Bulshada Buuralayda Siimoodi Oo Qaylo-dhaaan kasoo saartay Shirkad Macdan qodis Ku Hawllan iyo Wasiirkii Shaqadaas Lahaa Oo Iska Diiday Inuu Shacabka Jawaab Siiyo

    Hargeysa:June,06,2015(SDN/QJ)-Waxgaradka iyo Cuqaasha shacabka ku dhaqan deegaanka Siimoodi ee Gobolka Awdal, ayaa si weyn cabasho uga muujiyey shirkad dalka Chine laga leeyahay oo Halkaas muddoba ka wadday Hawlo macdan-qodiseed. Muranka ka taagan Arrinta Macdan-qodista shirkaddaasi ku hawllan tahay, ayaa gaadhay heer dad badan oo deegaankaas ahi jeelasha u galaan diidmo ay arrintaas kala hortageen, waxana…

    Read More

      Shirkii Golaha Wasiirrada ee Shalay Oo Lagu Gorfeeyey Mucaaridadda uu Guddoomiye Saleebaan Kala Horyimi Heshiiskii Dhawaan La Gaadhay iyo Nuxurka Xalal Dhawr ah Oo Lasoo Jeediyey

      Hargeysa:June,05,2015(SDN/QJ)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maalintii shalay, ayaa si weyn loogu lafo guray arrimo u badan xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan galay iyo waliba Muranka Guurtidu ka keentay Hannaankii xukuumaddu u turxaan saartay Khilaafkii ka dhashay Muddo-kordhinta. Sida Ilo Xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Hubaal, waxa Shirkaas Golaha Wasiirrada oo uu Shirguddoominayey Madaxweyne Siilaanyo lagaga Hadlay …

      Read More

        Gurmad: 2016 Political Agenda for Somalia

        Somalia is, once again, at a major crossroads. The country faces an August, 2016 deadline to reconfigure its political institutions. Despite modest progress in the past three years, the nation’s constitutional offices and key governmental institutions either do not exist or do not function properly. The need of the Somali citizen for basic governmental services…

        Read More

          “Anigu Da’dii xisbi furan lahayd ma joogo, haddii qaranku garto in xilka la iga qaadana waa iga qaadi karaa,”Guddoomiye Saleebaan.

          Hargeysa:June,04,2015(SDN/QJ) -Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soamliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horraysay Jawaab adag ka bixiyey  hadallo uu dhawaan Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland ku dhaliilay, kuwaas oo salka ku hayye doorka Hoggaamineed ee Guddoomiye Saleebaan. Guddoomiye Saleebaa oo shalay arrintan jawaab ka bixinayey, ayaa sheegay in talada uu hayo laga qadi karo markasta oo…

          Read More

            Dawlad Goboleedka Punt land oo Loogu Baaqay inay Xoriyadiisa dib ugu Celiso Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid DAAWO

            Minnesota 03.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Bilihii u danbeeyay Xabsi ku yaala Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Punt land ku Xidhan Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid. Abwaanka ayaa u xidhan Gabay uu dareenkiisa ku cabirayay Waxayna Wararku Sheegayaan in Xaaladiisa Caafimaad ee abwaankan ay tahay mid liidata. ( Aqoonyahan Jamal Hassan ) iyo Xubno kale oo Shir jaraa’id…

            Read More

              “Saleebaan Waa siyaasi oo cid buu ka aargoosanayaa oo madaxweynuhuu ka Aargoosanayaa. raggaas ku xeeranina waa intii Hunguriga uun u ag joogtay ee aan wax kale oo dan ah….” Muj. Cali Gurey

              Hargeysa:June,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa ka hadlay Cago-jiidka ka muuqda Hirgelinta Heshiiskii dhawaan Axsaabta qaranka iyo xukuumaddu ku heshiiyeen iyo muranka ka taagan Dhawaaqa Guddoomiyaha Guurtidu ku daadafeeyey Go’aankaas. Cali-gurey oo saxaafadda Xafiiska Xisbiga Ucid kula Hadlay, ayaa sheegay inay xisbi ahaan dhaliyeen Tallaabada Axsaabta qaranku  heshiiska…

