Dowladda Hoose Ee Hargeysa, Waxtar Mise Wax-yeello Ujoog. Akhri+Sawirro.

    Hargeysa,11Aug,2015(QJ/SDN)-Dhawaan ayay hayd markii dowladda hoose ee Magaalada Hargeysa ay bilowday olole ay sheegtay in ay ku bannaynayso waddooyinka xidhan ee qaar ka mid ah degmooyinka magaalada, wadooyinkaas oo ay horay u xidheen xashiish, dhir iyo waxyaabo kale oo aan deegaanka u wanaagsanayn. Haddaba ka dib markii ay dowladda Hoose bilowday ololahan ayaa dadweynaha magaaladu…

    Read More

      Xukuumadda Somaliland oo Afkeeda kala Masuugtay inay Tacsi Gaadhsiiso Qoyskii Ciidamadda RRU Dhimashada iyo Dhaawaca u Geysteen, Dareen Mudaharaad oo ka dhashay DAAWO

      Hargaysa 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Dhaawacii Shalay fiidkii ku dhaawacmay rasaas boolisku ku riday dad difaacanayay gurigooda iyo Kalkaaliso caafimaad ayaa ka hadlay siday wax u dhaceen iyo xaaladda dhaawaca hadda. dadka ayaa lagu dawaynayaa cisbitaalka weyn ee Hargeysa, iyadoo Ilma geeriyoodayna qolka Maydka yaalo. Shaqaaqadii shalay dhacay ayaa sababay dhimashada wiil da yar iyo dhaawaca…

      Read More

        Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Waji Gabax Ku Dhamaaday Kulan Ay Salaadiinta Awdal La Yeesheen Xukuumada DAAWO

        Boorama 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo manta saxaafada kula hadlay Gudanha Boorama ayaa ka dayriyay xaalada wada shaqayneed ee dambe ee Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Awdal iyo Xukuumada Kulmiye gaar ahaan Saraakiisheeda amniga , taasi oo uu tilmaamay in uu mugdi soo kala dhex galay kadib safar ay dhawaan ku tageen salaadiintu…

        Read More

          Golaha Wakiiladda oo Dood adag ka Yeeshay Ajandaha Kalfadhigooda 28aad oo Beri la Ansixin doono & Qodobada ugu Culus ee la isku hayo DAAWO

          Hargaysa 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Fadhigii golaha wakiilada ee maanta oo uu shir gudoominayay guddoomiyaha golaha wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa si wayn lagaga dooday ajandaha kalfadhiga 28aad ee golaha. Ajandaha kalfadhiga 28aad ee golaha wakiilada ayaa lagu lafaguray xeerarka la ansixidoono kalfadhigan, xeerarka kalfadhigan xildhibaanadu muhiimada saarayaan ayaa waxaa hormoda xeerka lagu soo dooranayo…

          Read More

            Ururka NEW GAAROODI Oo Ka Digay Seeraha Lagu Af-Duubayo Banka Qoolcaday

            Hargeysa,10Aug,2015(QJ/SDN)-Annaga oo ah aqoonyahanka, dhallinyarada, qurbe-joogga, indheer-garadka, odayaasha, haweenka  iyo qaybaha kala geddisan ee ururka NEW GAAROODI waxa aanu ka digeynnaa seeraha sharci-darrada ah ee illaa sannadkii hore ay xukuumaddu rabtay in ay ku xidho Banka Qoolcaday oo ah degaan ay reer-guuraaga iyo xoolo-dhaqatada Somaliland si siman ugu samata-baxdo xilliyada adag ee abaaraha. Fal kasta…

            Read More

              Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Iskugu jira Ka Geystay Goob ay Dad Shacab ahi Isku Haysteen

              Hargeysa:Aug,10,2015(SDN/QJ)-Khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira, ayaa ka dhashay Hawlgal ay ciidamada Booliska Somalilnad ka fuliyeen dhul lagu muransanaa oo ku yaalla Aagga Xaafadda Jig-jiga yare e Degmada Ibraahim Koodbuur. Inta la xaqiijiyey waxa geeriyooday Hal qof, halka dhaawacana lagu sheegayo ilaaa afar qof oo qaarkood xaalad culus ku jiraan, waxana rabshaddani timi, kadib markii…

              Read More

                Dumaasha kursiga nin kii lahaa nool yahay. Hirdankiisa lagu riiqday ee adduunka badan ku burburay…! “ Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim”

