Tilmaamo ay Iska Shabahaan Socdaalkii C.raxmaan Tuur ee 2003 Iyo Kii Daahir Rayaale ee Todobaadkii Tegay!

    Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa khamiistii dib ugu soo noqday caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaanu rayul caamka guud ee Somaliland ku soo dhaweeyay qalbi furan. In kasta oo uu Md. Rayaale intii uu xilka ka degey kadib, hadda ka hor uu yimid dalka, haddana markan waxa ay kaga…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qayb galay 2 Sano Guurada Aasaaska Idaacada Qur’aanka Kariimka ah DAAWO

      Hargaysa 16.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha jSL ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyey sanad guurada  2aad ee aasaaska idaacada qur’aanka kariimka ah  ee wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta iyo soo dhamaystirka Casharka  tafsiirka qur’aanka kariimka ah. Xafladan oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay oo ay ka…

      Read More

        Idaacada Qur’aanka Kariimka ah oo laba Sano Jirsatay iyo Maamulaheeda oo ka Warbixiyay DAAWO

        Hargaysa 16.June 2015 (SDN/QJ) Waxaa Maanta Xarunta Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ee Hargaysa lagu qabtay Munaasibad la xidhiidhay Sanad Guuradii labaad ee Ka soo Wareegtay Aasaaska Idaacada Qur’aanka Kariimka ah oo laga dhagaysto inta badan xarumaha Gobolada Waaweyn iyo dhamaystirka Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah. Maamulaha Idaacada Qur’aanka Kariimka Maxamed Axmed Shabeel ayaa Warbixin…

        Read More

        Chicago Blackhawks oo Jeebka Gashatey(Stanley Cup 2015) Markii 2-0 Ku Maslaxdey Tampa Bay Lightnings) (DAAWO) By Jaahuur.

        Chicago-June-16-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo magaalada dabeysha badan ee Chicago (Windy City). Waxaa soo gabagaboobey koobkii Stanley Cup (HOCKEY) waxaana ciyaartii kama dambeysta ahayd foodda isla galey Chicgo BlackHawks iyo Tampa Bay Lightning. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd waxaa game-kii lixaad 2-0 ku badisey Chicago Blackhawks kuna guuleysatey Stanley Cup…

        Read More

          DHAGAYSO:- Barnaamijka Waxbarashada Ee Radio Qurbe-joog+ Daawo Sawiro.

          Hargeysa 16.June 2015 (SDN/QJ):-Waxaanu Halkan Dhagaystayaal idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Waxbarashada ee Radio Qurbejoog.com kaas oo uu soo  Jeedinayo Wariye Khaalid Ismaaciil Foodhaadhi GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Halkan Ka Dhagayso Barnaamijkan Oo Dhamaystiran. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarWaxbarashada.mp3″] http://BarnWaxbarashada.mp3

          Read More

            Alle Ha U Naxariiste Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim Oo Aas Qaran Hargaysa loogu Sameeyay iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

            Hargeysa 16.June 2015 (SDN/QJ):-Alle ha u naxariistee Suldaan Sheekh Maxamed Xasan Ibraahim ayaa maanta aas heer qarana loogu sameeyey Xabaalaha Naasa-hablood ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu xalay abaaro saacadu markay ahayd 4:00 Habeenimo ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu xanuun ku soo booday. Marxuumku waxa uu ka mid ahaa madax-dhaqameedka…

            Read More

              “Guurtiyeey Waxa xisbiyada iyo xukuumaddu isku raaceenna waxa aad ku diiddaan waa gardarro, waa Kibir iyo dhafoor-taabash,Waxa…”Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

              Hargeysa:June,16,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenkii koowaad ee hore ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muranka ka taagan muddo-kordhinta dhawaan Guurtidu sameeyeen, waxana uu ku baaqay in arrinta dhulka la dhigo oo niyadda shacabka la dejiyo. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo isagoo Hargeysa jooga saxaafadda la Hadlay, ayaa  sheegay in Dimuqraaddiyaddii somaliland qallooc badani galay, isla-markaana murankeedii iyo yoo-yootankeedii…

              Read More

                Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Carwada Shaqo Abuurka Dhalinyarada DAAWO

                Hargaysa 15.June 2015 (SDN/QJ)Wasaarada shaqadda iyo Arrimaha bulshadda ayaa maanta soo Qaban-qaabisay carwo nooceeddu ku cusub yahay oo ku kulmayaan shaqo doonka iyo loo shaqeeyaha. Carwadan waxa ka soo qaybgallay madaxweyne kux igeenka C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, wasiirka wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda, wasiirka madaxtooyadda iyo ganacsatadda waaweyn iyo kuwo yaryar. Carwadan oo maanta ka…

                Read More

                  OGEYSIIS: Kuliyadda Tababarka Saxaafadda (KTS) Hargeysa

                  Waxa loogu bushaareynayaa dadka jecel barashada saxaafadda iyo kuwa raba inay sare u qaadaan aqoontooda saxaafadeed in loo furay kuliyad cusub oo lagu baran doono culuumta saxaafadda qaybeheeda kala duwan. Sida Journalism, Radio & TV, Camera Man, film Making, photo journalism, News paper layout and design iyo Media laws and regulations. Kuliyadda waxay ardeyda u…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Beelweynta Ciidaagle ee Dalka UK oo Booqaasho Dardargeliin ah Sidii uu”uu Qbasoomii Lahaa Shirka Barkhadle ku Yimiid Dalka Sweden Una Sii Gudbii Doona Waddamada Scanadavisnka kale

