“Haddii Arrintu sidaas kusii socoto waxanu u qaadanaynaa innaanu madaxweynuhu doorasho doonaynin guurtidana ay wax isla ogaayeen Xisbiyada qarankana la khiyaameeyey.” Jamaal Cali Xuseen

    Hargeysa:June,19,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa maalintii shalay dalka lagu soo dhaweeyey, waxana uu ka Hadlay Xaaladda haatan dalku ku jiro iyo sida looga Bixi karo. Aqoonyahan Jamaal oo soo dhaweyntiisa ay ka qaybgaleen Saraakiisha sare ee Xisbiga Ucid, Taageerayaasha Xisbiga, Xildhibaanno iyo Saaxiibo kale oo uu leeyahay, ayaa…

    Read More

      Madaxweyne Kenyata Oo Amar Ku Bixiyey In La Qaado Xayiraaddii Saarnayd Xawaaladaha Soomaalida

      Nairobi:June,19,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa  Khamiistii shalay ahayd ka codsaday Bangiga Dhexe ee Dalkiisa inuu sameeyo sharciyo la xidhiidha xawilaadda lacagta, kadibna la qaado xayiraadda saaran lacagaha xawaaladaha ee Soomaaliya. Bishii Abril 2015 ayaa Xukuumadda Kenya xannibtay dhammaan shirkadaha xawaaldaha ee Soomaalidu leedahay, iyadoo ku eedeysay shirkadahaas in Al-Shabaab ay isticmaalaan, kadib xasuuqii ka…

      Read More

        Dhawaaqa Dhuxul Wuxuu Ka Dhigan Yahay Marmarsiiyo Aan Meel Haysan!

        Axmed Saleebaan Dhuxul Jawaabta uu ka bixiyay maxaa Madaxweynaha Su’aalaha loogu diidaa? May Noqon mid u cuntanta bulshada baahida u qabta inay ogaato hawlaha Madaxweynahoogu u hayo. Waxaynu si cad uga wada dharagsanahay in Siilaanyo waaguu mucaaridkaa ahaa meel adag ka istaagi jiray Safarada Riyaale. Waxaanan ka xasuustaa weedho ay ka mid ahaayeen Madaxweyne Riyaale loogama fadhiyo…

        Read More

          Ismaciil Buubaa:“Waxaan Garawsaday In Dawlad Soomaaliyeed Aanay Iman Karin Haddii Aan La Aqbalin Somaliland oo Leh Awoodihii Dawladi Ay Lahaan Jirtay”DHEGEYSO/AKHRISO

          Dubai June 18,2015(SDN/QJ)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre [Buubaa] oo kamid ah siyaasiyiinta dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda balse aaminsan wixii laysku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday in hadda wixii ka dembeeya uu aaminsan yahay qaddiyada gooni isu taagga Somaliland, kadib markii ay waxba kama jiraan noqotay fikradii uu inta…

          Read More

            Waxaa soo gaadhay magaalada Ludvika ee dalka Sweden wafti ka socday Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale) ee deggen dalka ingiriiska

            Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Waxaa badhtamaha bishan June ee sannadka aynu ku jirno 2015 soo gaadhay magaalada Ludvika ee dalka Sweden wafti ka socday Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale) ee deggen dalka ingiriiska. Waftigaas…

            Read More

              Dugsiga Qudhacdheer Ee Magaalada Hargeysa Oo Lagu Qabtay Xafladda Xidhitaanka Sannad Dugisyeedka 2014/2015

              Dugsiga Hoose Dhexe ee Qudhacdheer oo ka mid ah dugsiyada dowladda ee ku yaala magalaada Hargeysa  ayaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay  u qabtay xidhitaanka sannad dugsiyeedka 2014/2015 Munsaasibad waxa ka soo qayb galay guddoonka waxbarashada gobalka maroodi jeex,maamulka iyo macaliimiinta, ardeyda wax ka barata dugisga, waalidiin iyo marti sharaf kale.  …

