Guddida Diwaangalinta ururada siyaasada xaalkoodu wuxuu ka dhiganyahay macalin imtixaan u yeedhiyay ardaydii oo sheegay tirada dhacday iyo tirada baastay, maadooyinkiina aan sheegin siday u kala keeneen
Anigoo ah ninka magaciisu kor ku xusan yahay aan kana tirsanayn 15 urur siyaasadeed ayaan waxaan halkan kusoo gudbinayaa maqaalkan oo ah fikirkayga ,oo kahadlaaya natiijadii gudida diwaangalintu ku dhawaaqeen anigoo xaaladan u darsay hab sharci ah . gudida diwaangalinta ururada siyaasadu waa gudi qaran oo ku dhisan hab sharci ah .gudidadan waxa sharciyadooda qaanuuneed…
