Meher Qiimo leh: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Y. Aw Faarax oo Ka Qabsoomay Hargeysa

    Dhammaanba Maamulka, Weriyayaasha, Qorayaasha iyo Hawlwadeenada Togaherer.com Waxa Ay Hambalyo U Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada Caydaruus Sheekh Cumar Macalin-Geedi & Suleekha Yuusuf Aw Faarax   Meher Wacan   Gudoomiyaha ururka Saxafiyiinnta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Gudoomiye ku xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahim Maxamed, Xoghayaha fulinta ee SOLNJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, Cali Jaamac Maxamed (Cali-Jamhuuriya),…

    Read More

      Madaxwayne Ahmed Silaanyoow codka Shacabka ha ku waayin wuxuu shalay daahir Riyaale ku wayay

      Shalay Daahir Rayaale waxa uu Codka Shacabka kuwaayey, waxa ugu waaweynaa Sharcigii ( Distoorka) aynu dhiganay oo uu ixtiraami waayey, Musuq-maasuq dalka ku baahaay, Shaqaale Dawladeed oo dayacmay , Kaabayaashii Dhaqaalaha oo gabi ahaanba baa’bay, Cadaaladii oo faraha ka baxday, Beeshii Caalamka oo aynu go’doon ka galnay, Xataa Dhismihii ugu muhiimsanaa Dalka oo ah Madaxtooyada…

      Read More

      Morosini oo Afweynta Darsadey Akhirana u Hayaamey.

      Italy-April-16-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa ciyaaryan reer itaaliya ah oo afweynta darsadey isaga oo ciyaaraya aakhirana u baqooley. Saaxiibayaal ciyaaryahankan oo lagu magacaabo Livorno”s PiermarioMorosini ayaa Aabihiis ,Hooyadiis,Bakhtiyeen,Walaalkiisna wuu isdaldaley,markaana Morosini ma gaadhin 15-iyo toban jir walaashiina waa Curyaan (Disable) masuulayadeedana isaga ayaa qaatey. Morosini ayaa ciyaarta q1aybteedii hore daqiiqaddii 31-aad Afweynya u dhacay dhawr jeerna…

      Read More

        Sanadguuradii 29aad ee Mujaahid Ibraahin Koodbuur ku Badbadiyay kornayl Cabdilaahi Askar12/4/1983 oo si weyn looga xusay London‏

        (London 16/4/2012) Xaflad aad loo soo abaabulay oo lagu xusayo sanad Guradii 29aad ee lagu xasaey Mujaahid Ibraahin Kodbuur Hawlgalkii Birjeex Ee Lagu badbaadiyey 12/4/1983 Corneel Cabdilaahi Askar Alle Haw Naxariiste. Xafladan oo aad loo soo Agaasimyey ayaa waxa Ka Soo Qayb Galay Mujahiidntii SNM ee Ku Sugan Wadankan Uk oo Ka kala yimid Dhamaan…

        Read More

          Munaasibad Caleema Saara oo Maanta loo sameeyay Suldaan Cusub oo reer Hargeysa ah

          Hargeysa April 15,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada  caafimaadka Mud,Xuseen Maxamud Maxamed Xoog,Ayaa maanta ka qayb galay Xaflad lagu caleema saarayey Suldaan cusub   oo ka mid ah beelaha deegaanka Hargeysa Suldaan Axmed Cismaan Caddo gude, xafladaasi oo lagu qabtay Huteel Kaah ee Magaalada Hargeysa. Xafladan caleema saarka Suldaanka Cusub  oo ay ka soo qayb galeen , Salaadiin, Xildhibaano, Madax-dhaqameed,…

          Read More

            Is-bedelkii jawiga ee Shirka KULMIYE + Hanjabaadii Jaamac + Cataabkii Cabdiraxmaan Cabdiqaadir iyo xilka xayuubintii xooga ahayd(DHEGEYSO)

            Hargeysa, 15, April 2012 (SDN)- Guddoomiyihii 1aad ee Xisbiga KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa xilkii uu ka hayay xisbigaas xooga lagaga tuuray, ka dib markii qoraal uu ku saxeexan Muuse Biixi laga hor akhriyay Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga oo maalintii lagu soo gunaanaday Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha dhexe Jaamac Shabeel oo guddoominayay shirka ayaa qoraalka uu…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo garab maray sharaxaada Isbedelka ugu weyn ee Somaliland soo wejahay intii uu talada hayay