              Read More

                Wargeys Caan ah oo Iclaamiyay Dhagar uu Madaxweyne Xasan Sheekh u Maleegayo Somaliland iyo Asbaabta uu ka Faa’iidaysanayo

                Washington 18.June 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska aadka loo akhristo ee Indian Ocean newsletter ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee bishan soo baxay wuxuu qoray warbixin uu kaga hadlay dagaal wejiyo badan oo uu Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku soo qaadayo Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo. Wargeyska oo soo xiganaya ilo ka tirsan golaha wasiirada Somaliya, wuxuu sheegay…

                Read More

                  “Fadliga Iyo Waxyaabaha Ugaarka Ah Bisha Ramadaanka” Sh.Maxamed Cumar Dirir Xafidahullaah DAAWO

                  Hargeysa,18.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta inoo Bilaabantay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo Koobsatay Fadaa’il Tiro badan isla markaana uu Alle SWT ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan adoomihiisa Muslimiinta ah ee adeecay. Bishan Ramadaan ayaa Waxaa ku dhex jira Nimcooyin la inooga baahan yahay inaynu ku oogno Cibaado iyo alle ka cabsi. https://www.youtube.com/watch?v=mrbFoxH7oKk

                  Read More

                    Baarqabka Jabuuti Oo Dhakafaar Ku Riday Dawladaha Khaliijka Carabta Ee Dabku Ka Dhex Shidanyay Iyo Sida uu Giraanta Siyaasada u Wareejiyay

                    Hargeysa 18.June 2015 (SDN/QJ)- Khilaaf wejiyo badan oo mudooyinkanba ka dhex oognaa dalalka iskaashiga khaliijka iyo jamhuuriyadda jabuuti, ayaa haatan la tilmaamayaa inuu weji kale yeeshay, isla markaana uu saameeyay dalal badan oo mandaqadda iyo aduunkaba ah.  Falanqaynta mawduucan waxa warbixintan ka diyaariyay Muuse Jaambiir oo Ogaal ka tirsan. Khilaafka ka dhex qarxay Jabuuti iyo…

                    Read More

                      Siyaasi Kasoo Aayo Waayey Koonfurta Somalia Oo Kusoo Wajahan Somaliland Iyo Tanaasulkiisa Mabda’iisii Soomaaliweyn

                      Nairobi:June,18,2015(SDN/QJ)-Ismaaciil Horre Buubaa oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, balse muddo dheer Aaminsaa Mabda’a Somaliweyn, isla-markaana xilal kala duwan kasoo qabtay Dawladihii Soomaaliyeed, shaaciyey inuu haatan ka noqday wixii uu hore u  aaminsanaa. Siyaasi Ismaaciil Hurre oo u waramayay Telefishanka Horn Cable ayaa sheegay in uu dib ugu laaban doono Somaliland, isla-markaana ay labada dal…

                      Read More

                        Midowga Yurub oo Jabuuti ku mataaneeyay Xeer-ilaaliyeyaasha Guud ee Somaliland,Somalia,Punt land iyo Galmudug

                        Jabuuti 18.June 2015 (SDN/QJ)- Hawlgalka Rayidka ah ee Midawga Yurub u qaabilsan adkaynta ammaanka dhinaca biyaha badda ee dalalka Geeska Afrika iyo galbeedka badweynta Hindiya oo la yidhaah EUCAP Nestor, ayaa magaalada Jabuuti ugu qabtay shir socday muddo laba maalmood ah xeer-ilaaliyeyaasha Somaliland, Soomaaliya, Puntland iyo Galmudug. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta…

                        Read More

                        40-Sanno Ka Dib Golden State Worriors oo Hantidey Koobka (NBA Basketball 2015) Daawo Ciyaarta oo Dhameystiran By Jaahuur.

