A Taste of Hope in Somalia’s Battered Capital

    MOGADISHU, Somalia — Up until a few weeks ago, all visitors who landed at Aden Abdulle International Airport in Mogadishu were handed a poorly copied, barely readable sheet that asked for name, address — and caliber of weapon. No more. Now visitors get a bright yellow welcome card that has no mention of guns and…

    Read More

      Darawlakii Fooxle Oo Qarxiyay Sir Culus Oo Musuq Maasuqa iyo cadalad darada ay ku xidhanyihiin masuliyiinta xaqdarada ugu xidhan siilaanyo oo la xidhiidha rashinka madaxtooyadu lunsatay

      Darawlakii Fooxle Oo Qarxiyay Sir Culus Oo Musuq Maasuqa iyo cadalad darada ay ku xidhanyihiin masuliyiinta xaqdarada ugu xidhan siilaanyo oo la xidhiidha rashinka madaxtooyadu lunsatay . Faysal Aaden Bojaar oo ahaa dirawalkii gaadhiga taliye ku xigeenka booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle ayaa soo bandhigay dalab kaga yimid Taliye ku xigeenka, kaasi oo la xidhiidha…

      Read More

        Ophir’s Oil Eploration and Appraisal in Somaliland

        Overview   The Republic of Somaliland redeclared its independence from Somalia in 1991.  It remains subject to a sovereignty dispute with neighbouring Somalia but is in active diplomatic discussions with surrounding states and the African Union regarding formal recognition of its independence. In April 2003, Rova Energy Corporation Limited (Rova) entered into the Berbera Production…

        Read More

          MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA ANACSIGA SOMALILAND?

          Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: 1. Dajinta siyaasadaha bangiyada. 2. Dhisida xeerarka iyo shuruucda bangiyada. 3. Dhisida kaabayaasha kale ee bangiyada iyo haayadaha maaliyada ka qanacsada. 4. Dhisida nidaam xisaabeedka iyo nidaamka hantidhawrka 1. DAJINTA SIYAASADAHA BANGIGA…

          Read More

            Ururka Codka Haweenka Beelaha Lahayb-sooco ee VOSOMWO oo si adag u naqdiyay go’aan Madaxweynaha Somaliland u gudbiyay Baarlamaanka

            Hargeysa 02, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka wadaniga ah ee codka Haweenka beelaha Lahayb-sooco oo magaciisa loo soo gaabiyo VOSOMWO, ayaa si adag u naqdiyay go’aan sida uu sheegay uu Madaxweynaha Somaliland u gudbiyay goleyaasha Baarlamaanka. Sida lagu sheegay qoraal uu ururku ka soosaaray xafiiskiisa Hargeysa, VOSOMWO waxa uu taageeray baaq diidmo ah oo madax-dhaqameedka beelaha…

            Read More

              Maxaad Ka Ogtahay, Tobanka Wax Ee uu Kaga Duwan Yahay Dr, GABOOSE Hogaamiyayaasha Kale .by Dacar USA CA

              Dr,Gaboose: Some Qualities  Dr, Gaboose,  Leadership Express. Maxaad Ka Ogtahay, Tobanka Wax Ee uu Kaga Duwan Yahay Dr, GABOOSE Hogaamiyayaasha Kale .by Dacar USA CA Being an effective leader does not always require moving heaven and earth. A leader’s role can vary and be effective in small, yet extremely powerful ways. Dr, Gaboose is:  Clarifier, listens,…

              Read More

                Shirkadda Telesom oo maanta ku dhawaaqday Qiimo-dhimistii ugu balaadhnayd ee ay abid u samayso Macaamiisheeda adeegyada Telefoonada

                Hargeysa 31, March 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda ugu wayn dhinaca Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa maanta shaaciyay qiimo-dhimistii ugu balaadhnayd ee ay abid u samayso macaamiisheeda. Munaasibad loo sameeyay ku dhawaaqista qiimo-dhimistan oo maanta lagu qabtay xarunta shirkaddaas ee caasimadda Hargeysa, waxay Telesom ku shaacisay inay qiimo-dhimis u samaysay macaamiishooda adeegga Telefoonkada ee la…

