BOQOR RAABI YUUSUF C/lAAHI OO HANBALYEEY MURASHAXA MADAXWAYNAHA XISBIGA UCID

    Hargeysa July 15,2012(SDN)-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan meelkasta ha joogaane waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland,sidoo kale  waxaan leeyahey  RAMADAANTA ha loo diyaar garoobo meelkasta oo aad dunida ka joogtaan,madaama oo aynu nahey dad islaam ah Hadaba waxaan hanbalyo u diraayaa Murashaxa madaxwayne ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee…

    Read More

      Taageero midowgii garabka Xisbiga UDUB iyo Xisbiga UCID Warsaxaafadeed Abdi M.Saleiman(Mingiste)

      Marka ugu horeysa waxaan halkan   salaan iyo hambalyo uga soo jeedinayaa bahweynta Xisbiga UCID meel kasta oo ay joogaanba,gaar ahaan Gudoomiyaha/odayga  Xisbiga UCID Md.Faysal Cali Waraabe , Musharaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen.Musharaxa Madaxweyne ku  xigeenka Xisbiga UCID Md.Rashiid Xasan Mataan iyo Xog.Guud ee Xisbiga UCID Md. Axmed Adan Ismaciil (Kayse).Waxaan salaan iyo…

      Read More

        EEBBE KELIGIIS AYAA XALKA ISKA LEH

        Weligeedba ummadihii hore iyo kuwa hadda jiraba dhibaato aafaysaa kama dhammaato, xalkeedana dadku awood uma laha uu ku xalliyo dhibaatooyinka. Dhibaatada maxaa keenay oo sabab u ah? Wuxuu Alle dhahay وَمَا أَصَابَكُمْ يَوْمَ الْتَقَى الْجَمْعَانِ فَبِإِذْنِ اللَّهِ وَلِيَعْلَمَ الْمُؤْمِنِينَ(آل عمران 166) , haddii aan soo koobo macnaha aayaddo waa sidatan:  Wixii maalinkii ciidamadu foodda is…

        Read More

          Ogeysiis:Ururka Xaqsoor oo Kulan ku qabanaya Ottawa

          Salaam Caleykoum. Waxaa dadweynaha degan Ottawa iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in urur siyaasadeedka XAQSOOR uu xaflad balaadhan ka dhigi doono Ottawa, Sabtida July 14 marka saacadu ay tahay 6 pm. Xafladaaso oo lagu qabanayo 101 Centerpointe Drive, Ottawa, ON. iir Fagaaraha xafladda waxaa laga hadli doona tariikh nololeedka iyo taariikh siyaasadeedka Xasan Ciise Jaamac iyo…

          Read More

            Dhalinta iyo Waxgaradka Beelaha (Dir iyo Hawiye)ee Irir Samaale oo Taageeray Jawaabtii Suldaankoodu siiyay Hadalo Kicin ahaa oo ka soo yeedhay Madax dhaqameedka Beesha Daarood

            marka hore Waad salaaman tahay Suldaan c/kariin faarax ibraahin marka labaad waxaanu kugu hambalyeynaynaa maqaalkii aad kaga jawaabtay qodobadii Ka soo baxay shirkii isimadii Ka hadlay magaalada muqdisho kaas soo Uu nuxurkoodu ahaa hurin colaadeed oo ay Ka dhex abuuraan dadka walaalaha ah Ee degas deegaanka s/land Ee ku caan baxay nabada Iyo nidaamka dawladnimo…

            Read More

              Bandhiga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa oo la muddeeyay waqtiga ay furmayso, halkan ka akhri ajandaha Bandhiga

              Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Urrurka REDSEA CULTURAL FOUNDATION, taageerayaasha iyo iyo mutadawiiciinta kala gedisan ee ku hawlan qabashada Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa, waxay dadweyanaha deeggan Caasinmdda Hargeysa iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland ugu bushaaraynayaan inuu furmayo, Jimcaha, 13 July 2012, bandhig sanadeedkii 5aad ee Bandhigga Buugaagta ee Caalmiga ah ee Hargeysa….