              Read More

                Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Baydhabo Oo Toogasho Lagu Dilay iyo Warar Kasoo Baxaya Xaaladda Ciddii Dilkiisa Ka Dambaysay

                Baydhobo:June,03,2015 (SDN/QJ) –Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Degmada Baydhabo Kornayn Cali Salaad, ayaa  shalay Galabtii lagu toogtay isla-magaalada Baydhabo, waxana dilkiisa ka dambeeyey nin Hubaysanaa oo sida la sheegay isna isla goobtaas lagu toogtay. Taliye-ku-xigeenka ayaa la sheegayaa inuu markaas Gurigiisa kusii socday, waxana qofkii dilkiisa geystay si fududu u toogtay ciidamo halkaas ka dhawaa oo rasaasta…

                Read More

                  Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

                  Hargaysa 03.June 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                  Read More

                    “Waa Xusuus-Qorkii Abid Ugu Horreeyey Ee Maxbuus Qoro Isaga Oo Weli Xidhan Xabsiga adag ee Guantanamo”

                    Washington 03.June 2015 (SDN/QJ)- Xusuusaha Guantanamo waa xusuus qor shakhsi ah oo haddii aad akhrido, mar kaa oohinaya, ilbidhiqisi kalana kaa qoslinaya, qoraagu waxaa ka muuqata kaftan-aqoonnimo iyo awoodda uu u leeyahay ka fiirsiga iyo dhadhaminta dhacdooyinka, waa ruux laab furan xitaa marka uu ku jiro duruufaha adag iyo daqiiqadaha ugu daran ee la dullaynayo….

                    Read More

                      Labaatan Oday oo Xukuumadu u Xidhay laba Kaclaynta Khilaafka Buurta Siimoodi ee Gobolka Awdal Iyo Bogcada la isku haysto DAAWO

                      Boorama 03.June 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay dad ka badan 20 qof oo ah waxgaradka iyo dadweynaha degaanka Baki ee gobolka Awdal Dadkan ayaa cabasho ka muujiyay hawlo macdan qodis ah oo shirkad Shiinaha laga leeyahay ka wado Buuraha Simodi. Maxamed Axmed Cali, duqa degmada Baki, ayaa BBC-da u sheegay in dadkaasi loo…

                      Read More

                        “Baashe Boqol dollar muu Bixin  Markii uu Golahan imanayay anigana Baroon baan ku Imid” Xildhibaan C.qaadir Jaamac DAAWO

                        Hargaysa 03 June, ,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo katirsan Golaha Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Bariga Gobolka Sanaag, ayaa si adag uga Hadlay faquuuq iyo takoorid ay kula kaceen Shirguddoonka Golaha Wakiilladu, kaas oo salka ku haya Safarro uu sheegay inuu xaq u lahaa oo Xildhibaanno kale  la geliyey.

                        Read More

                          Xulka Somaliland yuu la Ciyaarayaa Rubuc Dhamaadka African Nations Cup UK Iyo Jadwalka Oo Dhamaystiran

                          London 03 June, ,2015(SDN/QJ)- Kooxdii haysatay koobkii u dambeeyey ee Sierra Leone iyo qaranka Saddexda jeer ku guuleystay tartankan ee Nigeria both ayaa labadoodaba lagu reebay heerka Group-yada sanadkan, tartanka African Nations Cup UK. Xulka markii ugu horreysay ka soo qayb gallay tartankan ee Somaliland ayaa wacdaro ka dhigay oo afar ciyaarood oo ay yeesheen…

                          Read More

                            DARAASADA CUSUB: SHAQSIYADA QOFKA IYO BAAHINTA FACEBOOKGA

                            Daraasada cusub oo  Jaamacad Brunel London (Brunel University London) qaybteeda Cilmi Nafsiga samaysay,  ayaa waxaa lagu ogaaday in waxyaabo badan oo ay hore u ogeyn, iyo dadka istimaala barta bulshada ee facebook sida ay dabeecadooda iyo nafsiyan tahay hadaba waxaa daraasada laga qaadaya dad gaadhaya 555 oo qof kuwaas oo istimaal faysabuuga(Facebook),kuwaas oo maalintii kusoo…

