Nimco Jaamac iyo Heestii Bedel ka deg(Ismaciil Cumar Geelle) bilee Boqortooyo ma ahee

    Ottawa Oct 10,2012(SDN)-Fanaanada weyn ee reer Jabuuti Nimco Jaamac ayaa soo saartay hees ay si toosa fariin ugu direyso Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Heestan oo la yidhaahdo Bedel Ka deg Bilee Boqortooyo ma ahee ayaa ereyadeeda waxa curiyay isla fanaanada Nimco Jaamac,hooyadii fanka Jabuuti. “Inaaney Bulshadu Qolxad(bilaawe)kuula bixin ka deg bilee dhaxaltooyo ma ahee,cajiib….

    Read More

      DIGNIIN CULUS : TAGEERAYAASHA XISBIGA UCID EE OTTAWA CANADA SIFIICAN U AKHRI KANA BOGO MACNAHA DIGNIINTAN

      Marka hore waxaan salaamayaa warbaahinta madaxa banaan meelkasta oo ay dunida ka joogaan Waxaan kaloon salamayaa dhamaan shacbiwaynaha somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaanu maanta qalinka u qaadanay Waxaa baryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqonaayey maqaalo aflagaado ,been abuurad iyo inkiraad isugu jira kaas oo uu keenay sas laga qaaday Taageerada buuxda ee…

      Read More

        Isgaadhsiin la’aanta ka jirta xeebta u dhaxaysta Bullaxaar iyo Lughaya waxay halis ku tahay ilaalinta xeebaha iyo nabadgelyada guud

        Sida la ogyahay isgaadhsiinta telefoonku waxay qayb ka yihiin xidhiidhka bulshada, nabadgelyada iyo horumarka guud ee dalka oo dhan.  shirkadda telefoonada ee Telesom ee hormoodka u ah isgaadhsiinta Somaliland  oo dalka intiisa badan ka wada jirta, waxa jira deegaanno badan oo dhulka gubanka ah ee xeebta u dhaxaysta degmooyinka Bullaxaar iyo Lughaya oo dadweyne kumanaan…

        Read More

          Xusuustaydii Abwaan Gaariye

          Hadduu go’ay Gaariye Hadduu holaday maalintii Ma goblamin hawraartii Ma haggasin taariikhdii Magacii halmaami maynee Allahii halyeygaa uumow Naxariista sii hanadkaa   Waxan  la qaaba ummada Soomaaliyeed gaar ahaan somaliland tiiranyada tacsida halyeeyga Qaran ee ka baxay geeska africa, Illahay waxan uga rajaynaya naxariistii janno, inagana samir iyo imaan inaga siiyo Wuxu ahaa Marxuum Maxamed…

          Read More

            Warqad Furan oo ku socota Golaha Wasiirada

            Mudanayaal waxaan Media-ha dalka ka maqalnay inaad samaynaysaan saddex cisho oo xog waraysi iyo wada tashi ah, oo ku saabsan xaalada Dalka & wax qabadka wasaradihiina. Haddaba aniga oo ah Muwaadin reer Somaliland ah, waxaan doonayaa inaan idiin iftiimiyo inaad ku darsataan qorshahiina haddii ay idiin noqoto Fikirkan oo ah mid ay dad badani qabaan,…

            Read More

              Hoosgeynta Madaxtooyada ee Hay’ada Wadooyinka iyo Xeerka Baanka Islamiga oo ahaa Ujeeda dhabta ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo mar u soo wada saaray dhawrka wareegto saqda dhexe

              London Oct 06,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa xalay mar qura ooda ka soo rogay dhawr wareegto oo caad looga dhigay laba wareegto oo ahaa sababta dhabta ah ee madaxweynuhu ka lahaa isku shaandheyntan aan nooceeda hore loogu arag nidaamka dawliga ah. Waa ay dhacdaa in hay’adaha dawliga loo kala bedelo wasaaradaha ay hoos tagaan,balse…

              Read More

              10-ka-Xiddig Kubadda Cagta Aduunka u Caansan oo Cayil La Dalaa Dhacaya.(SAWIRO)

               World News Sports-Ottawa-Oct-5-2012-qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo todobaadkan waxaynu ku turxameyneynaa 10-xiddig kubadda cagta ee aduunka u caansan oo la dalaa dhacaya cayil iyo buurnaan ayna ka soo waaqsan karin haddii aynan iska shaqeyn marka hore aynu soo qaadano magacyadooda. 1-RONALDO-2-MARADONA-3-WILLI,FATTY,FOULKE-4-NEIL RUDOCK-5-PAUL GASCOIGNE-6-NAVILLE SOUTHALL-7-BENNI MCCARTHY-8-ADRIANO-9-MIDDO-10-iyo MARK BOSNICH. Haddaba saaxiibayaal shaki kuma jiro ciyaaryahanada aduukuan ilaahay…

              Read More

                Xildhibaanka Deegaanka Campbell Park ee magaalada Milton Keynes mudane Adan Jama Kahin oo umadda ka tacsiyadeeyay geeridii Abwaan Gariye

                In lilaahi wa ina ilaahi raajicun Waxan halkan tacsi tiiraanya leh uga diraya dhamaan umdda uu ka baxay marxuum Abwaan Mohamed Hashi Dhamac oo ku geeriooday dhawaan dalka Norway.  Waxan Abwaan iyo professorka ilaahay uga baryaya inuu janadii fardusa ilaahay ka waraabiyo, dhamaan eheladi iyo dadka ku dhaqan gayiga Somaliyana ilahay samir iyo iiman ha…