              Hargeysa April 15,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo shalay khudbada dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Shirwenaha Gollaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Hargeysa ka socda ayaan ku soo qaadin isbedelada ugu hadal heynta badan ee xukuumadiisu la timi. Isbedelka dhanka Siyaasada khaasatan ta ku wejahan dhanka Soomaaliya ayaa ah mid la odhan karo waxa ay…

              Read More

                The State Of Somali Union

                In any federal system, the gray area between the powers of the federal government and those of the constituent states is a constant battleground. What is remarkable about the U.S. federal system, for example, is that even though power is relatively decentralized — each of the 50 states has its own constitution— the center still…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo: Raga tartanka u xusul-duuban waxaan leeyahay kubadda laada ee idinku ha is-laadina‏(DHEGEYSO)

                  Hargeysa, 14, April 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qaybgalay furitaanka Shirka 3aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxaa ku wehelinayay ka qaybgalkaas Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Shirguddoonka labada Gole, Wasiirro, Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, ergooyinka Gobollada ee Xisbiga iyo taageerayaasha Xisbigaas. Madaxweynaha…

                  Read More

                    TFG Seeks Unification With Somaliland

                    Mogadishu (SDN)-The Prime Minister of Somalia’s Transitional Federal government told the BBC today that Somalia is engaging in bilateral talks with Somaliland regarding the unification of the two countries. Prime Minister Gaas stated that a committee of ministers will be formed to sit down with Somaliland’s representatives. The committee will be announced soon. The location of the…

                    Read More

                      Unconfirmed Reports Say Omar Hammami is Dead

                      Mogadishu (SDN) Recent reports of the death of Omar Hammami an American who travelled to Somalia to take part in ‘jihad’ have surfaced. Sources say Hammami popularly known as Al-Amriki was shot by factions within Al-Shabaab. Hammami who was born in Daphine Alabama recently stated in a video recording that members of Al Shabaab were…

                      Read More

                        Hawgalkii Taariikhiga ahaa ee Birjeex Masuuliyiinta SNM lagula Baxay Dharaarta cad oo Hargeysa laga Xusay

                        Hargeysa April 11,2012(SDN)-Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cali Yuusuf oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe”iyo Caafimaadka Dr Xuseen Maxamuud Maxamed ayaa Maanta ka qayb galay munaasibad loo sameeyay Geesiyadii ku suntanaa hawlgalkii Birjeex ee lagula baxay alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Askar oo ku astaysnaa…

                        Read More

                        Tababaraha Xulka Q!aranka Ciraaq Zico Maxaa u Qarsoon?

                        Baqdaad-Wed-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jeex-jeexeynaa halyeygii reer brazil berisamaadkii ZICO oo haatan Tababare u ah xulka qaranka ee Ciraaq dhawr kale oo wadana ka soo noqdey. Haddaba carqaladda weyn ee hor taagan Tababare Zico sida uu ugu soo bixi lahaa koobka kubadda cagta Aduunka ee lagu qaban doono Caasimadda dalka Brazil Sanadka 2014,taas oo…

                        Read More

                          Abdillahi Yusuf iyo Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomaalida ee Maanta “Ummad Jabtay Halyey ma leh” – Q. 2aad

                          Ka dib markii dhawr iyo soddon qof oo akhristayaasha ka mid ahi  igu soo warcileen, cabashana ka muujiyeen qaybtii hore ee qoraalkaygan. Dadkaas oo qaar ka mid ahi jeclaan lahaayeen in aan Abdilahi Yusuf ka dhigo haleyey Somalileed. Sidaas darted waxaan xasuusinayaa qolyahaas maahamaadanodhanaysa “Ciidan jabay geesiyaal ma leh, umad haligantayana halyeey ma leh”.  Isla…

                          Read More

                            TALO IYO SIYAASAD XUMO IYO MADAX QAYR MASUUL AH OO U SOO BAADHASHO TAGEYSA WASHINGTON.D.C.KHARSHKAA SIIYA KUWIINA U BAAHAN

                            ALLAA MAHADLE  Dhamaantiin waad salaaman tihiin. wariyaasha gaar ahaan idinku waxaad tihiin kuwa u hiiliya kawa aan dhawaaqa dheerayn ee la dulmiyo. Waligaa iska ilaali inaad guuxaaga aad ka dheerayso iyo fatooshnimada xad dhaafka ah hana ku tagri falin hantida ummada. waligaana  hays odhanin cid kuma arkayse afka buuxsho.qadiyada s/land baan adduunka ka soo dhaadhicinaynaa…

                            Read More