Go’aamo laga Gaadhay Shirkii Beelaha Buuhoodle Iyo Qurulugud Ee ka Socday Deegaanka Coodanle.

    Buuhoodle 08.June 2015 (SDN/QJ)- Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud oo labadii todobaad ee u dambeeyay shir nabadeed uga socday degaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle, ayaa ka heshiiyay colaadihii sanadihii u dambeeyay u dhexeeyay labada bulsho. Shirka oo Maanta la soo gabogabeeyay ayaa lagu baahiyay heshiis ku salaysan murankii dhulka iyo dilalkii dagaalada labada bulsho dhex maray…

    Read More

      Weedhihii laga Jeediyay Munaasibad uu Xilka kula Wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare DAAWO

      Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Cusub ee maxkamada saree e S/land  Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa xilkii si rasmi ah ugala wareegay Gudoomiyihii hore Yuusuf Ismaaciil Cali. Munaasabada xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta maxkamada sare waxaa ka soo qayb galay Madaxweynae ku xigeenkii hore ee JSL Md cabdiraxmaan Aw Cali, ahna gudoomiyaha Akademiga nabadda…

      Read More

        “Saleebaan Gaal dalkan u tudhimaayo hadii uu wixii xisbiyada iyo Xukumada diido,Waxaanu Madaxweynaha ka Sugaynaa inta ka horaysa 26 June inuu dhaqan Geliyo Heshiiskii Axsaabta iyo Dawlada ” Cali Guray DAAWO

        Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad  ee Xisbiga UCID  Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ,ayaa siadag u sheegay in Saleebaan-gaal qeyb weyn ku lahaa qalaasihii iyo dhibaatooyinka dalka kazoo dhacay xiliyaddii dagaaladda Sokeeye.waxa uu sheegay in Gudoomiye Saleebaan ka mid ahaa hogaamiyaashii ka dhex hurin-jiray colaadaha iyo dagaaladda Sokeeye beelaha walaaha ah ee wadda…

        Read More

          “Dawladdii Rayaale way ka dulqaad badnayd tan Siilaanyo oo qof wal oo hadlaba afka kagamay soo boodayn. Qabyaaladduna xadkan ay imika taladii ay salka u tahay in qabiil lagu qaado way ka yara asturnayd.”Cali-sanyare

          Hargeysa:June,08,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, Cali Maxamed Ibraahim(cali-sanyare) ayaa si weyn uga Hadlay Xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu tilmaamay in hoos u dhac badani ka jiro Gebi ahaanba somaliland. Cali-Sar  oo la Hadlay Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee Telefishanka Universal, ayaa si weyn isu barbar dhigay Xukuumaddii uu isagu katirsanaan jirey…

          Read More

            Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

            Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)– Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

            Read More

              Mudo xileedkii xukuumada waxaa u hadhay 19 maalmood ee Sidee la isu waafajin karaa Dastuurka, shuruucda dalka iyo dhaxalkii iyo dhaqankii awoowyaasheen

              Waxaa tuhun badani ku jiraa in aaney Xukuumada Siilaanyo ee mayalka adagi si fudud kursiga uga ruqaansaneyn sidaa daraadeed waxaa Xisbiyada Mucaaridka ah looga fadhiyaa maadaama ay xukuumada u-hadhey mudo kooban oo 20 maalmood ah in ay ka waantoobaan kala baydh-baydhka, faaleynta iyo falanqeynta dul-ka xaadiska ah ee aan dhu-dhunka iyo dhumucda lahayn ee waxaa…

              Read More

                Calanka Kooxda Daacish Oo Lagu Arkay Goobo Ku Yaalla Somalia

                Galgala:June07,2015(SDN/QJ)-Deegaano ku yaalla Buulayda Galgala ee Gobolka Bari, kuna dhararan Buuraha Golis, ayaa lagu arkay Calanka Kooxda Daacish oo ka Bababanaya, iyadoo goobahaasna lagu ogaa Kooxaha Al-shabaab. Al-shabaabta  halkaas lagu ogaa ayaa la sheegayaa inay si rasmi ah ugu biireen Ururka Daacish, waxana ay dadka Deegaanka ugu baaqeen inay jihaadka ka qayb qaataan oo usoo…

                Read More

                Barcelona Ayaa Hantidey (Champion League) Markii 3-1 Ku Muusannawsiisey Juventus(DAAWO) By Jaahuur.

                Berlin-June-07-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna Horyaalka Yurub (Champion League) oo foodda isdareen Barcelona iyo Juventus. Haddaba ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka soo qeybgaley dadweyne caga-cageynaya 60,000 kun,bal daawasho wacan goolassha la iskugu awood yeeshey. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

                Read More

                  Barnaamijka Amuuraha Waxbarashada Iyo Soo Jeedintii Weriye Khaalid Ismaaciil Foodhaadhi (DHAGAYSO)

                  Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Barnaamijka Waxbarashada ee Shabakada Qurbejoog.com Waxaan idiinku soo tebin doonaa Horumarka kala duwan ee Waxbarashada Somaliland ay ku taalaabsatay Waxyaabaha dib u dhaca ku ah Iyo amuur kasta oo Saamayn taban iyo Mid toganba ku leh geedi socodka Waxbarashada,Waxaana Halkan idiinka Soo Jeedin doona iskuna Soo duba riday Weriye Khaalid Ismaaciil…