                Dumaasha kursiga nin kii lahaa nool yahay. Hirdankiisa lagu riiqday ee adduunka badan ku burburay…! “ Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim” Tii oo aannan ka tegayn milgaha iyo maamuuska qoraalka tolmoon, sharaf iyo qadarrinna u hayo madaxda Qarankayga. Waxa laga ma maarmaan noqotay, in aan jawaab u helo waydiimaha tiro- beelka ah ee maskaxdaydu igu…

                Read More

                  Xisbiga Ucid oo Hadhiimo Sharaf ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Somaliland,Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Hadal Guux abuuray Goobta ka Yidhi DAAWO

                  Hargaysa 09.Aug 2015 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa hadal ku duray murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha xisbigaas Eng. Faysal Cali Waraabe, isla markaana weedhahaas waxa ka damqaday Faysal Cali Waraabe oo kaga dareen-celiyey in waqtiga maanta loo baahnayn hadalka ka soo yeedhay Suldaankiisa oo…

                  Read More

                    “Madaxweyne Isticmaal Awooda uu Shacabkaagu ku siiyay oo Meel Mari Wixii Xisbiyadu ku Heshiiyeen” Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse DAAWO

                    Hargaysa 09.Aug 2015 (SDN/QJ)-Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo ka Mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Mudo badana ay Rafiiq dhow ahaayeen Madaxweyne Siilaanyo ayaa mar uu Maanta kula hadlayay Warbaahinta Gurigiisa Caasimada hargaysa Waxa uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dalbaday in Isagoo adeegsanaya Awooda iyo Kalsoonida Shacabka inuu ku dhiirado oo fuliyo Heshiiskii ay wada gaadheen…

                    Read More

                      “Waanu qaadacnay Xeerka Doorashada Wakiillada Iyo Saami Quudheedka ku soo hagaagay Awdal” Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Gobolka Awdal Iyo Caqabad ku soo korodhay Khilaafka Doorashooyinka DAAWO

                      Hargaysa 09.Aug 2015 (SDN/QJ)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee laga soo doortay Gobolka Awdal ayaa gaashaanka ku dhuftay ku dhaqanka Xeerka Doorashada Golaha Wakiillada ee lagu daray ajandaha Kal-fadhiga 28-aad oo shalay furmay. Waxa ay sheegeen inaanu ahayn xeer ka turjumaya cadaalada iyo wax wada-qaybsiga Somaliland, isla markaana waxa ay ku tilmaameen Sharci dhinac ka raran….

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Maxkamadda Sare u Gudbinaya Dacwad Ka Dhan ah Diidmadii Guurtida Ee Muddo-kordhinta La Xidhiidhay

                        Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland mudane Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inuu maxkamadda sare u gudbiyey qoraal uu kaga dalbanayo inay caddeeyaan midka la qaadanayo Go’aamaddii muddo-kodhineed ee Guurtidu samaysay iyo midkii ay dhawaan xukuumadda iyo axsaabta mucaaridku ku heshiiyeen. Madaxweyne Siilaanyo ayaa  la filayaa inuu maalmahan maxkamadda sare ee distooriga ah u gudbiyo dalab uu ku weydiisanayo inay…

                        Read More

                          Akhri Magaca Xildhibaan Katirsanaa Golaha Deegaanka Berbera Oo Goor dhaweyd Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

                          Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)-waxa goor dhaweyd shil gaadhi oo ka dhacay waddada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan katirsanaa Golaha Deegaanka Magaalada Berbera, kaas oo safar uu kaga baxay Magaalada Hargeysa ku jirey. Xildhibaanka shilaas ku dhintay ayaa lagu magacaabi jirey Mustafe Axmed Cabdilaahi xoolowo (dago-dago), waxana gaadhiga la saarnaa xubno ehelkiisa ah oo iyaga uu…

                          Read More

                            Golaha Guurtidu Waa Gole dhaqan mana aha in ay ku milmaan hirdanka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Fulinta iyo Xisbiyada Qaranka

                            Mudo kordhintan xukuumada loo kordhiyey waa Fadeexad iyo Fashilaad qaran, taas oo ku saleysan khariidad waqti dheer ku qotonta oo hantida wadanka lagu boobaayo.Waxay aheyd in ay Golaha Guurtidu ansixiyaan waqtigii xisbiyada qaranka, komishanka qaranka, madaxweynaha iyo daneeyayaasha Somaliland ee caalamku isku wada raaceen oo ahayd  26/6/2016. Waxay aheyd in ay Guurtidu Guurti noqdaan oo xaq-soor noqdaan…

