Ingratitude Is Silanyo’s Nature

    Man may live only eighty years. His feet walk down a path of tears. Use your life well for death comes soon from north or south, at night or noon. Dear Somalilanders, we have to understand that integration is not like being, and that being comes with childhood memories ingrained in one’s formative years through…

    Read More

      Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Somaliland oo ka waramay Dhaqan Galka Xeerka Xadeynta Madaaarka Hargeysa(DHEGEYSO)

      Hargeysa May 07,2012(SDN)-Wasaiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Axmed Faarax Dalal ayaa maanta wada jir u soo bandhigay xeerka xadeynta dhulka Madaarka Hargeysa. Faahfaahinta xeerkan oo uu soo bandhigay Agaasimaha Guud iyo Fariin uu Wasiirku u diray Shacabkaba halkan hoose ka dhegeyso   HALKAN GUJI…

      Read More

        Wareysi:Dr. Axmed Weli Daahir oo madax ka ah qaybta dhowaan cusbatalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyay ee Sifaynta Kelyaha(DHEGEYSO)

        Hargeysa 06, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dr. Axmed Weli Daahir oo madax ka ah qaybta dhowaan cusbatalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyay ee Sifaynta Kelyaha, ayaa faahfaahin ka bixiyay adeegga mishiinadaas oo dabayaaqadii bishii aynu ka soo gudubnay ee April 2012 si rasmi ah loo furay. Dr. Axmed oo waraysi gaar ah siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

        Read More

          AFKEENII SAWKAA ABAADAY!! By: Siciid Maxamed Askar

          Hawraar hore oo Soomaaliyeed ayaa ahayd Nimco waliba Nusqaan leh, luuqada Af-soomaaliga marka dib loo eego waxay ahayd luuqad hodan ku ah dhinaca suugaanta iyo sarbeeb, si xikmadaysan oo ay dadkii hore isku dhaafsan jireen hadalkooda, iyadoo xilliyadaas oo qarniyo ka hor ah aanay jirin, aqoon iyo waliba farsamooyinka casriga ee waqtiyadan dambe wax walba…

          Read More

            Dr. Axmed Weli Daahir oo Qurbejoog.com uga waramay Mishiinka Kelyaha Sifeeya ee Cusbatalka Guud ee Hargeysa lagu kordhiyay, baaqna u jeediyay Ganacsatada iyo Jaaliyaddaha dibadda

            Hargeysa 06, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dr. Axmed Weli Daahir oo madax ka ah qaybta dhowaan cusbatalka guud ee Hargeysa lagu soo kordhiyay ee Sifaynta Kelyaha, ayaa faahfaahin ka bixiyay adeegga mishiinadaas oo dabayaaqadii bishii aynu ka soo gudubnay ee April 2012 si rasmi ah loo furay. Dr. Axmed oo waraysi gaar ah siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com,…

            Read More

              U.N. must support the 1961 Somali Constitution

              The draft national constitution under consideration for Somalia — one that is supported by the United Nations — would create further destabilization, which could result in that country’s further descent into chaos. Share Share on emailE-mail this story Share on printPrint this story Share on favoritesSave this story   Sponsor   Somali clans want peace…

              Read More

                URURRADA HADHAY: Geeddu Xeer ma leedahay?!

                “Ku-qabso ku qadi mayside! Cadyahow ama ku cunay ama ku ciideeyey” waa isirrada taban ee aan hore Somaliland siyaasaddeeda ugu  badnayn ee ka soo kabbacaya hadallada iyo falaadyada isa soo taraya ee ka soo yeedhaya dharaarahan qaar ka mid ah ururradii ka hadhay tartanka ururrada siyaasadda ee Somaliland, kaas oo dhowaan Guddida Diiwaangelintu natiijadii ka…

                Read More

                  Maamul-Hoosaad Mise Madaxbanaani? – W/Q: Abdihakim Kheire

                  Nidaamka Siyaasada dal waliba waa mawjad baahsan oo ku salaysan danaha, damaca & damiirka madaxda dalka. Jihada siyaasada waxaa dejiya danta joogtada ah ee dalka. Dadweynaha waxaa mashquuliya nolol maalmeedkooda. Siyaasadana waxaa dheela haldoor kooban oo haga danaha dalka ee joogtada ah. Hadii rabitaanka dadka & damaca siyaasiyiintu is waafaqaan dalkaasi badhaadhe & bash-bash buu…

                  Read More

                    ABII-BAKAR SIDIIQ R,C,IYO WEEDHIHIISII CAJIIBKA AHAA MAXAYNU KA BARAN KARNAA?

