Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota Commissioner. Eng. Cabdulfataax Ibraahim Sheekh Yusuf
Dhamaanba muddanayaashan hoose ku qorani waxay tacsiyadaynayaan Eng. Cabdulfataax Ibraahim Sheekh Yusuf oo aabbahii Marxuum Ibraahim Sheekh Yusuf ku geeriyooday, si kadis ah, Magaaladda Hargeysa 16/05/2012. Illahay samir iyo iimaan haka siiyo qoyskii iyo qalaabaddii uu ka baxay Murxuum Ibraahim Sheekh, Isagana Janatul fardawsa haka waraabiyo. Amiin 1. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir 2. Oday Xaaji…
