Barta Internetka ee Telefishanka Al-jazeera oo Warbixin ku saabsan Marxladihii kala duwanaa ee Somaliland soo martay qortay

    Hargeysa, 25, Mar 2012 (SDN)- Shabakadda Telefishanka Al-jaziira, ayaa warbixin dheer ka qoray marxaladihii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo sooyaalkeedda taariikheedba. Warbixinta Al-jaziira oo dhamaystirayd waxay u dhignayd sidan:- “Somaliland waxay madax-banaanidda ka qaadatay isticmaarkii Ingriiska waxayna afar cisho ka dib ku dhawaqeen, inay la midoobeen, dalka Somalia ee madax-banaani ka qaatay…

    Read More

      Wadaad Dad u eeki buu kugu Dilaa: Ururka Badbaado aragtidiisu ma tahay mid Bad Qabta?

      Inkasta oo aay u eegtahay in Sheekh Maxamed Cali Geedi uu ka soo dheegtay magaca Badbaado xeradii barakacayaasha abaaraha ee magaalada Muqdisho ee uu ku gaadhsiiyey deeqdii ay ku deeqeen dadka iyo dawladda Somaliland, hadana Ururku ma cadayn cidda la badbaadinayo iyo waxa laga badbaadinayo. Tan iyo dharaartii lagu dhawaaqay ururka Badbaado oo ay horboodayeen…

      Read More

        Beelweynta Isaaq Ee Kilinka Shanaad Waxay Canbaaranaysaa Xasuuqa Liyuu Bolis Ka Wadaan Deegamada Gaashamo

        Waxayna Ugu Baaqayaan Dawlada Federalka Ee Ethiopia In Aan Hubkeeda Lagu Layn Muwaadinin Ethiopianka Ee Labaatankii Sane EPRD Talada Ethiopia Haysan Aan Xabad Ku Ridin. Gudoomiyaha  QurbaJoogta Belweynta  Isaaq Kilinka 5. Ibrahim Xasan Dahir Hadii aanu nahay  Bahweynta  Isaaq ee Kilinka Shanaad waxaanu magac iyo maamuus  ku lahayn nabad iyo degaanaansho daris wanaag aanu kula…

        Read More

          Can You Hear Me, MR PRESIDENT, Madaxweynow may Maqlaysaa, Mr PRESEDENT Are You Clean On Corruption. Mudane Madaxweyne Nadiif Adigu Ma Ka Tahay Musuqmaasaqa.?Hadii aad ka Tahay WHY..?. by Dacar

          Su,aasha aan ku Bilaabaayo Qoraalkayga, Waxa ay tahay Ma waxa Haboon in La xidho, Wasiirada ay Madaxweynaha aadka isugu Dhow Yihiin ee Lagu tilmaamay Musuqmaasaqa, Malaayiinka Doolar Lunsaday, Mase waxa haboon in La Xidho nin Cunto ama Bariis Lunsaday.? Hadii Mid La xidhaayo waxa haboon in La xidho ama baadhis lagu sameeyo Raga Doolarka Lunsaday ee…

          Read More

            Somali cabbies ‘high on drug’

            Somali taxi drivers in Perth are consuming a locally grown plant that has amphetamine-like effects to get through long shifts, according to research. University of Queensland Professor Heather Douglas said during her two-year study into use of khat in Australia, many Somali migrants had raised concerns about the number of taxi drivers taking the drug….

            Read More

              DHAKO AYAA LOO BAAHAN YAHAY

               ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH    Waxaan salaamayaa dhamaan wariyayaasha iyo akhristayaasha qiimaha badan, Salaam ka dib waxaa la yidhi haddaad aragto laba nin oo is haya balankoodii hore ayaa xumaa,haddaan bal in yar sharaxno dawlada s/land iyo mabaadiida iyo siday ushaqayso wax badan baa inoo soo bixi oo u baahan in waxa laga badalo…

              Read More

                BUUG CUSUB:AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA

                 Ciwaanka buugga:AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA Qoraaga: Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir) Tirada bogagga:158 bog Mawduuca buugga:suugaantii gumaysidiidka ahayd ee la tiriyey waagii gumaysiga Summadda buugga:ISBN: 978-91-976661-5-7 Xidhiidhka buugga:abdibashir@hotmail.com Waa buug cusub oo lagu ururiyey suugaantii gumaysi-diidka ahayd ee la curiyey waagii gumaystayaasha. Waa gabayo, geeraarro, masafooyon, heellooyin iyo jiiftooyin lagu cabbiray xaalado murug badnaa oo…

