DHALIILAY SIYAASADA XUKUUMADA by yahye askar

    illaahay aya mahad leh   akhriste marka hore salan diiran ka dib shabakada calamiga ah ayaan dhiiri galin uso jeedinaya hadii aan u daadago dulucda faaladani  ay xanbaarsantahay. xaalada wadanku ku jiro wakhti xaadirkan siyaasada arimaha gudaha iyo ta dibada waxaa ka muuqda jileec iyo dabacsanaan baahsan oo dhan walba leh taaso loo sababaynayo go’doonka…

    Read More

      SOMALILAND FOREIGN INVESTMENT LAW ANALYSIS

      Somaliland has in abudance investable natural resources such as minerals,oil,marine resources,frankicenes,livestock,and various other raw materials. According to the World bank………. “The investment climate is an important determinant of a country’s success in raising investment levels. It therefore affects the country’s growth rate. For example, recent research on India suggests that if every Indian state attained…

      Read More

        A quiet sense of mission

        Abdullahi Hassan Eyow studied petroleum geology, and spent the early part of his career searching for oil deposits trapped beneath the arid landscape of northern Somalia. Then came war, followed by life in Canada as a refugee who never stopped thinking about his homeland and what he could do to make it safer. Eleven years…

        Read More

          Guddoomiyaha Urur Siyaasadedka Wadani oo ka Waramaya Himilooyinka Ururkaa(DHEGEYSO)

          Hargeysa April 08,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu ka warramay Himilooyinka Ururka, waxa uu yeedhinayaa magacyada Xildhibaannada ka mid noqday Ururka. nabadgelyada, colaadaha bariga, wada hadalka Somalia iyo Somaliland, dedejinta doorashooyinka deegaanka, tartanka ururrada siyaasadda iyo arrimo kale… Guddoomiyaha oo isla markaana ah guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa ka waramayay Shirweynaha…

          Read More

            Somaliland calling

            Introduction   In the absence of a functioning parliament to check the executive branch, and the presence of a mindless and corrupt administration, compounded by the absence of an opposition party, made necessary for this forum to fill in the void. This forum and other forums must stand up for Somaliland and come forward to…

            Read More

              DIIN,DAD,DAL IYO DAWLAD DIID TOONA LAMA NOQDO

              ALXAMDULILAAHI RABIL CAALAMIIN ILAAHAYOW WAA TAADA Nabigeenii maxamed s.a.w. waqti kastoo oynu joogno waxaa uu inooga tagay talooyin wax ku ool ah waxaanay anfaci qofkii qaata ee raaca ee sideeda u fuliya bal aynu eegno xadiiskan cajiibka ah iyo waxaan ku sugan nahay Ummul Muminiin Ummi Salamah (A.K.R.)Waxay tidhi.Nabiga (S.A.W.)Wuxuu yidhi .Rag baa madax la…

              Read More

                Muj.Cabdiraxmaan Dheere:Kulmiye waxa ay SNM ahaayeen uun intii ay Mucaaridka ahaayeen(DHEGEYSO)

                Hargeysa April 07,2012(SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Mujaahidiintii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed, ayaa xogwaran uu siiyay Shabakeda Somalidiasporanews/qurbejoog.com, waxa uu kaga waramay sababaha munaasibadaha SNM ahmiyada dheeriga ah loo siin waayay intii Kulmiye Xilka qabtay. Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo haatan ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, ahna guddoomiyaha guddi-hoosaadka Caddaalada, Shuruucda, Xuquuqal-insaanka…

                Read More

                  Somaliland: Muddo-kordhintii loo sameeyay Goleyaasha Deegaanka oo maanta ku eg iyo nuxurka kulan dhexmaray Xukuumadda iyo Komishanka Doorashooyinka

                  Hargeysa 07, April 2012 (Qurbejoog.com)- Muddo-xileedka goleyaasha Deegaanka Somaliland, ayaa ku eg maanta oo ay taariikhdu tahay 7, April 2012, ka dib markii laba jeer oo hore xilka loogu kordhiyay markii ay qabsoomi wayday doorashada dawladdaha Hoose. Golaha Guurtida oo Distoorku siiyay awooda muddo-kordhinta, waxay 07 September, 2010 muddo-xileed 18 bilood ah u kordhiyeen golayaasha…

                  Read More

                    Proff Ibrahim Mecaad oo ka waramaya Aasaaskii iyo Taariikhdii SNM

                    Ottawa April 07,2012(SDN)-Proff Ibraahim Meecaad oo haatan ku nool magaalda Ottawa ee dalka Canada aayaa nooga waramay aasaaskii Ururka Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaalieed ee SNM. Ibraahim waxa uu ka mid ahaa aqoon yahankii sida weyn uga shaqeeyay taabagalkii SNM. Waxa uu ku sugnaa dalka Sucuudiga kolkii April 06 1981kii lagu dhawaaqayay Jebhadii SNM.  [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/meecaad.mp3]

                    Read More

                      Xisiga UCID oo Ummadda reer Somaliland ka tacsiyadeeyay Geeridii Naxdinta Laheyd ee Ku Timi Marxuum Jaamac Koodbuur

