Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xubno Beeshiisa Katirsani Maayarka iyo Golaha Deegaankana Raali Galin Siiyay
Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye,ayaa gaashaanka u daruurey Salaadiin iyo Kooxo dhaliilo ujeediyay Maayarka Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Caydiid(Soltelco. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Shabakada Wararka hadhwanaagnews kula soo xidhiidhay khadka isgaadhsiinta isagoo ku sugan Caasimada Hargeysa, waxa uu si adag ugu jawaab celiyay Suldaan…
