Telefishanka CNN oo Warbixin uu ka Diyaariyay Somaliland Ku daray Madaarka Cigaal Gegooyinka Heerka Caalamiga ah gaadhay
Washington 14.June 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda caalamiga ah ee ugu afka dheer wakaaladaha wararka ee CNN ee fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa warbixin xiiso leh ka qortay horumarka uu Madaarka caasimadda Hargeysa ku tallaabsaday waqtigan kaasi oo horseeday in uu dhawr iyo toban caasimadood oo qaaradda Afrika ku yaalla kula tartamo dhinaca duulimaadyada. Warbixintan oo…