                            Read More

                              Sida Somaliland uga Badisay Nigeria ,Kenya iyo Ruwanda DAAWO

                              London 02.June 2015 (SDN/QJ)- tartanka koobka african nation Cup oo sanad walba l;agu qabto Dalka Britain ayaa markii ugu horaysay waxaa ka qayb gashay Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo afartii  ciyaarood ee ay ciyaareen sadex ka mid ah  ka mid ah ka badiyey Dalalka Ruwanda, Nigeria iyo Kenya, sidoo kalena khasaaray ciyaarta afraad oo ay la yeesheen…

                              Read More

                                “Guddoomiye Cirro Ayaa Inaadeerkii Bukhaari Booskaygii Geliyey, Markii Aan Sababta Weydiiyeyna Waxa La Iigu Jawaabay Adigu Daarood Baad Tahay.”Xildhibaan Cabdiwaadir Xaamud.

                                Hargaysa:June,02,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo katirsan Golaha Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Bariga Gobolka Sanaag, ayaa si adag uga Hadlay faquuuq iyo takoorid ay kula kaceen Shirguddoonka Golaha Wakiilladu, kaas oo salka ku haya Safarro uu sheegay inuu xaq u lahaa oo Xildhibaanno kale  la geliyey. Mudanahan oo Maanta saxaafadda Kula Hadlay Xarunta Golaha Wakiillada,…

                                Read More

                                  Magaca Wiilkii Ugu Horreeyey Ee Soomaaliyeed Oo Isku Qarxiya Dalka Ciraaq Oo La Shaaciyey

                                  Baghdad:June,02,2015(SDN/QJ)-Muwaadin soomaaiyeed oo kamid ahaa Mintidiinta Daacish oo ka dagaalama Waddanka Ciraaq, ayaa ay warbaahinta dalkaasi shaaciyeen inuu isku qarxiyey Saldhig Boolis oo ku Yaalla Waddanka Ciraaq. Wargeysyada dalkaasi Ciraaq oo xiganaysa Saraakiisha Amaanka ayaa qoray in Muwaadinkaasi Soomaaliyeed mudooyinkaani dambe uu kamid ahaa dhalinyarada loo diyaarinaayay Ismiidaaminta oo tababaro loogu soo xidhay Duleedka Magaalada…

                                  Read More

                                    Faadumo Siciid:Halyeeyad Qaran

                                    Ninkii Dhayal U Haystow Ragg Baa Dhiiga Kuu Huray!!!! Marka hore waxaan salaanta islaamka ku salaamayaa dhamaan warbaahinta somaliland. Marka xigta waxaan amaan aan la soo koobi karin Hooyo Marwo Faadumo Siciid, oo runtii ah halyeyad qaran oo dhaba. Waligay intaan garaadsaday maan arag qof sida ay tahay uga sheekeeya qiso qiiradan oo kale xambaarsan…

                                    Read More

                                      Xusuusihii iyo Mahadhooyinkii Maxamed Mooge Liibaan

                                      Waxa uu ahaa macallin, heesaa, laxamayste, halgamaa, waxaana  uu ku dhashay magalaada Hargeysa kuna barbaaray yaraantiisii, halkaas oo uu waxbarashadiisii ka bilaabay, ka hor intii aanu hantiyin dhagaha dadweynaha Soomaaliyeed waxa uu ahaa macallin ka tirsan wasaarada waxbarashada jamhuuriyadii Soomaaliya, wuxuu hoobal soo shaac baxay noqday sanadihii todobaataneeyadii, waxa tasliskii Soomaaliya ka dhisnaan jiray shaqadii ka fadhiisiyeen sanadkii…

                                      Read More