Tacsi ku socota Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Biixi Magan

    yusuf biixi Xaaskiisa eynab balyax  ,muse biixi iyo xaaskiisa safiya cabdilahi,nimco biixi iyo odeygeeda iyo ubadkeeda. INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN Waxa magaalada Hargeysa xalay ku shalay ku geeriyooday Aabe Maxamed Biixi Magan,hadaba dhamaan dadka hoosta ku xusani waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu marxuumku ka baxay,khaasatanYusuf maxamed…

    Read More

      SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 3aad

      Fursad uma helin Xaaji Cabdi in uu yaraantiisii waxbarasho toos oo iskuul iyo malcaamadeed bilaabo, waayo xilligii uu dhallaanka ahaa dugsiyo waxbarasho iyo malcaamado ma jirin. Barashada aqoontaDiiniga ahna waxa loogu safri jiray Galbeed, gaar ahaan Harar. In uu halkaas gaadhana waxa ka horjoogsaday kaalinta kaga aaddan qoyska. Waxa uu se helay nolol waayo-aragnimo badan,…

      Read More

        GOORMA, HALKEE, IYO SIDEE, AYAA LOO DOORTAY MURASHAXA MADAXWEYNE EE XUSBIGA NEW UCID?

        Waxaa shuruucda xusbiga ucid ka mid ahaan jirtay, (shakhsiga loo doorto gudoomiyaha xusbiga ayuunba u taagan markasta murashaxa madaxweynaha ee xusbiga, halka markaas u ka duwana gudoomiye ku xigeenku ee anu u taagnayn murashaxa madaxweyne ku xigeenka ,ee isaga sharci hoosadku u ogolaa in mar kale laga dhex doorto xusbiga dhexdiisa, cida noqonaysa murashaxa madaxweyne…

        Read More

          Magacyada Gabdhaha iy wiilasha oo si cilmi nafsi ahaan loo fasiray kana turjumeeso qofka wata magacaas dabeecadiisa dhabta ah iyadoona lagu ogaaday tijaabooyin ay sameeyeen baarayaal ku xeel dheer cilmu nafsiga

          Aan ku bilaawano dhanka wiilasha:- Axmed: waa qof qalbi wanaagsan iskana saamaxo qofkii ka galo danbiyo waa weyn oo xaq daro ah wax muhiimad ahna masiiyo wax ka imaan doonaa gadaal. Ibraahiim: waa wiil baari ah jecelna walaalihiisa gabdho iyo wiilal in badana u axsaan falo Qaasim: waa qof aad u qosol badan qariyana murugadiisa…

          Read More

            Ubadkii Wadankeena & Aayihii Ummadeena

            Aduunyadu waxay kujirtaa tartan loo tartamayo dhaqaale,horumar ,awood iwm,ummadeena Soomaaliyeed oo xaqiiqdii kahartay tartanka 20 sanoo lasoo dhaafay noqotayna ummad tusaale loosoo qaato marka laga hadlayo Jahliga, nabadgalyo xumida ,gaajada iwm. Ayaa waxaa soo iftiimaya isbedal rabitaan horumar. Iyadoo ay uu muuqato ,ummadaSoomaaliyeedna laga dareemayo hiddidiilo iyo hami ka guuxaya inay kagudbaan dowlad la,aanta raagtay…

            Read More

              Abwaan Cabdilaahi Lagjar oo Madal toban qofood isugu timi ku shaaciyay Somaliweynimo(DHEGEYSO)

              Toronto Oct 24,2012(SDN)-Waxa magaalada Toronto dhawaan lagu qabtay kulan looga hadlayo arimo dhawr ah oo salka ku hayay nooca ay noqon karaan wadahadalo dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya. Kulankan oo ay ka khudbadeeyeen dad kala taageersan Khaatumo,Awdal iyo Makhir State ayaa khudbadii ugu xiisaha badneyd waxa jeediyay Abwaan hore ugu caan baxay difaaca gooni isu…

