SIYAASAD
Waxaa beryahan ay dhibaatadu badatay dhegahayga si xoog ah ugu soo dhacaya ereyga siyaasadda iyada oo lagu muransan yahay “siyaasad ayaa loo baahan yahay, hebel siyaaso meesha kuma hayo ama hebel waa laga siyaaso batay, hebel siyaasi ma aha, hebel waa siyaasi iyo wax la mida”. Dhaqan badan iyo hab nololeed fara badan oo aynu…
