Ogaysiis:Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo kuwa afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilahay u Naxariistee,

    Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo kuwa afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye    Ilahay u Naxariistee,Maalinta Taariikhdu Tahay 04/11/2012 oo ah Maalinta Axada Sacadu Markey tahay 3-11pm Selby Centre .Selby Road N17 8JL Wixii Faahfahin ah…

    Read More

      UBADKII WADANKEENA IYO AAYIHII UMMADEENA.

      Aduunyadu waxay kujirtaa tartan loo tartamayo dhaqaale,horumar ,awood iwm,ummadeena Soomaaliyeed oo xaqiiqdii kahartay tartanka 20 sanoo lasoo dhaafay noqotayna ummad tusaale loosoo qaato marka laga hadlayo Jahliga, nabadgalyo xumida ,gaajada iwm. Ayaa waxaa soo iftiimaya isbedal rabitaan horumar. Iyadoo ay uu muuqato Rajo ,ummadaSoomaaliyeedna laga dareemayo hiddidiilo iyo hami ka guuxaya inay kagudbaan dowlad la,aanta…

      Read More

        Baaq ka soo baxay kulamo Jaaliyada Somaliland ee UK “Somaliland Society UK” ( SSUK) iyo qeybo ka mid ah bulshada somaliland ee UK ay yeesheen

        Kulamo goos goos ah oo Gudida Somaliland Society UK “SSUK” la yeesheen qeybaha kala duwan ee bulshada qurbajooga Somaliland ee ku dhaqan UK: sida waxgaradka, siyaasiyiinta, haweenka, dhalinyarada iyo qeybo kaloo ka tirsan bulshada, waxaay dhamaan isku raaceen qodobadan hoos ku xusan; UK oo aheyd bartii laga aasaasay dib u xoreyntii Somaliland, dib u dhiskii…

        Read More

          Lafaha Malko Durduro: Gebo-gebada Baadi Goobkii Dheeraa ee Aabahay Iyo Saaxiibadiisii la Xasuuqay

          Waxa dalka hooyo gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeisa dhawaan yimi Khuburo caalami ah oo baadhitaano ku samaynaysa xabaalo wadareedyada ay ku jiraan dadkii reer Somaliland ee ay xasuuqa u geysteen Taliskii naxariista darnaa ee uu hogaamin jiray kaligii taliyihii haligmay ee Maxamed Siyaad Barre oo wadku  haleelay isaga oo qaxootinimo ku joogay dalka Nayjeeriya…

          Read More

            Xildhibaan Yuusuf Maxamuud oo Tacsi u diray ehelkii iyo qaraabadii uu ka ka baxay Marxuum Cabdilaahi Siciid Dheere

            Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun‏ Xildhibaan Yuususf Maxamuud Guuleed ayaa ka tacsiyadeeyayguud ahaanshacabka reer Somaliland gaar ahaan ehelkii qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee marxuum Cabdilaahi Siciid Dheere. XildhibaanYuusuf oo ay Marxuumka mudo dheer ay isyiqiineen soona wada shaqeeyeen ayaa ku tilmaamay in uu ahaa shakhsi dedaal badan dadkana caawiya. Xildhibaanku…

            Read More

              Tacsi: Marxuum C/Laahi Siciid Dheere, Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun

              Gudoomiye: Faysal Cali Hussein. Musharax: Jamaal Cali Hussein Musharax kuxigeenka: C.rashiid Hassan Mataan Xoghayaha Guud: Ahmed Saqadhi (Ahmed Keyse) Iyo dhamaan xoghayaasha, madaxda kale ee xisbiga UCID,xubnaha iyo taageerashaasha xisbiga; Gaar ahaan Garabka UK Iyo Yurub   Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii, ehelka, asxaabtii iyo guud ahaan ummadda uu ka baxay Alle…

              Read More

                Suladaanka Beesha Irir Samaale oo Nooga waramay xaalado ay ka mid yihiin colaadii Xarshin,dawlada Cusub ee Soomaaliya iyo qodobo kale(DHEGEYSO)

                Edmonton Oct 16,2012(SDN)-Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay kulann ay waxgaradka beeshaasi dhawaan Canada ku yeesheen. Suldaanka ayaa noo qodobeeyay waxyaabihii halkaa looga hadlay,waxaanu noo sheegay in shirka lagu lafo guray qodobo xasaasiya oo ay ka mid yihiin colaad soo noqnoqatay oo ka dhacday Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya,Wadahadalka Soomaaliya iyo…

                Read More

                  HAMBALYO MEHER:Ali Aadan Ismaciil “Aadan faruur iyo Marwo: Samiira Daahir Cali

                  Saeed Hassan Sheekeye iyo xaaskiisa Faadumo Adan ismacil,Khaliif  X. Mahamed Xiinwaal iyo xaaskiisa Aamina Aadan ismail Jaamac Abokor “indhacase” iyo xaaskiisa Rooda X. Mahamed xiinwaal, Ismaciil Abdi Jiir, Khadiija Abdi jiir, Nasiim Mahamed,Nawaal Mahamed, Raage Mahamed, iyo dhamaan reer Aadan ismaciil iyo reer cabdi jiir iyo Dhamaan asxaabta oo kala jooga Somaliland, Uk iyo EU…

