Midnimooy miyaan kaa maarannaa?

    Midnimo asal ahaan, waxey ka abuurantaa oo ay ka soo dhex billaabataa lab iyo dheddig is jeclaaday oo is xod xodasho ka dib ku heshiiyay in ay guri iyo guur xalaal ah dhisaan noloshana lammaane ku wadaagaan.   Dhismaha qoysku waa halka ay midnimadu ka soo taranto maxaa yeelay qoyska oo tarma waxaa ka dhasha…

    Read More

      Beel weynta Abokor Muuse ee Ciidagale oo Shir dhaqan Maanta Shaaciyay iyo Arrimaha lagaga wada hadli doono DAAWO

      Hargaysa 13.Aug 2015 (SDN/QJ)- Beel Weynta Abokor Muuse ee Ciidagale oo Shir Jaraa’id ku qabtay huteelka Dalxiis ee Magaalada Hargaysa ayaa Shaaca ka qaaday Shir dhaqan oo Beeshu kaga arrinsanayso horumarkeeda laguna Magacaabo Talo-Wadaag lagu qaban doono 27 Ilaa 28-ka Bishan August Magaalada Sallaxley. Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Dhallinyaradda beeshaasi isla markaana…

      Read More

        Wasiir Xirsi Oo Usoo Tafo-xaytay Musharrax Madaxweynimo, Nuxurka Codsi Uu Madaxweynaha Kaga Dalbaday In Dib Loo Dhigo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Bisha Dambe Muddaysnaa Iyo Xeeladda Uu Ciyaarayo

        Hargeysa:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Toddobaadyadii ugu dambeeyey Gucle-orod ugu jirey sidii uu Xisbiga Kulmiye dhexdiisa isaga soo sharraxi lahaa Tartanka loo geli doono Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga dhexdiisa. Wasiir Xirsi, ayaa sida Wargeyska Hubaal ku hayo ilo u dhuun daloola dhaqdhaqaayadiisa, waxa uu Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa uu ku…

        Read More

          “Markii Aan Arkay Madaxweyne Siilaanyo Waan Ooyay Oo Waxaan Soo Xasuustay Aabahay Fagadhe…” Amal Maxamuud Saalax (Fagadhe)

          Hargeysa,13Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu Xafiiskiisi ku qaabilay Amal Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo aabaheed hore xilal kala duwan uga soo qabtay Somaliland. Amal Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe oo ay da’deedu tahay 15-jir oo wakhtigan degen dalka Sweden oo fasax ku joogta Somaliland,ayaa waxay kulankaasi ku tilmaantay inuu farxad iyo…

          Read More

            Maxaa Dhallinyarada Somaliland Ka Hortaagan Hoggaanka Dalka? W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr

            “Raggii lixdankii xilkiyo Xayuubsaday maamulkaa Illaa hadda xaadiroo U xaydan kuraasidoo Xafiiskana doonayee” Siciid Gahayr Maanta (12ka Ogos) waa maalinta dhallinyarada adduunka. Ugu horreyn waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan barbaarta Islaamka iyo kuwa Somaliland. Waxaanan idinla wadaagayaa maqaal iyo maanso aan diyaariyay 2007da oo aan tifaftir kooban ku sameeyay, oo ku saabsan dhinac ka mid…

            Read More

              MIDHKA MAANTA: BIYO LA’AANTA HARGEYSA IYO BOQOOLKA MAAREEYAHA BIYAHA. Qalinkii: Liibaan Ismaaciil Cabdilaahi

              Waa qormadeenii qubanaha ahayd ee aynu ku gorfayn jirnay hadba xaalada maalintaas taagan taas oo aynu ugu magac darnay midhka maanta sidaa darteeda maanta waxaynu taaban doonaa biyo la’aanta baahsan hargeysa.   Biyuhu waa nolol, waxaana inoo sheegay Allaha koonkan abuuray ee mulkigiisu u sugnaaday, waxaanu Alle (SWT) inagu yidhi waxaanu shay walba oo nool…

              Read More

                Maxkamada Sare ee Distooriga ah oo Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Kulan la qaadatay DAAWO

                Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan Qaraarkii Golaha Guurtida iyo soo Jeedintii Axsaabta qaranka taas oo lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare. Kulankaas ayaa Markii uu dhamaaday Waxaa Afka Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka ku hadlay…

                Read More

                  “Wasiir Xaglo-toosiye Isagoo Dad Reer Somaliland ah laayey Buu Dallacay oo Lacag Hal milyan oo Dollar ah la siiyey oo waliba Wasaaraddii ugu muhiimsanayd la siiyey, Xildhibaan Dhakool.