                  Read More

                    Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Gilgishay Anshax Marinta Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

                    Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)-Mudane Axmed Muuse Obsiiye oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ee Guddoomiye Saleebaan Maxamud Aadan uu dalbaday in la anshax mariyo maadama ay ka soo hor jeesteen Go’aankii Golahoodu uu Mudo kordhinta ugu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada. . Gudoomiyaha ayaa Mudanayaashan ku eedeeyay inay ka hor yimaadeen go’aankii Guurtida…

                    Read More

                      Xogwaran Lala Yeeshay Oradyahanka Caanka ah ee Mo Faarax Oo Su’aalo Badan La Waydiyay Iyo Jawaabaha uu ka Bixiyay DAAWO

                      London 07.June 2015 (SDN/QJ)- Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax “Mo Faarax” oo u dhashay Somaliland balse qaatay dhalashada Ingiriiska ayaa Xog waran uu Bixiyay waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku taxaluqa Noloshiisa Caruurnimo iyo tan Orodyahan . Xogwarankan oo uu Mo Faarax siiyay Telefishanka HCTV ayaa isagoo dhamaystiran waxa uu u dhacay…

                      Read More

                        Telefishanka Channel4 oo Warbixin dhiilo Sid ah Ka Diyaariyay Aafada Tahriibka Dhalinyarada Somaliland DAAWO

                        Hargeisa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Talefishanka Channel 4 ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay aafada tahriibka ee idlaysay dayarta Somaliland. Tahriibkan ayaa loo arkaa Ganacsi Cusub oo Sanooyinkii u danbeeyay Suuq Fiican ka helay Degsiimooyinka ay degaan Dhallinyarada Somalida iyadoo qaar badani ay naftooda ku waayaan iyagoon ka midho dhalin riyada naxdintu ku lamaan tahay ee…

                        Read More

                          Madaxweynayaasha Ugu Mushaharka badan Qaaradda Afrika iyo Soomaaliya iyo Kenya oo Kaalmaha hore ka jira Iyo Warbixin laga soo saaray

                          London, 07June, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa la sheegay inuu yahay madaxweynaha ugu musharaka badan qaaradda Afrika, isla markaana sannadkii uu helo lacag gaadhaysa milyan shan boqol mushahar ahaan.   Sida lagu baahiyey wargeyska AfricaAnswers oo warbixin ka diyaarisay labaatanka madaxweyne ee Qaarada Afrika ugu mushaharka badan, ayaa lagu sheegay in Madaxweynayaasha…

                          Read More

                          Xiddigadda Caanka Ku Ah Teenista Serena Williams oo Ku Guuleysatey(Franch Open Grand Slam 2015)DAAWO By Jaahuur.

                          Paris-June-6-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaarha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo cariga Fransiiska oo lagu kala hayaamey koobka Grand Slam Franch Open. Haddaba Laacibaddan faraha lagaga gubtey ayaa ilaa iyo hadda aan la loowdin Karin waana koobkii 20-aad ee Grand Slam aay ku guuleysatey daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ.  

                          Read More

                            Berbera iyo BBCda Mahmoud Barreh UK

                            Waxaa Taariikhdu markay ahayd  ( 4 June 2015) lagu qoray mareegta (website) BBCda qaybta Ingiriisiga war laga soo diyaariyey magaala xeebeedka Berbera iyo dekaddeeda. Waxay BBCDu soo bandhigtay magaalada iyo dekadda inta ugu foosha xumayd, kamana turjumayn horumarka balaadhan ee magaaladu gaadhay. Wuxuu ninka qoray warka oo suurado u badnaa oo la yidhaahdo ‘James Jeffrey’…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo U Socdaalay Dalka Isu taga Imaaraadka + Sawiro+ DAAWO

                              Hargaysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah. Safarkan madaxweyanaha oo qaadan doona dhawr maalmood waxa uu madaxweynuhu saxaafada xog ka siiyey ujeedada socdaalka isaga oo madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan inta ay…

                              Read More

                                Guurtida Somaliland oo Fasax dheer Gashay iyo Gudoomiye Saleebaan oo ku adkaystay Mawqifkoodii Korodhsiimaha

                                Hargaysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gollaha Guurtida ee Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan (Saleeban Gaal) ayaa Mar labbad Xildhibaanada Golaha Guurtida u sheegay in Go’aankii ay mudada ugu kordhiyeen Xukumada uu yahay Mid Sharci ah oo aan ka Noqosho lahayn, Waxa kale oo uu ka Hadlay Xaalinta Colaado ka jirra Taleex iyo Buhoodle waxaanu sheegay in…

                                Read More

                                  Wasiir Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Katirsanaan Jirey Oo Isbarbardhigay Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray

                                  Hargeysa:June,06,2015(SDN/QJ)-Iyadoo lagu jiro xaalad siyaasadeed oo aan deggenayn, ayuu Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Carraale (Duur), waxa isbarbardhigay  madaxweyneyaashii somaliland soo maray, gaar ahaan saddexdii ugu dambeeyey oo uu intooda badan lasoo shaqeeyey. Md. Duur oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal…

                                  Read More