              Read More

                Qormada Boobe Yusuf iyo Qiimeenta Alasow – Falcelin Sheeko xiiso badan

                Malaha waa ii balwad oo kama joogi karee mar kastoon Computer dul fadhiisto waxaan booqashada ka bilaabaa Halbeegnews.net ,waxaan u sii dhaafaa Waaheen.com kadibna Qurbejoog.com ayaan ku soo afjaraa baadigoobkeeyga xaqiiqa raadinta warar hufan oo ku saabsan dhacdooyinka Somaliland iyo Musuqmaasuqa Maamulka Siilaanyo. Waqti badan kuma lumiyo inaan Website-yada kale ee  Somaliland booqdo hadii aan…

                Read More

                  SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 2aad

                  Amintii uu aabbihii geeriyooday waxa Xaaji Cabdi hooyadii dumaalay adeerkii Cilmi Yuusuf, oo sidoo kalena la wareegay xilkii caaqilnimada ee uu hayay Xuseen Yuusuf, waxaanay u dhashay shan carruur ah oo ay xagga hooyo Xaaji Cabdi ka walaalo ahaayeen. Milaygii uu geeriyooday Caaqil Cilmi Yuusuf, waxa jagadii caaqilnimada qabtay Xaaji Cabdi walaalkii oo da’ ahaan…

                  Read More

                    Cabdirahman Ubaxle oo Gudoomiyaha Qurbajooga isku Sheegaya ,Hadana Madaxdii Tv-ga Qaranka Somaliland Aflagadeynay.

                    Jini Boqor Cabdirahman Ubaxle oo Gudoomiyaha Qurbajooga  isku Sheegaya ,Hadana  Madaxdii Tv-ga Qaranka Somaliland Aflagadeynay. Marka hore waxaan Salaan u dirayaa dhamaan Shacabka reer Somaliland iyo bahda Saxaafada Meelkasta oo ay Dunida Dacaladeeda ka Joogaan. Maalmahan  ugu Danbeyey waxaad Shabakadaha wararka  ku arkeyseen Aflagaadada iyo Ceebeen isdaba joog ah  oo lagu hayo Dhalinyarada ka hawlgasha…

                    Read More

                      Maanta waa 21/October waa maalinkii uu dalka Somalia ka hirgalay kacaankii ciidamadu hogaaminayeen

                      Maanta waa 21/October waaa maalinkii uu dalka Somalia ka hirgalay kacaankii ciidamadu hogaaminayeen. Hadaba waa muhiim in aan xasuusno Kacaankaas oo dalka Somalia ka hirgaliyay hormaro badan oo la taaban karo. Sidoo kale kacaankaas waxaa lagu eedayaa in uu kow ka ahaa bur burkii dalka. Hadaba aniga oo maanta Xusaya Maalintaan Taarikhiga ah aan ku…

                      Read More

                        Nothing can justify the murder of journalists

                        By: Concerned Somali Journalist MOGADISHU, Oct. 21— As the emotional  effusions caused by the Jamal Osman’s Guardian piece has now subsided a bit, it seems the right moment  for those affected by the unsubstantiated claims in the article to have their say and voice their objects to the content and implications of what the writer…

                        Read More

                          Faallo: Arooskeed ka Mashxaraddo Lama Ammaaneyn!

                          Hargeysa Oct 21,2012(SDN/Hubaal)Golaha Wasiirrada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku yeeshay fadhi horraantii bishan uu Guddoominayey Madaxweyne Axmad Maxamad Maxamuud (Siilaanyo) uu si xidhiidh ah uga socday halkaa muddo saddex maalmood ah, kaasoo ay Goluhu ku sheegeen inay ku qiimeynayaan waxqabadkii Xukuumaddooda, iyagoo muddadii ay xilka soo haysay haatan ay kala badhkii marayaan waqtigii…

                          Read More

                          Xiriirka K Cagta Ashia Ayaa Raali Galiyey Markii Danyeerada Saxaaraha Ugu Yeedheen Xulka Imaaradka.

                          AFC-Oct-20-1012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa xiriirka kubadda cagata AFC(Ashian Football Confederation) oo ka raaligaliyey (Apologise) dalka Imaaraadka markii uu sarkaal ka tirsan AFC ugu yeedhey xulka qaranka kubadda cagta ee Imaaraadka Daanyeerkii Saxraaga (Sand Monkey). Haddaba xulka qaranka ee kubadda cagta dalka Imaaraadka oo loogu yeedho (ALABYAD—-WHITE) ayaa runtii sumcad weyn ku leh hab…

                          Read More