                Read More

                  Ogeysiis:Mo Farah oo xaflad ballaadhan loogu qabanayo London

                  Qurbajoogga reer Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa  qabanaya xaflad ballaadhan oo loogu dabaal degayo guulihii Mo Farah uu ka soo hooyey Ciyaarihii Olympic-kada. Xafladdan waxaa ka soo qayb gelidoona Mo Farah, Ehelkiisa, Madax badan oo ka socota dawladda Ingiriiska , Saaxiibada Somaliland , Xubno ka mida Xukuumadda Somaliland , Saxaafadda dalkan , Bulshada reer Somaliland…

                  Read More

                    Hargeysaay Hooyadi Fankaay ma sidaasa kuu danbaysay

                    Asc, waxan halkan marka hore ka salaamaya dhamaan akhristayasha maqaalkan meelkastoo ay kala joogaanba.  Hadaba akhristaw maqaalkani wuu ka duwanyahay kuwii hore aan kaga hadli jiray dhinacayada ganacsiga iyo siyaasada labadaba , mawduucani wuxu ku saabsanyahay soojireenkii dhaqanka iyo fanka Somalida. Waqti lagu qiyaasay ila 1940 nadii in ku dhaw ayay ahayd markii ugu horeysay…

                    Read More

                      TAARIIKH NOLOLEEDKII ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE OO KOOBAN

                      GEERIYEEY XISHOODLAAY. XEJIYAAY FOGEEYAAY. XAASHA EE AF TAHANIMO. HADII UU XABAAL GALAY . ABWAANKII XIDIGIN JIRAY. MURTIDII XAG LOO DAYO. XULASHADA AHAYD IYO. XARAGADDA HIGAADDII. AYAA XARAFKII HOOSDHABI. FARASKII XIDDIGAYSNAA XAKAMAHA AYAA SUDHI? MOHAMED XAASHI KA SOCOYE SOMALAAY WAYNAKAA. Alle ha u naxariistee Macalin Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu 1950kii ku dhashay magaalada…

                      Read More

                        The two edge knife of Togochale Immigration Office

                        Do the higher officials of Ethiopian Immigration Authority aware about what is going in Togochale Immigration Office? Or is there a signed contract agreement between some higher Immigration officers and the peripheral stuff in Togochale Immigration office? Or the regulations and policies governing Togochale Immigration Office are different from that of Ethiopian Immigration Authorities? The…

                        Read More

                          GUDIGA JAALIYADA SOMALILAND EE OTTAWA IYO DHAMAAN SHACBIWAYNAHA SOMALILAND EE KU DHAQAN OTTAWA OO TACSIYADEYNAYA QOYSKII IYO EHELADII MARXUUM ABWAAN GAARIYE

                          Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun waxaanu halkan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa geerida naxdinta leh ee ku timid abwaanka ee mohamed xaashi dhamac gaariye oo xalay ku geeryooday dalka norway .Abwaanku waxaa uu ahaa ninku qaali ahaa bulshawaynta somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan dhulka somaliga lagaga hadlaba waxaa uu ahaa mujaahidwayn oo dalka…

                          Read More

                            ANIGOO KU HADLAYA MAGACAYGA IYO KA FAMILYGAYGABA WAXAAN TACSI NAXDIN IYO MURUGABA LEH U DIRAYAA ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE

                            Alla unaxariisetee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo kamid ahaa Abwaanada Soomaliyeed kuwooda ugu caansan uguna magacwaynaa  ayaa xalay waxa u ku geeriyooday dalka Norway. Sida ay inoo xaqiijiyen Abwaanada Soomaaliyeed waxa uu Abwaanka in muddo ah ku noolaa Dalka Norway halkaasi oo uu bare ka ahaa. Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu ku dhashay…

                            Read More

                              Dhinacyadda Qarsoon ee Suugaanta iyo Sharaxaada Gaariye, W/Q: Mustafa Sh. Cumar Geeddi

                              Allaha ha u naxariisto Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Macallinku waxaa uu ka baxay beesha caalamka oo dhan oo uu ka mid ahaa Af-yahankeedda. Halkan waxaan ku milicsan doonaa, Qormooyin taxane ahaa oo Aan Wargeyska Geeska Afrika ku qoray laba sanadood horteed. Kuwaasoo aan ka wariyay khudbo Abwaan Gaarriye jeediyay. Qormadii koowaad Abwaan Maxamed Xaashi…

                              Read More

                                Faysal Cali waraabe oo Jawaabo waafi ah ka bixiyay suaallo Xasaasiya(DAAWO)

                                Amesterdam Oct 01,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay Dahir Calasoow waxa uu uga jawaabay suaallo xasaasiya oo uu sawir uga bixinayo arrimo dhawr ah. Guddomiye Faysal waxa uu ka hadlayaa oo jawaabo uu ka bixinayaa hadalo saxaafada ku soo noqnoqday oo ay ka mid yihiin,awooda wasiirka madaxtooyada somaliland,wadahadalada…

                                Read More

                                  BAAQ AY SOO SAREEN TAAGEERAYAASHA UCID EE OTTAWA

                                  Marka hore waxaan salaamayaa warbaahinta madaxa banaan meelkasta oo ay dunida ka joogaan Waxaan kaloon salamayaa dhamaan shacbiwaynaha somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaan maanta qalinka u qaatay Waxaa baryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqonaayey maqaalo aflagaado ,been abuurad iyo inkiraad isugu jira kaas oo uu keenay sas laga qaaday Taageerada buuxda ee…

                                  Read More