              Read More

              Maradona oo Shaqadii Laga Xayuubiyey Maxaase Lagu Suusey

              Dubai-Wed-July-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa tababarihii naadiga Al Wasal ee Imaaradka Carabta Maradona oo shaqadiisii laga xayuubiyey. Maradona oo 51-jir ah ayaa kooxdan reer imaraadka ah ee Al Wasl u saxeexay 2-sanno inuu tababaro sanadkii aynu soo dhafney oo ku beegneyd May 11-dii,haddaba S’aashu waxay tahay isaga oo ay hal sanno u harsantahay…

              Read More

                Cusmaan Cumar Dool: “Xukuumadda KULMIYE waxqabadka iyo Maamulka way kaga wanaagsan tahay tii UDUB, laakiin…”(DHEGEYSO)

                Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Cismaan Cumar Dool oo ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, ayaa faahfaahin ka bixiyay isbedelka dhinaca horumarka ee dalka ka socda. Cusmaan Cumar Dool oo haatan socdaal ku jooga caasimadda Hargeysa, waxa uu waraysi uu siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com kaga hadlay sida uu u arko faraqa u…

                Read More

                  FARIIN IYO OGEYSIIN KU SOCOTA BEELAHA IRIR SAMAALE

                  Beryahan sidaas ula socoteeyn wararka soo kordhaya Way bilaabantay hawshii   Gudi Lagu magcaabo GSMI GUDIDA SAMAFALKA IYO MIDEEYNTA  beelaha IRIR Samaale  ay isku baheysteeyn  Odayaal iyo Wax Garad iyo Aqoon yahano Rag iyo Dumarba leh iyo dhalinyaro Jaamacadaha dhigta iyo kuwo Dhameystayba  ee ka oo Jeeda Beelahaas IRIR Samaale  ee gudaha iyo Debedaba kala   Jooga…

                  Read More

                    Beesha Shanaad oo Baaq ka soo saartay Baaq ku wejahan Dastuurka Soomaaliya

                    Muqdisho July 10,2012(SDN)-Beesha Shanaad ee Soomaaliya ayaa kulan ay yeelatay waxa ay ka soo saareen baaq ay ku ayidayaan ansixinta Dastuurka dalka. Baaqaa oo dhameystiranina waxa uu u qoraa sidan; Annagoo ah oday dhaqameedyada iyo waxgaradka Beesha shanaad waxaan  soo jeedinaynnaa Bayaanka hoos ku qoran: 1.   Annagoo tixgelinaynna xaaladda Somalia ay maanta marayso iyo baahida…

                    Read More

                      Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo daah-furtay adeegga isku-xidhka farriimaha Emailka iyo Mobile-keeda (Email-to-Mobile Services)

                      Hargeysa 9, July 2012 (SDN)- Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka ee Telesom, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay adeegga casriga ah ee isku-xidhka farriimaha Emailka shirkadda Gmail ee Google (Gmail accounts) iyo Mobile ka shirkadda Telesom. Adeeggan oo cusub oo loogu magac-darray GMAIL-SMS CHAT, waxa uu u suurtogelinayaa in farriimo bilaash ah ay isticmaalayaasha…

                      Read More

                        Suldaanka Irir Samaale:Goaanka shirka Beesha Daarood ee in Somaliland ks baxdo Sool waxaan u arkaa Kicin(DHEGEYSO)

                        Edmonton July 09,2012(SDN)-Suldaanka guud ee beelaha Dir iyo Hawiye ee Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax Ibrahim oo haatan ku sugan dalka Canada ayaa waxaanu ka wareysanay arrimo dhawr ah oo xasaasiya. Suldaanka ayaanu wax ka weydiinay qodobo ay ka mid yihiin qoraal ka soo baxay beelaha Darood oo Muqdisho ku shiray oo ay ku dalbanayaan…

                        Read More

                          Hambalyo ku socota Xuseen Daahir Ibrahim iyo marwadiisa shukri cali

                          Aniga o ah yahye abdullahi askar      &       marwadayda milgo dahir ibrahim waxaanu hambalyo aan la so koobi karin hawada u marinayna meherka mudane  Hussein Dahir Ibaram        &      marwadisa    Shukri Ali oo meherkoodu ka dhacay cariga yurub gaar ahaan wadanka Denmark waxaanu illaaahay uga baryayna inuu ka dhigo labadii isku nasta ee ubad khayr qaba kala…

                          Read More

                            My First Interview of Mohamad Musa yususf also known as Mohamed “Ictiraf” or Recognition

                            My First Interview of Mohamad Musa yususf also known as Mohamed “Ictiraf” or Recognition: Mr. Recognition’s First and Second Phase Recognition Quest through Europe, Asia, Africa, and North America.   I got the opportunity to meet Mohamed Musa Yusuf called Mohamed “Ictiraaff.” Or ‘recognition is a Somaliland citizen who travelled through eighteen countries with his…

                            Read More