                        Cleveland-June-17-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Cleveland State ee cariga Mareykanka oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee NBA-da oo aay ku guuleysatey Golden State Worriors markii aay uga badisey 105-97 Cleveland. Haddaba Worriors oo koobkan aan idhaba saarin 40-sanno bal ila daawada ciyaarta farshaxan ee aay soo bandhigeen. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

                        Read More

                          Akhri Magacyada iyo Qabiillada ay Kasoo Jeedaan Wasiirrada Cusub Ee Uu Soo Dhisay Madaxweyne Gaas

                          Garowe:June,17,2016(SDN/QJ)-kadib  toddobadyo  uu muran iyo is qabqabsi badani ka taagnaa isku shaandhayn la rabey in lagu sameeyo Golaha Wasiirrada Maamul-goboleedka Puntland, ayaa aakhirkii arrintaas  xalay lasoo gebogebeeyey, waxana madaxweyne Gaas iyo ku-xigeenkiisu isku raaceen inay xukuumad cusub ku dhawaaqaan. Isku shaandhayntan, ayaa sida muuqata taabatay ama saamaysay ugu yaraan 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah…

                          Read More

                            Tacsi ku socota Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim

                            Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim oo Xalay 16/06/15 ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Maantana lagu Aasay Xabaalaha Naaso-Hablood. Marxuumka oo ahaa Suldaanka Guud ee Beesha Muuse Cabdalla ee Beel Weynta Siciicd Garxajis.  Adoon Illaahay Ku Sifoobay Khay/ Camal Saallaxa ayuu Ahaa.   Waxan Tacsidan…

                            Read More

                              “Sida loogu guulaysan karo Wada-hadallada Soomaaliya iyo loolanka Aqoonsi-raadinta waxa weeyi…” Prof Samatar DAAWO

                              Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sharraxaad ka bixiyey muhiimadda ay Somaliland u leedahay fahamka Aqoonta guud ee Cilaaqaadka Caalamiga ah, taas oo uu tilmaamay shuruudda kaliya ee hortaagan guulo ay Somaliland ka gaadho loollanka aqoonsi-raadinta beesha Caalamka. Prof Axmed Ismaaciil oo khudbad ku saabsan Cilaaqaadka Caalamiga ah (International Relations) u jeedinaya…

                              Read More

                                Taliye Fadal oo ka warbixiyey hawlgal ciidanka boolisku ku qabteen rag hubaysan oo rasaas adeegsaday iyo gaadiid ay wateen DAAWO

                                Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeyo Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa caddeeyey inay gacanta ku dhigeen koox hubaysan oo rasaas kala hortagay booliska, iyadoo falkaasina ka dhacay degaanka Masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa maanta. Taliye Fadal oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa gelinkii dambe ee shalay waxa uu sheegay inay Ciidanka…

                                Read More

                                  Madaarki Berbera Oo Xidhan Shacbiga Oo ka Qaylinay Iyo Fashilka Wasiirka Duulista Warbixin DAAWO

                                  Berbera 17.June 2015 (SDN/QJ)-Garoonkii Diyaradaha Ee Magalada Berbera oo Wasaarada Duulista Hawadu ku doodo Inay Ku Baxday Habayntiisa Malaayiinta Doolar Ayaa Mudooyinkan dabe Waxa uu Hoy U Noqday Xayawaanka Duurjoogta ah Halka Gegooyinka Kale Ee Diyaradaha Ee Gobolada kalena Ay Noqdeen Garoomo Ay Kubada Ku Ciyaraan Caruurtu. https://www.youtube.com/watch?v=r9ULIMUNX64

                                  Read More

                                    Kawaanka Gawraca Xoolaha ee Hargaysa oo Cayayaan ku dhashay kadib Hawl- gal nadaafadeed laga fuliyay DAAWO

                                    Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)-Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole nadaafadeed ka fulisay kowaanka lagu gowraco Xoolaha ee magaalada Hargeysa oo cayayaan ku dhashay. Ololaha nadaafadeed oo noqonaya kii ugu ballaadhnaa ee dowladda Hoose ka fuliso Kawaanka Xoolaha Hargeysa, waxa dowladda Hoose ka sokow ka qayb-qaatay Ururka Iskaashatada Hilibka ee Nadafo iyo maamulka shirkadda Maandeeq oo…

                                    Read More