                Read More

                  Jaaliyada somaliland ee kunool BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan geerida general maxamed saqadhi dubad

                  Jaaliyada   somaliland   ee  ku  dhaqan    magaalada  BRISTOL UK ee  cariga   ingiriisku  waxay  tacsi  udiraysaa    dhamaan     umada   jamhuuriyada      somaliland     meelkasta  oo  aduunka    ay  kala  joogaan     dibad   iyo  gudaba.           geerida     ku dimi  ilaahay  naxariistii  jano   ha kawaraabiyee     taliyihii   ciidanka   booliska  somaliland     marxuum   general      MAXAMED   SAQADHI   DUBAD    oo  gu  geeridooday      wadankaasi   isutaga    carabta    ee abu dabai.    marxuumka  …

                  Read More

                    TACSI:Taliyihii Hore ee Ciidaada Booliska Somaliland

                    TACSI INNAALILAHU WA INA ILAYHUN RAJUCUUN ANIGOO AH MOHAMED AHMED CIGE WAXAAN TACSI BALAADHAN U DIRAYAA CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND ,SHACABKA IYO XUKUMADA SOMALILAND IYO EHELKII UU KA BAXAY TALIYIHII BOLICE SOMALILAND GENERAL MAHAMED SAQADHI DUBAD.ILAAHAY HA U NAXARIISTE,   Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Ciidamada Ammaanka JSL, gaar ahaan Ciidanka Booliska JSL, Ehelkii,…

                    Read More

                      Maayarka Hargeysa oo dhambaal tacsi ah u diraya ciidanka Booliska iyo qoyska marxuum Saqadhi

                      Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen  Maxamuud Jiciir, oo ku hadlaya magaciisa, ka Golaha deegaanka Hargeysa iyo magaca shacbiweynaha ku dhaqan caasimadda Hargeysa, waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa qoyskii, ciidanka Booliska Somaliland iyo shacbiga Somaliland ee uu ka geeriyooday ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum-Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, oo maanta ku…

                      Read More

                        Exiled Somali journalist Hassan Mohamed dies in Nairobi

                        Veteran Somali radio journalist Hassan Mohamed, 45, died early yesterday morning in Eastleigh, a Nairobi suburb. He had fled Mogadishu in 2010, having been threatened, kidnapped, and shot twice. One of hundreds of Somali refugees in Kenya, many of them journalists, Hassan struggled to support himself and survive worsening diabetes-related ailments, despite relentless support from…

                        Read More

                          Ganacsade reer Jabuuti ah oo xabsiga u galay Khashifaada Lacago bilaa sharci loogala baxay Baanka Jabuuti oo lagu maalgeliyay Ganacsiyo Hargeysa laga furay

                          Jabuuti Mar 22,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay ruxay magaalada Jabuuti hadal heynta xadhig dhawaan loo geystay mid ka mida ganacsada reer Jabuuti ee da’ada yar oo xukuumadana ay aad isugu dhawaayeen. Ganacsade Cali Cilmi oo Cai OUSS oo leh Jibmarket ayaa dhawr todobaad ka hor xabsiga la dhigay ka dib kolkuu ka soqdey safar uu ku…

                          Read More

                            Bar-Tilmaameed: Talada Xun horaa loo eeday!

                            Afar indhood iyo laba indhood isku si wax uma arkaan; shaqo qof keli ah qabtay iyo ta la isugu tago isku tayo ma noqdaan; talo la’aan waa tayo la’aan. Aqoontaada iyo waayo-aragnimadaadu inta ay doonto ha le’ekaato, haddana marna kama maarantid talooyinka iyo la-tashiga. Indheergarad ayaa la weydiiyey; “La-tashigu muxuu faa’iido leeyahay?” Wuxuu ku jawaabay…

                            Read More

                              Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliya oo Ottawa looga dhawaaqay(DHEGEYSO)

                              Ottawa Mar 21,2012(SDN)-Waxa magaalada Ottawa ee dalka Canada lagu soo bandhigay Golle ay ku bahoobeen xubno ka tirsan reer Ottawa oo loogu magac daray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed. Fowsiyo Cabdikariim iyo Axmed Maxamed Nuur oo ah labo ka mida xubnaha Gollahan ayaanu ka wareysanay baahida iyo asbaabta keentay in ururkan ay iminka ku dhawaaqaan.  [mp3player…

                              Read More