogu dardaartay in…

                Read More

                  SAMO-TALIS: Dareen-celinta Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 8aad

                  Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ah Madaxweyne ku-xigeenkii Koowaad ee Somaliland ahna Guddoomiyeha Ururka Xaqsoor waxa uu ka mid yahay masuuliyiinta aan weydiiyay aqoonta ay isu leeyihiin Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-Waraabe. Wakhtigaasi waxa uu ahaa July/2011. Mujaahid Xasan Ciise tixgelin weyn ayuu siiyay codsigaygii, waxaanu dareenkiisa ku cabbiray sidan Xaaji Cabdi waan maqli jiray illaa intii…

                  Read More

                    OGAYSIIS MIHIIM AH OO KU SOCDA DHAMAAN TAGEERAYAASHA XISBIGA UCID EE DEGAN MAGALADA OTTAWA IYO NAWAXIGEEDABA

                    WAXAA LA OGAYSIINAYAATAGEERAYAASHA XISBIGA UCID EE degan MAGALADA OTTAWA IYO NAWAXIGEEDABA INAY KA SOO QAYBGALAAN XAFLAD LAGUTAGEERAAYO XISBIGA UCID IYO MURASHAXIINTIISA EE U TAAGANYIHIIN MADAXWAYNE MUDDANE :JAMAAL CALI XUSSEIN MADAXWEYNE KU XIGEENA MUDDANE: CABDIRASHIID XASAN MATAAN. IYO GUDDOOMIYAHA XISBIGA ENG:FAYSAL CALI WARAABE . MAALINTA: NOVEMBER 10/2012 MEESHA:SANDY HILL COMMUNITY CENTRE 250 SOMERSET EAST. OTTAWA :K1N…

                    Read More

                    Tababaraha Xulka Itoobiya Maxaa u Qarsoon?

                    Adis-ababa-Oct-31-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Itoobiya Sewnet Bishaw ayaan jixijixeynin markii uu u koobka qaaradda Afrika u soo baxay. Haddaba tababarahan xulka Itoobiya Sewnet Bishaw ayaa aad  iskugukalsoon,isaga oo ku hadaaqaya inuuna kooxna ka baqeynin kuna kalsoon yahay xulkiisa. Sewnet Bishaw oo runtii ixtiraama kooxha kale niyo…

                    Read More

                      SAMO-TALIS: Dareen-celinta Mujaahid Muuse Biixi ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 7aad

                      Qormadan waxa aynu ku eegi doonnaa qaar ka mid dareen-celinta ay shakhsiyadda Xaaji Cabdi ka bixiyeen qaar ka mid ah madax-dhaqameedka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta ugu caansan Somaliland. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyeha Xisbiga KULMIYE waxa uu ka mid yahay ragga ay muddo gaadhaysa 24 sanno wada shaqaynayeen Xaaji Cabdi. 14/July/2012 ayaan kula xidhiidhay khadka taleefanka…

                      Read More

                        Wiil Somaliyeed oo 19 Jir ah oo madaxa looga toogtay South Afrika Allaahna badbadiyey daawo sawiro iyo Video

                        Cape TownOct31/12 (SDN)  Koox Burcad South Afrikan ah ayaa Madaxa ka toogatay Cabdikariim Cadaawe Cali Geedow oo ah 19Sano Jir Soomaali ah xilli uu ka shaqaynayay Dukaan ku yaala Xaafad ka mid ah Magaalada Cape Town Ee Wadanka Koonfur Afrika. Dhibane C/Kariin Cadaawe Cali oo aan Kula kulmay Gudaha Xaafada ay soomaalida ka dagan tahay magaalada Cape…

                        Read More