                    Waxa Shalay Soo Gadhay Dalka Sweden Weftii uu Horkacayo Gudoomiyaha Beelweynta Cidagle ee UK Mudan Deeq Digaale ,Waxna Halka ku Soo Dhaweyaay Xubno Beesha ah oo uu ka Midyahay Caqil Cabdiraxman Xasan ,iyo Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Samafalka Haldoor ahna Afhyeenka Xisbiga Wadani ,Mustafe Cali (Cantar Kidar)  iyo Dhamaan Akhayar Kale oo Iyaguna ah Beesha…

                    Read More

                      Wasiir Cadami Oo Niyad-xumo Ka Muujiyey Liidashada Adeegyada Caafimaad ee Gobolka Sanaag, Kana Hadlay Dil Loo Gestay Sarkaal Ciidamada Katirsanaa

                      Hargeysa:June,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali(cadami), ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Dil Magaalada Ceerigaabo loogu geystay Sarkaal ciidamada Qaranka katirsana, waxana uu si weyn niyad-jab uga muujiyey adeeg la’aan xagga caafimaadka ah oo Gobolka Sanaag ka jirta. Wasiir Cadami  oo la Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa ugu horray ka Hadlay Hannaankii dilkaasi udhacay, isagoo…

                      Read More

                        GUDDOOMIYE CIRO: “Golaha Guurtidu Wixii Lagu Heshiiyay Ha Fuliso”

                        Hargeysa(Qurbejoognews)- Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md Cabdiraxman Ciro ayaa sheegay inay golaa guurtida Somaliland ka jaraynayaan inay fuliyaan wixii ay ku heshiiyeen asxaabta qaranka,madaxwaynaha iyo shacabka Somalilandba.“waxa aan xusayaa uun in lagu heshiiyay maalinta doorashada,asxaabtii,shacabkii iyo madaxwaynihiiba,waxa aanu filaynaa,rajaynayaa in la fuliyo waliba golaa guurtidu filiso” Md Cabdiraxmaan Ciro…

                        Read More

                          Daawo Muqaal:Xisbiga KULMIYE Oo xafiis Cusub Ka Furtey Galbeedka London Iyadoo Isla Munaasibadina Lagu Cumaamadey Gudomiye Cusub Oo Ay Laantaasi Yeelan Doonto. Idil Maxamed Alxudaydi

                          London14Jun15(SDN/QJ) Xisbiga KULMIYE Oo xafiis Cusub Ka Furtey Galbeedka London Iyadoo Isla Munaasibadina Lagu Cumaamadey Gudomiye Cusub Oo Ay Laantaasi Yeelan Doonto. Idil Maxamed Alxudaydi oo noqanaysa Gabadh dhalinyara oo uu dhalay Mulaxanka Kabanka ee Maxamed Alxudaydi xafladan oo noqonaysa mid ka duwan xafaladaha xisbiyada oo Gabadh Dhalinyara oo ku kortay wadankan loo magacaabo xil…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Hargaysa ku soo laabtay kana Warbixiyay Maxsuulka Safarkoodii DAAWO

                            Hargaysa 14.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaayo, iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa dalka Imaaraadka carabta ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta 14.06.2015.   Madaxweynaha iyo weftigii la socday markii ay soo cago dhigteen garoonta diyaaradaha ee        Egal International Airport waxa si weyn ugu soo dhaweeyey Madaxweyne ku…

                            Read More

                              Daahir Rayaale Iyo Axmed Yusuf Yasin Oo 4-Sano Kadib Kulan Islaab-xaadhasho ah Wada Yeeshay, Iskana Saamaxay Qardoofooyinkii Siyaasadeed Ee Kala Irdheeyey

                              Hargeysa:June,14,2015(SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Kux-xigeenkiisii Axmed Yuusuf Yaasiin oo muddo dheer qarfooyin siyaasadeed ku kala maqnaa, ayaa maalintii shalay markii ugu horraysay kulan gaar ah wada yeeshay. Sida uu waraysi gaar ah oo uu wargeyska Hubaal siiyey ku sheegay madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa uu kulankaasi ka dhacay…

                              Read More

                                Culimada Magaalada Hargeysa Oo Shaaciyey Inuu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhego Adaygay Qorsheyaal Lagu Raadinayo Xabaalo Lagu Aaso Dadka Geeriyoonaya

                                Hargeysa:14,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(aadan-siiro)oo kamid ah Culimada waaweyn ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo ka cago jiidayo  jawaab ka-bixinta Codsiyo la doonayey in lagu qaydo dhul xabaalo u noqda Magaalada Hargeysa ooh ore loogu diray. Sheekh oo shalay ka Hadlayey aas loo sameeyey Suldaan Xiis Barre oo kamid ahaa Madax-dhaqameedka Magaalada Hargeysa,…

                                Read More

                                  Hargaysa Xarun lagu dhaqo Digaaga oo la Furay iyo Qaabka loo xanaaneeyo DAAWO

                                  Hargaysa 14.June 2015 (SDN/QJ)- Xero lagu dhaqo digaaga ayaa laga furey magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland,goobtaasi oo lagu xanaaneeyo ,digaagan oo tiro ahaan lagu sheegay ku dhawaad lix kun oo digaag ah ayaa waxa hirgalinteeda lahaa rag ku takhasusay. Warbixin uu diyaariyay wariye Sidiiq M.Burmad oo ka tirsan idaacada Hirad oo Xarunteedu tahay Magaalada Hargaysa…

                                  Read More