                  Read More

                    Tacsi ka socota dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, Canada

                    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum Abokor mohamed abokor oo ku geeriyooday UK, London, waxa aanu si gaara uga tacsiyaynaynaa walaaladood Said goli, Hassan Neon iyo waalidkii dhalay oo degen Toronto, Canada,  isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in…

                    Read More

                      Kumuu ahaa Kwama Nkrumah?

                      Accra Oct 15,2012(SDN)-Marka xagga siyaasadda laga eego Dr. Kwama Nkrumah waxa uu qaatay siyaasaddii dhexdhexaadnimada, haseyeeshee marka loo eego habka nidaamkiisii dhaqaale iyo hoggaamineed ee bulshadiisa waxa uu ku saleysnaa ka Shuuciyadda, inkastoo marka dib loo raaco qoaraalladiisii uu iska fogeyn jiray inuu yahay  nin Shuuci ah. Nidaamkaa uu qaatay waxa uu ku tilmaami jiray…

                      Read More

                      Ivory Coast 2-0 Ku Khaarijisey Sinigal Isu Bedesheyna Fawdo.SAWIRO)

                      Dhakaar-Oct-14-2014-qurbejoognews.com-Asxaabtay falanqeynta ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyaa  ciyaar dhexmartey Ivery Coast iyo Sinigaal oo isu bedeshey fawdad. Haddaba ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka qaaradda Afrika (Cup Of Nation) ayaa caasimadda wadanka Sinigaal ee Dhakaar ayaa waxa ka dhacdey ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey xulka Ivory Coast iyo xulka Sinigaal. Ciyaartan…

                      Read More

                        Hargeisa Had only Two Good Men

                        Regardless to his color, creed, faith, or country of origin; the only closest man to my heart is the man that we both can read each other’s mind, and we have a common cause and share the same values. That is the motto or the guidelines , ideals, emblem, and distinctive badge of my mentor,…

                        Read More

                          “Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa:” Boobe Yuusuf Ducaale

                          (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”: 19/3/12ka-4/9/12ka)“Ma da’-furin ogaalkay, Xaska dabada maan gelin, Derejada ilhaamkiyo, Hibadii dalaysneyd, Uma dhiibin duudduub, Weli Dalawadaydii, Doobigeedi may dhimin, Dib-u-dhigasho mooyee, Wax is-doorshay may dhicin, Afartaa xan durugtiyo, Danni jira wax-sheeggii,” Daalacan (Deelleeydii 2aad), Hadraawi, Muqdisho 11/12/1979kii, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland….

                          Read More

                            OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE OTTAWA IYO NAWAAXIGEEDA…

                            ASALAAMU CALAYKUM WAXAA LA OGAYSINAYAA DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE DEGAN OTTAWA IYO NAWAAXIGEEDA IN MALINTA BERI AH EE BISHU TAHAY: OCTOBER 13/2012. LA QABANAAYO BAROORDIIQDII ALLAH HA U NAXARIISTEE ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE WAXAAN IDINKA CODSANAYNAA INAAD NAGALA SOO QAYBGASHAAN BAROORDIIQDA MADAAMA OO UU AHAA N IN QAALIYA OO KA BAXAY QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND…

                            Read More

                              OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS:Gaariye Cup

                              Dhaman waxa la ogaysiinaya  kooxaha  heerka labad ee caasimada  in la qabanayo  tartan kubada cagta ah oo lagu xusaayo  profsor  Gaariye allaa ha u naxariiste tantankaasi oo u maal galinayo   ciyaaryahanki wayna  ( Yaasin cumar cabdi ) yaasin cumar yare   kaasi oo dhawan ka bilaamaya dhawan magalada hargayasa  laguma helayo abaal marino  qiimo badan kaalinta …

                              Read More

                                ALAYLEHE SHIL BAA DHACAY: Shirkii “Qiimaynta” iyo 12 Kii Qodob!

                                “Dawladu boqolkiiba todobaatan hawsheedii ka mid ah way gudatay… Dawladu badaha iyo beeraha ayay mashaariic ka fulainaysaa… Dawladu dhalinta ayay shaqooyin u abuuraysaa… Dawladu fakhriga ayay la diriraysaa… Dawladu deegaanka iyo cimilada ayay dabiibaysaa… Dawladu ictiraafkii bay imika qorshe lagu doono dajinaysaa… Dawladu… Dawladu… Dawladu… Iyo qaar kaloo badan!   Dawladu miyay waalantahay, mise way…

                                Read More