                  Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed(Dhakool)oo katirsan Golaha Wakiillada, lagana soo doorto Gobollada Bariga Dalka, ayaa  iska difaacay eedo uu dhawaan Wasiirka Caafimaadka Somaliland u jeediyey mudanayaasha Bariga dalka laga soo doorto, kuwaas oo uu  ku dhaliilay xilgudasho la’aan. Xidhibaan Dhakool oo warbaahinta kula Hadlayey Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland ayaa wasiirka Weerar ku qaaday, waxana uu tilmaamay…

                  Read More

                    “Madaxweynuhu awoodiisii waxba la’aan buu kasoo qaaday, saakana hadduu sharci jiro dalka madaxweyne looma ictiraafi karo, waayo isagiibaa awooddiisii buriyey oo si meeraysi ah iskaga qaaday.”Xildh. Gacan.

                    Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye(gacan)oo katirsan Aqalka Golaha Guurtida, ayaa deedafeeyey Warqaddii uu dhawaan madaxweynuhu u qoray Maxkamadda Sare, taas oo uu kaga codsaday inay fasiraad ka bixiyaan Muranka ka taagan muddo-kordhintii Guurtidu samaysay. Xildhibaan Gacan oo maalintii shalay waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa tilmaamay inuu madaxweynuhu baal maray sharciyaddii iyo awooddii distooriga ahayd…

                    Read More

                      “Qurbe joogga maanta Dalka yimi cashada yar ee la siiyey in la eego ma aha”Saylici

                      Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalilnad, ayaa markii ugu horraysay jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Casuumad ay dhawaan u samaysay Qurbejoog dalka dibaddiisa kasoo laabtay, taas oo la xidhiidhay in casuumadahaas loo fidiyey dadka intooda wax haysata xilli dadkii jilicdasanaa ay  abaaro iyo baahi u dhimanayaan. Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland  Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo shalay arrintaas ka jawaabayey,…

                      Read More

                        ISMAACIIL BUUBAA OO SHEEGAY IN SOOMAALIYA DANTEEDU KU JIRTO AQOONSIGA SOMALILAND, KANA HADLAY ARAGTI UU SHEEGAY INAY MIDAYSO AL-SHABAAB IYO KOOXAHA MIDNIMO-DOONKA

                        Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya oo ah siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo hore uu wasiir uga soo noqday, Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waraysi dheer oo uu siiyey wargeyska A-Sharq ee ka soo baxa dalka Qatar, waxa uu ku sheegay aragtidiisa ah in Somaliland oo la aqoonsadaa ay awood u leedahay in…

                        Read More

                          Wejiga 3aad ee Mashruuca Waddada Cad (Hargeysa – Ina Guuxa) oo Qurbajoogta UK ee Ciidagale kulan ka yeesheen galabnimadii sabtida London

                          Waxaa galabnimadii sabtida ee bishan August 8, 2015, iskugu yimid qurbajoogta UK ee beesha Ciidagale iyagoo waxbin ka dhadaystay xubin ka tirsan hawl wadeenadda Mashruuca waddada cad oo u yimid London wacyi gelinta iyo u diyaargarowga dhaqalaha ($150,000) kaga soo qaybay qurbajoogta UK wejiga seddexaad (32KM)  ee Qoolcaday ilaa ina Guuxaa,  oo ah dhamaadka Mashruuca…

                          Read More

                            War Deg Deg ah: Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge oo Is casilay iyo Sababaha ku dhaliyey

                            Hargaysa 11.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa Goor dhawayd Shaaciyay inuu Iska Casilay gebi ahaanba Xilkii uu ka hayay Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Wasiir ku Xigeenkan oo ahaa Shakhsi dhallinyaro ah isla markaana laba Wasaaradood ka soo qabtay Mansabka Wasiir ku Xigeen ayaa…

                            Read More

                              Mucaaridka Jabuuti iyo xisbiyada Somaliland oo wadahadal u socdo iyo Dawlada Jabuuti oo arinkaa uga Jawaabtay Safiir ay Hargeysa u direyso

                              Ottawa Aug 11,2015(SDN/QJ)-Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN madaxdeeda qurbejooga iyo laamaha xisbiyada Somaliland ee dunida dacaladeeda ayaa todobaadyadii u danbeeyay waxa dhexmaray xiriir dhidibada loogu aasayo wada shaqeyn dhexmarta labada dhan. Dalka Canada ayaa ilo wareedyo ku dhaw ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole waxa ay noo xaqiijiyeen in mucaaridka Jabuuti…

                              Read More

                                “Hantidii umadda iyo guryihii la iibiyay markey dhamaadeen ayaa Saldhigyadii loo soo dhiganayaa oo dadkii ku dhadhawaa la leeyahey hudheelaanu ka dhisaneynaaye khasab halanaga iibiyo…”Jamaal Cali Xuseen

                                Hargeysa:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, ayaa maalintii shalay booqday goob buuq badani ka taagan yahay oo ay ciidamada Boolisku ku dileen wiil yar oo aan wali qaan-gaadhin, iyadoo sidoo kalena dhaawacyo kala duwan la gaadhsiiyey xubno kale oo qoyskaas kamid ah. Jamaal Cali Xuseen waxa uu halkaas kula…

                                Read More