SHEEKO GAABAN: Shuruud baa ku xidhan! – Qalinka: Barkhad M. Kaariye
Ugamaan baranin in uu ordo, balse degdeggiisa ayaan ka gartay in uu wax cusubi jiraan, intii uu igu soo socdayse waxaan ku ducaysanayay in aanu war xun ii sheegin. Sidii uu u soo ordayay ayuu agtayda soo fadhiistay, hadba wuxuu u holladaa in uu ii sheego waxa jira, haddana waxa ka dhex gala neef-tuurka oo…