                Read More

                  Gurmadka Goleyaasha Gobollada: by: Abdihakim Yusuf Kheire

                  Siyaasada dalkeena waxaa cakiray awood maroorsiga dawladda dhexe iyadoo xanibtay horumarinta dadka iyo dalka. Urursiga awooda ee waaxda fulintu waxay sababtay in adeega dawladeed kafeeyo oo kaliya shacabka caasimada. Xaaladani waxay horseeday in dadku u soo guuraan caasimada; arrintani waxay sababi karta  xasilooni daro. Maamul-daadejinta awooda fulineed, garsoor & sharci dejineed waxay dalka ka badbaadin…

                  Read More

                    Ogaysiis ku socda bulshada degen Oslo iyo agagaarkeeda oo ku saabsan daahfurka Buugga cusub ee goraynta Silsilada Deelley

                    Waxa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku hadasha Af-Soomaaliga ee ku dhaqan magaalada Oslo iyo Agagaarkeeda, in la qaban doono maalinta Axada ee 01.04.2012 kulan lagu daahfurayo buug cusub oo loogu magac-daray “Gorfaynta Silsiladii Deelley”. Buuggan oo uu qoray Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”, oo ah qoraa buuggaagtiisa bulshadu aad u xiisayso. Waxaana xiiso gaara leh in…

                    Read More

                      QIYAAMUHU WAA QADDERKA OO JOOGSADA

                      Wlalaalayaal maanta waxaan ka hadlayaa qiyaamaha; dadku waxay la tahay in ay garanayaan waxa qiyaamuhu yahay laakiin tilmaan mooyee caqligoodu ma qiyaasi karayo. Waxaan isku deyayaa in aan si maangal ah uga hadlo waxa uu qiyaamuhu yahay. Dabcan waxaan ku soo hal qabsanayaa aayado Quraan. Wuxuu rasuulku scw dhahay ninkii doonaya in uu fahmo qiyaamaha…

                      Read More

                        Iran, Radical Islamists Taking Over North Africa

                        One of the most disturbing aspects of radical Islamic terrorism is how easy it is to ignore. Honestly, how many ever take the time to think seriously about al Qaeda, or the Taliban, or the radical elements within the Muslim Brotherhood? Most people forget or ignore those plotting their destruction, only interrupting their neglect for…

                        Read More

                          SHIRKIGA DEMBI MA AHA

                          In kasta oo markii la dhaho shirkigu ma aha dembi uu dadku yaabayo ayna ii malayn karaan nin waalan ama aqoon darro fara badani hayhso, haddana hadalku waa run biyo kama dhibcaan ah oo xaq ah. Mana aha hadal ka soo yeedhi kara aqoonlaawe ama ruux waalan. Waxaan u arkaa fikirkan aan qoray in uu…

                          Read More

                            Abdilahi Yusuf Ahmed iyo Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomaalida ee Maanta

                            Qoraalkani iyo kuwa ka dambeeyaa waxay koobi doonan arrimahan soo socda: 1-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta ay ku yeelatay dabeecada adag ee Mudug; 2-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta waqtigii uu noolaa; 3-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta Askarinimadu ku yeelatay aragtidiisa iyo go’aamadiisa; 4-Afgenbigii 1978kii, doorkiisii iyo ujeedadiisii; Afgenbigii uu ku reday guddoomiyihii ururkii SSF Mustafe Xaji Nuur iyo…

                            Read More

                              SHEEKO GAABAN: Dayac Waalid! – W/Q, Mustafa Aadan Nuur

                              Habeen kii oo dhan waxaan ku dhammaystay sariir uu yaallay dhinaceeda. Kolba waan soo hinqannayay, madaxa oo aan taataabto mooyee awood kale oo aan wax ugu qaban karayay may jirin. yeedhmadiisii taahii iyo jibaad kii xumaddii lagu shaqlay ee uu dhinaca la dhigi la’aa ayaa iga goynayay fikir iyo walaac aan noloshiisa aan ka walaacsannaa. …

                              Read More

                                Reer Canada oo ka dooday in Midnimo haatan suurtogal tahay?(DHEGEYSO)

                                Ottawa Mar 26,2012(SDN)-Waxa Ottawa dhawaan looga dhawaaqay Golle loogu magacdaray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed oo ay ku bahoobeen waxgarad reer Ottawa. Sidoo kale reer Ottawa waxgaradkeeda qeyb kale oo ka mid ah ayaa iyaguna dareen ka muujiyay ujjeedooyinka iyo habka Golluhu u hawlgalayo. Hadaba si arintan aanu labada dhanba uga eegno ayaanu Iddacaada CKCU ku…

                                Read More