Bahweynta Isboortiga Jecei oo Baroor diiq u Sameeyey,Wiish,Mugaanbi Iyo Mawliid.
Toronto-qurbejoog.com-Ahyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa baroordiiq ay bahweynta ciyaaraha jecel u sameysey siiba kuwa Toronto uu hormoodna u yahay ciyaaryahakii caanka ahaa ee soomaaliyeed oo aad wada garaneysaan waa DR-Yuusuf Shaqaaq Marxuumiintii ku geeriyoodey qaraxii waxashnimada ahaa kunee kana dhacay Tiyaatarka oo kala ah Adan Xaaji Yabarow Wiish,Saciid Maxamed Nuur Muganbi,Mowliid Macaane Maxamed, …