                    ASALAAMU CLKYKUM WARXMATULAAHI WABRKTUH BACDAL SALAAN ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH DHAMAANTEED Intaasi ka dib waxaa mahad iyana mudan akhyaarta wararka sida tooska iskula socodsiinaysa ummada afka soomaaliga ku haddasha meelkastooy joogaanba ABII-BAKAR SIDIIQ .R.C.Saaxibul rasuullullaaha taariikhdiisa waa mid aynu wax ka wada naqaan mid laga dhargana maha taariikhda dadka wanaagsani, ABII-BAKAR ;waxaa inagaga filan…

                    Read More

                      Dr, Gaboose Wuu ku Qaldan yahay, waana Gef, iyo Meelkadhac, Inuu Yidhaahdo Waxa aan Ka Xumahay, Guusha Madaxweyne Siilaanyo

                      Dr, Gaboose oo ahaa, Gudoomiyihii Ololaha, ee Gobolada Bariga, Madaxweyne Siilaanyana uu jagadaa ku aaminey, Shaqo fiicana u soo qabtay Hanashadii Xukunka Somaliland ee axmed Siilaanyo, ayaa Sheegay inuu Ka Xun yahay Shaqadaa uu qabtay iyo guushii Madaxweyne Siilaanyo. Dhawaaqan ayaa ah Mid Siyaasad ahaan, qaldan, Dhaqan ahaana Xun, Mabda,a ahaana Daciif ah. Xusbiga ama…

                      Read More

                        Xirsi Cali Xaaji Xasan: “Madaxweynuhu kalsooni dheeraad ah oo aanu Wasiirada kale ku qabin buu iga qabaa, sababtaasina…”

                        Hargeysa 03, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay xaaladaha siyaasadeed iyo bulsho ee xilligan dalku ku jiro. Wasiirka oo waraysi dheer oo xiiso badan siiyay Telefishanka Horn Cable, waxa uu ka hadlay wadahadalada Somaliland iyo Somalia, siyaasaddaha gudaha ee xilligan, sababta keentay inuu noqdo…

                        Read More

                          Somalia Telecoms: Cashless doesn’t mean broke

                          Somaliland’s mobile money-transfer system, Zaad, has gained hundreds 
of thousands of customers, bringing convenience to a territory that lacks 
a formal banking system, but not potential customers. Flicking through a stack of dirty Somaliland shillings after coming up short to pay for a car wash, Asad Egeh, a legal advisor, asks: “Does anyone have 2,000…

                          Read More

                            Hayad Hore Ma Ka Soo Shaqaysay, Caqabad Dhalinyarada Ka Haysata Helista Shaqooyinka? Qalinkii : C/fataah Sh.nuux Jaamac ( Suldaanka)

                            Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed siilaanyo oo muddo laba sanadooda xilka talada dalka haysay, ayaa ku guuladaraysatay inay jihayso boqolaal arday oo sanadkasta ka qalin jabiya Jaamacadaha dalka, kuwaas oo bilaa Camal awgeed u yuurura suuqyada iyo goobaha laga cabo shaaha, halkaas oo lagu arko dhalinyaro badan oo subax kasta ku ururasan…

                            Read More

                            Man City oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey Man United

                            London April-30-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaartii xiisaha badned ee dhexmartey Man City iyo Man United kana tirsaneyd horyaalka ka socda cariga Ingiriiska Premier Leage. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo taageerayaasha waraabowga qaba ee labda dhinac waxa kale oo xusid mudan xiddigihii caanka ku…

                            Read More