                            Read More

                              Suldan-Nicholas Kay

                              The collapse of the Somali state in 1992 precipitated the kind of anarchy never experienced anywhere else on the African continent. On  the 29 April 2013, Kay was appointed by United Nations Secretary-General Ban Ki-moon as the new UN Special Representative for Somalia. He came to Somalia to solve the miserable and bloody stories that invariably emerge from the Horn of Africa….

                              Read More

                                Qurba joogu uma qalmo casuumadahan Qalinkii

                                dawladan xisbiga kulmiye ka soo jeedaa waxay intii ay xilkan wadanka haysay ay aad isugu mashquulaysay xaflado aaad u balbalaadhan oo loo qabto qurba joogta ka soo xagtaa noqonaya wadamada dibato,xafladahaas oo ilaa iminka aan la tilmaami karin ujeedo laga leeyahay,iyo faa’iido ku jirta toona,tusaale ahaan marka la eego,maaha qaran joog laga helayo in ay…

                                Read More

                                  Jaamacadda Hargaysa oo Maanta Dib loo furay,Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah oo la dhaariyay Iyo Wasiirka Qorshaynta oo Dhinac isaga duway eedo loo soo Jeediyay DAAWO

                                  Hargaysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta dib loo furay Jaamacada Hargaysa kadib Khilaaf soo kala dhex galay Maamulka Jaamacadda iyo qaar ka Mid ah Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadda Hargaysa waxaa kale oo la dhaariyay Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Jaamacadda Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=-nEuPPGimaI Dhanka kale Dr Sacad Wasiirka Qorshayta Qaranka Ahna Gudoomiyaha Boodhka Jamacada…

                                  Read More

                                    Dhallinta Tahriibaysa Oo Si Sahlan u Hesha Baasaboorka Somaliland Iyo Habacsanaan Ku Dhereran Helitaankiisa

                                    Hargeysa:Aug,08,2015(SDN/QJ)-iyadoo Tahriibka ama Sibiq-dhaqaaqa Da’yarta Reer Somaliland maalinba maalinta ka dambaysa Xadhkaha sii goosanyo, ayaa ay dhallinta tahriibaysaa Baasaboorka Somaliland u isticmaalaysa Dokument ay ku galaan Dalka Ethiopia oo ah goob aan si  fudud lagu geli Karin. Dabagal uu arrimahan wargeyska Hubaal ku sameeyey ayaa waxa lagu ogaaday in caqada Dhallinyarada tahriibka u xiiso qabta…

                                    Read More

                                      Buugii Danjirihii Ugu Taariikhda Wanaagsanaa ee Qaaradan Africa Nus Qarnigii u danbeeyay oo Hargaysa lagu daahfuray iyo Weedho laga Jeediyay DAAWO

                                      Hargaysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)-Alle ha u naxariistee Danjire Axmed Maxamed Aadan Qaybe oo ahaa Danjirihii ugu Taarikhda dheeraa ee Somalia ayaa Buug qiimo badan oo uu ku sharxayo Mudadii dheerayd ee uu ku dhex jiray arrimaha dublamaasiyada waxaa lagu daahfuray Caasimadda Hargaysa. Marxuun Danjire Sare Axmed Maxamed Aadan “Qaybe” wuxuu ku dhashay magaalada cadan ee…

                                      Read More

                                        Warshadda Kalagsharka Oo Halis Caafimaad iyo Mid Deegaanba Ku Haysa Dadka Iyo Xoolaha Ku Dhaqan Agagaarka Madaarka Hargeysa (DAAWO SAWIRRADA)

                                        Hargeysa,8Aug,2015(QJ/SDN)- Waxa muddooyinkii ugu danbeeyay isasoo taraysay cabashada ka imanaysa dadka ku dhaqan deegaanka koonfur bari xaafadda masallaha iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Cabashadaas oo ahayd mid ku aadan, warshadda jayga iyo daamurka ee ku taalla gudaha xayndaabka madaarka magaalada Hargeysa. Haddaba warshaddan ayaa waxa ay khattar caafimaad iyo mid deegaanba ku keentay dadka…

                                        Read More