                      Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Date: 06/April/2012 Ujeedo: Tacsi راجعون اليه وانا انالله Guddida Fullinta, Golaha Dhexe , Garabka haweenka , Garabka dhalinyarada iyo dhaman taageerayaasha Xibiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan MAXAMED JAAMAC KOODBUUR (SHIINE) geeridii ku timi ALLA ha u naxariistee…

                      Read More

                        Taariikhdii SNM oo kooban

                        Ummad waliba waxay leedahay taariikh soo jireen ah oo had iyo jeer haga mustaqbalka bulshada kana duwa gefaf badan oo dhici lahaa. Hadaba in loo hagar baxaa qorista iyo diiwaan gelinta hawshani waa xil qaran .Bahda mareegta farshaxan waxay si sharaf leh uga codsatey Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka SNM, ahna aqoonyahan ku xeel dheer dhaqaalaha,siyaasada…

                        Read More

                          hambalyo ku socota masuuliyiinta somaliland gaar ahaan madaxwaynaha silanyo magacabista taliyaha hawlgalinta ciidanka somaliland col mahmoud ali duaale

                          ILLAHAY AYA MAHAD LEH QORAALKAYGAN OO KU KOOBAN HANBALYO IYO BOGAADIN AANU HAWADA U SOO MARINAYNO MADAXDA JAMHUURIYADA SOMALILAND GAAR AHAAN MADAXWAYNAHA MUD AHMED SILANYO ANAGOO KU HANBALYAYNAYNA CADAALADA AW KA SAMEEYAY HOGAANKA CIIDANKA POLICEKA SOMALILAND RUNTII TAAS OO AAANU U ARAGNAY INAY TAHAY CADAALAD DHAMAYS TIRAN OO DHALIIL LAHAYN OO HABOON KU DAYASHO DAWLADA…

                          Read More

                            waxaan dhambaal hambalyo ah udirayaa weriye NAJAX ADEN CUNAAYE IYO MArwadiis sabaax cismaan aden oo meherkoodu kadhacay hargeysa

                            waxaan halkan dhambaal  balaadhan  uga  dirayaa   dhamaan  shaqaalaha hadhwanaagnews  meelkasta  oo  ay  dunida  daafaheeda  ay kala  jogaan.  intaasi   kadib  waxa halkan dhambaal  hambalyo ah iyo bagaadi ah uga dirayaa   agaasimaha    shabakada  caalamiga  ah  ee   hadhwanaagnews   ee  somaliland    iyo  somalia  WERIYE   NAJAX  AADAN  CUNAAYE  IYO MARWADIISA  SABAAX  CISMAAN     AADAN.  oo   maanta  uu  meherkoodu  kadhacy   caasimada  jamhuuriyada    somaliland      ee  magaalada  hargeysa …

                            Read More

                              Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray ehelada marxuum maanta ku geeriyooday Burco

                              Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay MARXUUUM, CABDI AADAN NUUR oo ku geeriyooday Burco 05/04/2012 laguna aasay. MARXUUMKU, waxa uu Xilal kala Duwan ka soo qabtay Dalka, xilalkaas oo ay ka mid ahaayeen Agaasimaha Guud ee…

                              Read More

                                For Immediate Release Prime Resources Limited Petrosoma Limited

                                Prime Resources and its affiliate company, Petrosoma is pleased to announce a joint venture between Petrosoma and Jacka Resources, an Australian oil exploration company quoted on the Australian Stock Exchange. To facilitate the joint venture, Prime assigned it rights in the production sharing agreement with the government of Somaliland for the oil block formally known…

                                Read More

                                Barcelona Iyo Bayern oo Guryahoodii u Kala Direy Ac Milan Iyo Marsseile.

                                Barcelona-April-04-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda. Waxaa hore loo soo ciyaarey lugtii hore oo ay soo badiyeen Bayern Munich,Real Madrid,Chelsea,Barcelona waxay barbardhac la gashey Ac milan taas oo qaarna faraxsanyihiin qaarna wadnaha farta ku haya. Haddaba Akhyaartay ciyaarihii caawa foodda la isla galey oo ahayd lugtii…

                                Read More

                                  Dr, Gaboose: Maxaa iiga Soo dhex Baxay Jawaabihii, Qoraalkii, Cinwaankiisu Ahaa Dr, Gaboose Hogaamiyaha Keliya ee Xilka ka qaadi kara halka Siilaanyo Kaga Tago

                                  Marka Hore Waxa aan ahay Shiqsi Madaxbanaan ( Independent politician) oo Ka Madaxbanaan Qabyaalad, nin Jeclaysi, iyo Xusbiyaysiba. Qoraalkii aan cabirtay Fakarkayga, Kaas oo aan ku bayaamiyey in Dr, gaboose Yahay Shiqsiga Keliya ee bedeli kara Axmed Siilaanyo ee Jooga Wadankii imunka , Qoraalkaas ayaa Waxaa iiga soo dhex Baxay Jawaabo badan. Waa Marka Koowaad,…

                                  Read More

                                    Somali Refugee Returns to Homeland, Runs for President

                                    Lewiston, Maine (MMD Newswire) April 3, 2012 — Originally hailing from one of Somalia’s major clans, Said Issa Mohamud, made official his candidacy for President of Somalia and now plans to help transition his homeland to a fully functioning modern democratic state. Mohamud left Somalia in 1991 when its government collapsed, and moved his family…

                                    Read More