Kenyan official: 2,700 Ugandans dead in Somalia

    NAIROBI, Kenya — The number of African Union troops killed while battling Somali militants has always been a tightly held secret, but a top Kenyan official says more than 2,700 troops have died there. Richard Onyonka , Kenya’s deputy minister of foreign affairs, said Wednesday at a forum on Somalia that Uganda has lost more…

    Read More

      Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed xaashi Dhamac Gaariye

       Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilahay u Naxariistee, Taariikhdu Tahay 04/11/2012 Maalinta Axada Sacada: 3-11pm GOOBTA :Selby Centre .Selby Road London N17 8JL Wixii Faahfahin ah kala soo Xidhiidh…

      Read More

        Mucaaridaw wax toosi ee ha noqon mid wax dumiya

        Waxay Somaliland u qaadatay nadaamka Demuqraadiga ee xisbiyada badan in ay xisbiyada mucaaridku dawlada ka toosiyan wixii qaloocan.  Dalkeenu imika wuxu ahaa Demuqraadi in aad u fura badan.  Inkastoo uu ku amaanan yahay dadkiisu isu tanasalbadan ay sameeyen markii u khilaaf siyaseedood soo kala dhex galay beryihi hore.   Run ahaantiina shacbigu arrintasi iyada ah aad…

        Read More

          UK groups to coordinate monitoring in Somaliland elections

          International development agency Progressio, the Development Planning Unit at University College London (UCL) and Somaliland Focus (UK) are once again contributing to attempts to build a stable system of democracy in the Horn of Africa. The three organisations have been invited by Somaliland’s National Electoral Commission (NEC) to act as coordinators of the international observation…

          Read More

            Martiqaad: Nagala soo qaybgal shirka Telephone-ka Qurbajooga Somaliland oo uu qabanayo Wasiir Osman Sahardiid Cadaani

            Xafiiska Somaliland ee Maraykanka wuxu ku martiqaadayaa dhamaan qurbajooga Somaliland ee degan USA, Canada, Italy, UK, Germany, Natherland, UAE iyo France,  inaad nagala soo qayb gashaan shirka telephoneka oo uu marti noogu yahay Wasiir Osman Sahardiid Cadaani. Wasiir Osman wuxu inooga waramayaa xaalada maanta Somaliland marayso guud ahaan, iyo gaar ahaan xaalada wasaaradiisa Maaliyada. Waxa…

            Read More

              Socdaalkii ugu Horreeyey Bariga Afrika

              Guurka dumarka badan, waa arrin si weyn muhiim ugu ah dal carruurta u arka inay yihiin waxyaabaha aasaaska u ah qaninimada, sidaa daraadeed marka ninku gaadho heerka qaangaadhka, ayaa haddii uu noqdo Caaqil hoggaan u ah reer, wuxuu isla markaaba guursadaan afar dumar ah, taasoo gabadhii u horreysay ay furan, kadib markay noqoto mid aan…

              Read More

                Ha isa Saxaan Wariyayasha Baryahan Danbe Qoraya Wax Yaabaha aan ku Habooneen Anshaxa iyo Asluubta Saxaafada Guud ahaan.

                Marka hore waxaan salaamaya Dhamaan Warbaahinta iyo  shacbi- weynaha  reer  Somaliland  meelkasta oo ay ka joogan dunida dacaladeeda. Waxaan Maanta Qalinka u Qaatey in aan  Qoraalkan idiin soo Gudbiyo ,Markii aan arkey dad badan oo Mareegaha iyo War Sidayasha ku Qoraya Qoraalo aan ku habooneen Anshaxa iyo Asluubta Saxaafada ,markaa waxaan isku dayaaya in aan wax…

                Read More

                  SAMO-TALIS: Tartankii Guddoomiyenimada Guurtida iyo Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 6aad

                  Xubnihii la socday wefdigii booqashada ku gaadhay Ingiriisku waxa ay ku soo laabteen dalka, marka laga reebo Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf, Guddoomiyihii Golaha Guurtida oo xaalad caafimaad ugu hadhay Ingiriiska, kuna jiray cusbitaal ku yaalla caasimadda Landhan si loogu daaweeyo, looguna baxnaaniyo xanuunka la darsay. Sheekh Ibraahin waxa uu dhakhtarkaas ku jiray muddo illaa 2…

