Mucaaridka Jibouti Oo Qaban-qaabinaya Dibed-baxyo Ka Dhan Ah Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhici Doona Europe iyo America {DHAGEYSO}
Ottowa,31,2015(QJ/SDN)-Bilowga sannadka cusub ayaa waxa la filayaa in dibed baxyo waaweyn oo lagaga soo horjeedo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle laga dhigi doonno waddamada Qaaradda Yurub iyo America. Dowlada Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wajahaya kacdoon kaga imaanaya umadda reer Jabuuti. Siyaasiyiinta Mucaaradka oo horukacaya shacabka ayaa si weyn kaga soo horjeeda Madaxweynaha Jabuuti oo ay ku…