                  Read More

                    Habeenka Murtida iyo Madadalada ee london iyo Abwaanada Xuseen Qawdhan ,Basbaas , Muuse cali faruur ,Iyo Faniinta London

                    Dhamaan Waxa la ogaysinayaa Ummada ku hadasha afka soomaliga inay ka soo qayb galaan Munasabad soo dhawayno Abwanada Muse cali faruur ,basbaas iyo Xasan qodhan waxa ku wahelinaya fanaaniinta Uk intii loogu jeclaa Maryan Mursal ,Saynab Cige ,cabdirasaaq gadaco ,Aj,Yusuf Dhere, Sir Maxmuud cumar Fadxiya Fiska,Faysal Yare waxay habeenkaa idiin soo bandhigayaan majaajilo gabayo iyo…

                    Read More

                      SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 5aad‏

                      Waa qormadii 5aad ee taxanaha SAMO-TALIS: Talo-nabadeedka iyo Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), waxaynu ku eegaynaa saamixii iyo kulankii dhex maray Xaaji CABDI iyo ninkii aabbihii dilay, inaga oo ka qaadayna halkii ay sheekadu shalay inoo joogtay. Xaaji Cabdi iyo wiilashii la socday waxa ay markiiba qoryaha ka saareen xabbadihii ku jiray ee ay…

                      Read More

                        Tacsi ku socota qoyska ay ka baxday marxuumad Kowsar Faarax Cilmi

                        Eng. Ibraahim Aaden, Dr. Maxamuud Axmed Cagaweyne, Cabdisalaam Yuusuf Faarax, Barkhad Daahir Ismaaciil, Maxamed Cabdi Ibraahim, Maxamuud Jaamac Taarwale, Cabdirixiin Xaaji Bariis, Xil. Jaamac Ismaaciil (Shabeel), Xuseen Jaamac Guulleed, Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Prof. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo xaaskiisii marxuumad Kowsar Faarax Cilmi habeenimadii Khamiista ee October 25 2012 ku geeriyootay dalka…

                        Read More

                          Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” oo Shacabka ka Hambalyo Ciidul Adxa u diraya

                          Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” waxay hambalyada salaanta ciidul adxaa hawada u marinayaan dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta uu dunida guudkeedka ka joogaan, gaar ahaan UK. CIID MUBAARAK     CIIDMUBAARAK     CIID MUBAARAK Gudida Somaliland society SSUK waxaay hambalyo gaar ah udirayaan: Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Mahamed Mahamuud iyo xaaskiisa. Madaxweyne ku xigeyka mudane Abdirahmaan A. Seelici iyo…

                          Read More

                            Habeenka Murtida iyo Madadalada ee london iyo Abwaanada Xuseen Qawdhan ,Basbaas , Muuse cali faruur ,

                              Dhamaan Waxa la ogaysinayaa Ummada ku hadsha afka soomaliga inay ka soo qayb galaan Munasabad soo dhawayno Abwanada Muse cali faruur ,basbaas iyo Xasan qodhan waxa ku wahelinaya fanaaniinta Uk intii loogu jeclaa Maryan Mursal ,Saynab Cige ,cabdirasaaq gadaco ,Aj,Yusuf Dhere, Sir Maxmuud cumar Fadxiya Fiska,Faysal Yare waxay habeenkaa idiin soo bandhigayaan majaajilo gabayo…

                            Read More

                              SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 4aad

                              Waa qormadii 4aad ee taxanaha SAMO-TALIS: Talo-nabadeedka iyo Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), waxaynu ku eegaynaa saamixii iyo kulankii dhex maray Xaaji CABDI iyo ninkii aabbihii dilay   Inkasta oo Xaaji Cabdi aabbihii lagu dilay dagaal muddo ka hor dhacay (1905), waxa lix iyo toban sano kaddib, kuna beegan 1921-kii lagu taamayay sidii loogu…

                              Read More